Home » Archives by category » Raid

Rasmi: Baaghi 2 Oo Tv-yada Blockbuster Weyn Ka Noqday Tiger Qoysaska Ayuu Soo Jiitay!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Baaghi 2 waa mashruuc dagaal ah oo uu hogaamiye ka aha Tiger Shroff waxuuna noqday Blockbuster ganacsiga uu Box-office-ka sameeyay aawged markii tiyaatarada la saaray. Baaghi 2 wuxuu noqday filmka labaad ee sanadkaan loogu jecelyahay Tv-yada isagoo qoysas badan soo jiitay kaliya waxaa ka dheer filmka Golmaal Again ee sanadkii…

Top 15 Opening Day 2018: Dhadak oo kaalinta 8-aad ka galay filimada sanadkan ugu bilaabshada wanaagsan

Top 15 Opening Day 2018: Dhadak oo kaalinta 8-aad ka galay filimada sanadkan ugu bilaabshada wanaagsan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa cajiib ah Janhvi Kapoor iyo Ishaan Khattar filimkooda Dhadak oo ay fanka kusoo galeen inuu kaalinta 8-aad ka galay filimada ugu bilaabashada wanaagsan 2018. Dhadak maalinta kowaad wuxuu keenay 8.50 Crore (Trade Figure) wuxuuna ka lacag badiyay filimada waa weyn ee sanadkan la daawaday sida Raazi, Parmanu, October iyo kuwo kale.…

Maqaal 2018 sanad Bollywood-ka macaash guranayaan: 5-bilood, 10-guul iyo 1000 Crore

Maqaal 2018 sanad Bollywood-ka macaash guranayaan: 5-bilood, 10-guul iyo 1000 Crore

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Inaba caadi ma ahan 2018 waa sanad Bollywood-ka macaash waali ah guranayaan waana sanad marnaba aysan fanka Hindiya hilmaami doonin waxaana dib u bilaawday xiligii barwaaqada ee fanka Hindiya caan ku ahaayeen inta aan qarnigaan 21-aad lasoo galin. Haddaba 2018 waa sanad cajiib badan madaama 5-bilood gudaheeda Bollywood-ka heleen 10-filim…

Sadaashii filimka Raid Iyo Saaxiibada Saxeen Ama Ku Guuleesteen Aan Isla Ogaano

Sadaashii filimka Raid Iyo Saaxiibada Saxeen Ama Ku Guuleesteen Aan Isla Ogaano

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Superstar Ajay Devgn filimkiisa Raid waxaa tiyaatarada la saaray 16-kii Maarso 2018, haatana filimkan gabi ahaanba tiyaatarada wuu isaga dagay. Raid ganacsiga uu sameeyay maalintiisa kowaad, sedexda maalmood ee ugu horeyso, todobaadkiisa kowaad iyo cimri ahaantiisa hoos kaga bogo sida shabakada BOI aan kasoo xiganay: Maalinta kowaad – 9.45 Crore…

Business Update: Ajay filimkiisa Raid iyo ganacsigiisa halka uu maraayo mudo 47-maalmood ah

Business Update: Ajay filimkiisa Raid iyo ganacsigiisa halka uu maraayo mudo 47-maalmood ah

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Superstar Ajay Devgn filimkiisa Raid ayaa weli tiyaatarada saaran waxayna shabakada Boxoffice India soo daabacday filimkaan mudo 47-maalmood ah ganacsiga uu gudaha Hindiya ka sameeyay. Raid ayaa tiyaatarada la saaray 16 Maarso 2018 haatana ganacsigiisa guud wuxuu sare u yara dhaafay 98 Crore (Trade Figure) waa lacagta ay BOI baahineyso. Raid ganacsigiisa…

10-ka filim ee lacagaha ugu badan soo xareeyeen isku darka gudaha Hindiya iyo daafaha caalamka sanadkaan oo lasoo bandhigay

10-ka filim ee lacagaha ugu badan soo xareeyeen isku darka gudaha Hindiya iyo daafaha caalamka sanadkaan oo lasoo bandhigay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Shabakada Boxoffice India ayaa si rasmi ah usoo bandhigtay 10-ka filim ee lacagaha ugu badan soo xareeyeen isku darka gudaha Hindiya daafaha caalamka. Filimka Padmaavat ayaa lacagaha ugu badan sanadkaan 2018 soo xareeyay wuxuuna keenay 545 crore isku darka gudaha Hindiya iyo daafaha caalamka (Worldwide Gross). Taariikh ahaan Padmaavat kaalinta 7-aad ayuu…

Business Update: Filimada Raid, Hichki iyo Blackmail halka uu ganacsigooda maraayo

Business Update: Filimada Raid, Hichki iyo Blackmail halka uu ganacsigooda maraayo

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Superstar Ajay Devgn filimkiisa Raid ayaa weli ganacsi sameenayo wuxuuna keenay 75 Lakh todobaadkiisa shanaad waxaana muuqato in 1 Crore uu keeni doono todobaadkiisa shanaad. Sida muuqato Raid ganacsigiisa wuxuu ku istaagi doonaa 97.50 Crore (Trade Figure) sida shabakada BOI sadaalineyso waana filim HIT ah. Fadlan hoos ka eeg Raid iyo ganacsiga uu sameeyay…

Rasmi: Raid todobaadkiisa afaraad ganacigiisa iyo Hichki todobaadkiisa sedexaad ganacsiga uu sameeyay

Rasmi: Raid todobaadkiisa afaraad ganacigiisa iyo Hichki todobaadkiisa sedexaad ganacsiga uu sameeyay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Superstar Ajay Devgn filimkiisa Raid ayaa keenay 2.75 crore todobaadkiisa afaraad taasi oo ka dhigan in ganacsigiisa uu haatan maraayo 96.50 Crore (Trade Figure) sida shabakada BOI soo daabacday. Raid waa filim HIT ah balse 100 Crore ma gaari doono wuu ka gaabin doonaa wuxuuna ganacsigiisa gabo gabada ku dhow ku darsan karaa 1…

Rasmi: Ajay filimkiisa Raid iyo ganacsigiisa halka uu maraayo

Rasmi: Ajay filimkiisa Raid iyo ganacsigiisa halka uu maraayo

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Superstar Ajay Devgn filimkiia Raid ayaa keenay 1.75 Crore (Trade Figure) todobaadkiisa afaraad afarta maalmood ee ugu horeyso haatana ganacsigiisa wadarta guud wuxuu marayaa 95.50 Crore (Trade Figure). Raid ganacsi ahaan wuu ka gaabin doonaa 100 Crore inuu gaaro wuxuuna cimiri ahaantiisa ku istaagi doonaa 97 Crore ilaa 97.50 Crore ganacsi u dhaxeeyo…

Ajay Devgn filimkiisa Raid mudo 22-maalmood ganacsiga uu sameeyay iyo dood ka dhalatay lacagihiisa

Ajay Devgn filimkiisa Raid mudo 22-maalmood ganacsiga uu sameeyay iyo dood ka dhalatay lacagihiisa

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Superstar Ajay Devgn filimkiisa Raid ayaa Jimcadiisa afaraad hoos u dhac muuqdo sameeyay asigoo keenay 30 Lakh (Trade Figure). Filimka Raid wuxuu mudo 22-maalmood ah Boxoffice-ka kasoo xareeyay 94 Crore (Trade Figure) sida shabakada BOI soo daabacday waana filim HIT ah. Raid waa mashruuc faa’iido wacan laga helay madaama 45 Crore saami ah kooxda cajaladaha…

Page 1 of 7123Next ›Last »