Home » Archives by category » Raid (Page 7)

Rasmi: Ajay Devgn oo maanta duubis ku bilaabay filimka Raid

Rasmi: Ajay Devgn oo maanta duubis ku bilaabay filimka Raid

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Powerful Actor Ajay Devgn ayaa maanta si rasmi ah duubis ugu bilaabay filimkiisa Raid ee uu Director ka yahay┬áRaj Kumar Gupta. Filimka Raid waxay maanta duubistiisa ka bilaabatay magaalada Lucknow sidoo kalena filimkaan waxaa atirisho kowaad ka ah Ileana D’Cruz oo ay Ajay is fahmeen beryahan sidoo kalena hada tiyaatarada…

Ajay Devgn oo isku diyaarinayo duubista filimka Raid oo la wada sugaayo

Ajay Devgn oo isku diyaarinayo duubista filimka Raid oo la wada sugaayo

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Super Star Ajay Devgn ma haayo waqti uu ku nasto waxaa haatan tiyaatarada u saaran filimka ganacsiga wacan sameenayo Baadshaho sidoo kalena dhawaan wuxuu soo gaba gabeeyay duubista filimka Golmaal Again oo 19-ka bisha nagu soo fool leh la daawan doono. Devgn hada wuxuu bilaabay isku diyaarinta duubista filimka fariinta…