Home » Archives by category » Raid (Page 3)

Rasmi: Filmka Raid Iyo Mudo Hal Todobaad Ah Ganacsiga Uu Gudaha India Ka Sameyay!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filmka Raid ayaa ganacsi wacan sameyay todobaadkisa kowaad asigoo waliba dhaafay ganacsigii laga filaayey keenayna mid kabadan. Raid todobaadkisa kowaad waxuu keenay 60.50 Crore (Trade Figure) sida shabakada BOI soo daabacday waxuuna sidaas ku noqday filmka labaad ee ganacsiga ugu badan todobaadka kowaad keeno aflaamta sanadkaan la daawaday. Sido kale…

Rasmi: filimka Raid iyo maalintiisa lixaad ganacsiga uu gudaha Hindiya ka sameeyay

Rasmi: filimka Raid iyo maalintiisa lixaad ganacsiga uu gudaha Hindiya ka sameeyay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Superstar Ajay Devgn filimkiisa Raid ayaa diidan inuu wax gaabis ah muujiyo madaama uu keenay 5 Crore (Trade Figure) arbacdiisa kowaad wuxuuna mudo lix maalmood ah soo xareeyay 56.85 Crore (Trade Figure). Raid wuxuu noqday mashruuc guul wacan gaaray madaama maal maha shaqada uu ganacsi wacan sameenayo waxaana muuqato in todobaadkiisa kowaad uu…

Da 6 Update: filimka Raid iyo Arbacadiisa kowaad ganacsiga uu sameeyay maal maha shaqada culees kuma noqonin

Da 6 Update: filimka Raid iyo Arbacadiisa kowaad ganacsiga uu sameeyay maal maha shaqada culees kuma noqonin

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Superstar Ajay Devgn filimkiisa Raid culees kuma noqonin maal maha shaqada madaama Isniin ilaa Arbaco uu filimkaan ganacsi wacan sameenayo halka sedexdiisii maalmood ee hore ganacsi heer sare ah uu sameeyay. Raid ayaa la filaa maanta oo Arbaco ah sidoo kalena ah maalintiisa lixaad inuu keeni doono 5 Crore ilaa 5.50 Crore waxaana la…

Rasmi: filimka Raid iyo Talaadadiisa kowaad ganacsiga uu sameeyay guusha wuu gaaray Hit ayaan sugeynaa inuu noqdo

Rasmi: filimka Raid iyo Talaadadiisa kowaad ganacsiga uu sameeyay guusha wuu gaaray Hit ayaan sugeynaa inuu noqdo

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Superstar Ajay Devgn filimkiisa Raid ayaa guul wacan ku gaaray mudo 5-maalmood ah asigoo Boxoffice-ka kasoo xareeyay 51.50 Crore (Trade Figure). Sida shabakada BOI soo daabacday filimka Raid ayaa keenay 5.50 Crore (Trade Figure) Talaadadiisa kowaad waana ganacsi adag wuxuuna ku socdaa todobaadkiisa kowaad inuu keeno 60.50 Crore ilaa 61 Crore. Raid waxaa la…

Day 5 Update: filimka Raid cidna ma celin karto ganacsi adag ayuu sameenayaa Talaadadiisa kowad

Day 5 Update: filimka Raid cidna ma celin karto ganacsi adag ayuu sameenayaa Talaadadiisa kowad

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Superstar Ajay Devgn filimkiisa Raid maalintii Isniinta ahayd ganacsi xoogan ayuu sameeyay asigoo ka gudbay tijaabadii maalmaha shaqada. Maanta oo Talaado ahna Raid kaliya wuxuu sameeyay 10% ganacsi ahaan marka lala bar bar dhigo midkii Isniinta uu sameeyay taasi oo muujineyso mashruucaan inuu guul weyn ku talaabsan doono. Raid maanta…

Imisa lacag ah ayuu filimka Raid suuqyada caalamka kasoo xareeyay sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso

Imisa lacag ah ayuu filimka Raid suuqyada caalamka kasoo xareeyay sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Superstar Ajay Devgn filimkiisa Raid ayaa ganacsi heer sare ah gudaha Hindiya ka sameenayo sidoo kalena ganacsi dhex dhexaad ah ayuu suuqyada caalamka ka sameeyay sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso. Devgn filimkiisa Raid ayaa keenay $975,000 [Rs. 6.34 Crore] sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso waana ganacsi dhex dhexaad ah balse wacan marka…

Rasmi: Raid oo ganacsi adag la yimid Isniintiisa kowaad Ajay Devgn oo helay filim guuleestay

Rasmi: Raid oo ganacsi adag la yimid Isniintiisa kowaad Ajay Devgn oo helay filim guuleestay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Superstar Ajay Devgn filimkiisa Raid ayaa la yimid ganacsi aad u adag Isniintiisa kowaad weliba xalay shabakada BOI fagtii hore waxay ku qiyaastay in Raid 5.50 Crore ganacsigiisa yahay Isniintiisa kowaad balse ganacsi ka sareeyo ayuu la yimid. Subaxaan BOI waxay xaqiijisay in Raid maalintiisa afaraad uu keenay 6.25 Crore (Trade…

BOI: Filimka Raid oo is celiyay Isniintiisa kowaad iyo halka uu hiigsan karo

BOI: Filimka Raid oo is celiyay Isniintiisa kowaad iyo halka uu hiigsan karo

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Shabakada Boxoffice India ayaa warbixin kasoo daabacday filimka Raid iyo ganacsiga uu sameeyay Isniintiisa kowaad ama maalintiisa afaraad. Raid ayaa sameeyay 40% ilaa 45% hoos u dhac Isniintiisa kowaad marka lala bar bar dhigo Jimcadii ganacsiga uu sameeyay waana arin wanaagsan oo muujineyso in filimkan si wacan isku celiyay. Raid…

Day 4 Update: filimka Raid oo Isniintiisa kowaad is celiyay ganacsigiisa wuu wanaagsan yahay

Day 4 Update: filimka Raid oo Isniintiisa kowaad is celiyay ganacsigiisa wuu wanaagsan yahay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Qiyaasta xili hore waxay muujineysaa Superstar Ajay Devgn filimkiisa Raid uu si wacan isku celiyay maalintiisa afaraad ama Isniintiisa kowaad. Waxaa muuqato Raid in 15% ilaa 20% hoos u dhac sameenayo ganacsi ahaan marka Jimcadiisa kowaad lala bar bar dhigo waana arin aad u wanaagsan oo muujineyso in Raid tijaabada…

Ajay Devgn Top 10 Opening Weekends iyo filimka Raid oo kaalinta 3-aad ka galay filimadiisa ugu bilaabashada wanaagsan

Ajay Devgn Top 10 Opening Weekends iyo filimka Raid oo kaalinta 3-aad ka galay filimadiisa ugu bilaabashada wanaagsan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Superstar Ajay Devgn filimkiisa Raid aan la buun buunin sidoo kalena xayeysiin balaaran loo sameynin ayaa ganacsi heer sare ah ka sameeyay Boxoffice-ka sedexda maalmood ee ugu horeyso asigoo keenay 39.75 Crore (Trade Figure). Raid wuxuu si rasmi ah u noqday filimka sedexaad ee Ajay hogaamiye ka yahay kaasi oo…