Home » Archives by category » Raid (Page 2)

Maqaal: Raid waa filimka 23-aad ee Ajay Hit u noqdo iyo filimkiisa 37-aad ee u guuleesto

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Powerfull Actor Ajay Devgn filimka Raid oo aan xayeysiin loo sameynin sidoo kalena fariin ganacsi xambaarsaneyn ayuu ka dhigay HIT dhameestiran. Ajay Devgn hadda wuxuu isku xijiyay labo filim oo HIT ah waana Golmaal Again (Blockbuster) iyo Raid (HIT) mudo 5-bilood gudaheeda. Raid waa filimka 23-aad ee Ajay Devgn HIT…

Hambalyo Ajay Devgn madaama filimkiisa Raid uu HIT dhameestiran noqday

Hambalyo Ajay Devgn madaama filimkiisa Raid uu HIT dhameestiran noqday

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Shabakada Boxoffice India ayaa xaqiijisay in Super Star Ajay Devgn filimkiisa ugu dambeeyay Raid uu HIT dhameestiran noqday madaama ganacsigiisa mudo sedex todobaad ah uu si wacan isku celiyay. Raid ayaa todobaadkiisa sedexaad keenay 8.75 Crore (Trade Figure) wuxuuna sameeyay 65% hoos u dhac ah madaama filimka Baaghi 2 uu inta badan…

Business Update: filimka Hichki iyo Raid ganacsiga ay sameeyeen maalintii shalay ahayd (Sabti)

Business Update: filimka Hichki iyo Raid ganacsiga ay sameeyeen maalintii shalay ahayd (Sabti)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Rani filimkeeda Hichki ayaa ganacsi wacan sameeyay sabtigiisa labaad wuxuuna keenay 2.60 Crore taasi oo ka dhigan wadarta guud inuu soo xareeyay 31 Crore (Trade Figure) sida shabakada BOI soo daabacday. Filimka Hichki ganacsigiisa waxay u badan tahay inuu 40 Crore gaari doono sidoo kalena dhaafi doono Rani filimkeedii ugu dambeeyay Mardaani kaasi oo…

Rasmi: Ajay Devgn filimkiisa Raid oo Jimcadiisa sedexaad si wacan isku celiyay 100 Crore wuu gaari karaa

Rasmi: Ajay Devgn filimkiisa Raid oo Jimcadiisa sedexaad si wacan isku celiyay 100 Crore wuu gaari karaa

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Superstar Ajay Devgn filimkiisa Raid ayaa heesto daawadayaal ku filan wuxuuna keenay 1.75 Crore (Trade Figure) Jimcadiisa sedexaad. Raid ayaa ganacsi wacan sameeyay shalay ayadoo Hindiya oo dhan uu qabsaday filimka Baaghi 2 waxaana muuqato in mashruucaan maal maha sabtiga iyo axada si adag u gadmi doono sidii looga bartay haddi shalay…

Rasmi: Ajay Devgn filimkiisa Raid oo si wacan isku celiyay todobaadkiisa labaad fursadiisa Hit ahaan ma xumo

Rasmi: Ajay Devgn filimkiisa Raid oo si wacan isku celiyay todobaadkiisa labaad fursadiisa Hit ahaan ma xumo

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Superstar Ajay Devgn filimkiisa Raid ayaa ganacsi wacan sameeyay todobaadkiisa labaad asigoo keenay 25.75 Crore (Trade Figure) wuxuuna sameeyay 57% hoos u dhac ah sida shabakada BOI soo daabacday. Raid mudo labo todobaad ah ganacsigiisa wadarta guud wuxuu marayaa 8.60 Crore (Trade Figure) wuxuuna haatan fursad wacan u heestaa sidii uu HIT dhameestiran ku noqon lahaa…

Rasmi: Ajay Devgn filimkiisa Raid iyo ganacsiga uu sameeyay Talaadadiisa labaad

Rasmi: Ajay Devgn filimkiisa Raid iyo ganacsiga uu sameeyay Talaadadiisa labaad

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Superstar Ajay Devgn filimkiisa Raid ayaa diidan inuu wax hoos u dhac ah sameeyo maal maha shaqada asigoo todobaadkiisa labaad ku guda jiro. Raid ayaa keenay 2.25 Crore Talaadadiisa labaad taasi oo ka dhigan inuu haatan ganacsigiisa guud sii maraayo 79.16 Crore (Trade Figure). Raid waa mashruuc guuleestay sidoo kalena mudo labo todobaad…

Rasmi: filimka Raid iyo Isniintiisa labaad ganacsiga uu sameeyay

Rasmi: filimka Raid iyo Isniintiisa labaad ganacsiga uu sameeyay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Superstar Ajay Devgn filimkiisa Raid ayaa ganacsi wacan sameeyay Isniintiisa labaad wuxuuna keenay 2.25 Crore (Trade Figure) taasi oo ka dhigan wadarta guud mudo 11-maalmood ganacsigiisa inuu maraayo 77.50 Crore (Trade Figure) sida shabakada BOI soo daabacday. Raid waa hubaal inuu noqon doono filimka sedexaad ee lacagaha ugu badan sanadkaan 2018 soo xareeyo asigoo maanta…

Raid Wadada Haloo Baneeyo Iyo Ganacsiga Uu Sameyay Todobaadkisa Labaad Sedexda Maalmod Ugu Horeysa!

Raid Wadada Haloo Baneeyo Iyo Ganacsiga Uu Sameyay Todobaadkisa Labaad Sedexda Maalmod Ugu Horeysa!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Super Star Ajay Devgan filmkiisa Raid ayaa ganacsi wacan sameyay todobaadkisa labaad sedexda maalmod ee ugu horeysay isagoo waliba ka ganacsi batay filmka tiyaatarada kucusub ee Hichki. Raid waxuu todobaadkisa labaad sedexda maalmod ee ugu horeysay keenay 15.25 Crore (Trade Figure) asigoo 61% hoos udhac sameyay marka lala bar bardhigo…

Raid Vs Padman: Todobaadka Kowaad Ganacsiga Ay Sameeyeen Oo La Is Bar Bar Dhigay

Raid Vs Padman: Todobaadka Kowaad Ganacsiga Ay Sameeyeen Oo La Is Bar Bar Dhigay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Shabakada Boxoffice India (BOI) ayaa soo daabacday maqaal ay isku bar bar dhigeyso filimada Raid iyo Padman ganacsiga rasmiga ah oo ay sameeyeen todobaadka kowaad. Raid oo hogaamiye ka yahay Ajay Devgn wuxuu sameeyay ganacsi la mid ah Padman oo Akshay Kumar hogaamiye ka yahay todobaadka kowaad waxayna soo wada…

Rasmi: filimka Raid oo sare u kac 50% sameeyay sabtigiisa labaad waana ganacsi heer sare ah

Rasmi: filimka Raid oo sare u kac 50% sameeyay sabtigiisa labaad waana ganacsi heer sare ah

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Superstar Ajay Devgn filimkiisa Raid ayaa sameeyay 50% sare u kac ah sabtigiisa labaad wuxuuna keenay 5.25 Crore (Trade Figure) taasi oo ka dhigtay in ganacsigiisa mudo 9-maalmood ah gaaro 69 Crore (Trade Figure). Filimka Raid ganacsiga ugu wacan wuxuu ka sameenayaa gobolada UP iyo Bihar sidoo kalena mashruucaan waxaa la rajeynaa maanta…