Home » Archives by category » Hollywood News

Atooraha American-ka Ah Verne Troyer Ayaa Geeriyoday Isagoo 49 Sano jiro!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Atooraha Hollywoodka ah ee lagu magacaabo Verne Troyer ayaa geeriyoday sida qoyskiisa baraha bulshada ku shaaciyen balse ilaa hada geeridiisa waxaa sababay daaha lagama qaadin. Atoorahan ayaa caan ku ahaa dhanka madadaalada ama shactirada sido kalena waa nin gaaban oo dhirirkiisu yahay 2 Feet iyo 8 Inches (81 cm). Waxaaa…

Channing Tatum-Jenna Dewan, Brad Pitt-Angelina Jolie Iyo Lamaanaha Nolosha Isku Firaaqeyen (+Sawiro)

Channing Tatum-Jenna Dewan, Brad Pitt-Angelina Jolie Iyo Lamaanaha Nolosha Isku Firaaqeyen (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Sanadkaan 2018 waa macquul inuu noqdo sanad Box-officeka daqli badan soo galo inuu noqdo dhanka Filmada ganacsiga ay sameyeen balse dhanka nolosha gaar aha waa mid aad u liidato marka Hollywoodka la joogo. Waxaa dhowaan lagu dhawaaqay inee kala tageen lamaanihii mudada 2 sano soo wada noola Jennifer Aniston iyo…

10 Sawir Oo U Gaar Ah Lamaanaha Kala Tageen Channing Tatum Iyo Jenna Dewan Xili Ay Indhaha Isku Hayaan (+Sawiro)

10 Sawir Oo U Gaar Ah Lamaanaha Kala Tageen Channing Tatum Iyo Jenna Dewan Xili Ay Indhaha Isku Hayaan (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa si rasmi ah ukala tageen oo nolosha isku firaaqeyeen lamaanaha caanka ah ee Channing Tatum iyo Jenna Dewan oo mudo 9 sano ah wada noolayen. Xalay ayaa la sheegay inee si rasmi ah u kala tageen wararkaan waxaa laga shaacsaday kadib markii ay lamaanahan baraha bulshada ku shaaciyen ayago…

Super Star Jet Li Iyo 10-kiisa Film Ugu Sheekada Wanaagsan Dhanka IMDB Wax Ka Baro!

Super Star Jet Li Iyo 10-kiisa Film Ugu Sheekada Wanaagsan Dhanka IMDB Wax Ka Baro!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Jet Li waa mid kamid ah halyeeyda reer China magaca iyo maqaamka sare leh waana jilaa dhanka Karate-ga caan ku ah aflaam badan oo guulo lixaad lehna sameyay. Jet Li waxuu kaloo sameyay aflaam Hollywood ah sida Jackie Chan oo kale asigoo daafaha caalamka caan ka noqday aadna looga helay…

Ganacsiga Iskudarka Gudaha U.S Iyo Daafaha Caalamka Uu Kasameya Filmka Black Panther (WorldWide)

Ganacsiga Iskudarka Gudaha U.S Iyo  Daafaha Caalamka Uu Kasameya Filmka Black Panther (WorldWide)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filmka Hollywoodka ah ee Black Panther ayaa si heer sare ah ku gadmaayo waana mashruuc caalamka intiisa badan laga daawanayo ganacsi wacana Box-officeka ka sameynaayo. Filmkaan ayaa keenay $263 Million gudaha U.S iyo Canada oo kaliya halka uu daafaha caalamka ka keenay $199 Million waana lacag aad u fara badan.…

Sylvester Stallone (Rambo) Iyo 10-kiisa Film Ugu Sheekada Wanaagsan Baro!

Sylvester Stallone (Rambo) Iyo 10-kiisa Film Ugu Sheekada Wanaagsan Baro!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Sylvester Stallone waa mid kamid ah rugcadaayasha caalamka Action-ka looga haray asigoo sameyay filmo dagaal heer sare ah aadna looga jecelyahay daafaha caalamka. Stallone waxuu caan ku yahay taxanayaashisa sida Rocky iyo Rambo oo uu caan ku noqday bari samaadki sido kalena shacbiyad balaarana ku kasbaday. Hadaba waxaan idiin heynaa…

Filmka Black Panther Iyo Ganacsigiisa Daafaha Caalamka Halka Uu Maraayo!

Filmka Black Panther Iyo Ganacsigiisa Daafaha Caalamka Halka Uu Maraayo!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Black Panther ayaa si heer sare ah ku gadmaayo waana mashruuc caalamka intiisa badan laga daawanayo ganacsi wacana Box-officeka ka sameynaayo. Black Panther mudo 4 maalmod ah waxuu gudaha U.S iyo Canada ka keenay $235 Million oo dollar waana lacago waali ah, halka uu daafaha caalamka ka keenay $169 Million.…

Maxaa Kajira Warkii Shalay Ahaa Inuu Geeriyooday Halyeeyga Action-ka Sylvester Stallone (Rambo)?

Maxaa Kajira Warkii Shalay Ahaa Inuu Geeriyooday Halyeeyga Action-ka Sylvester Stallone (Rambo)?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa shalay baraha bulshada la isla dhexmaraayey inuu geeriyooday Super Star-ka dhanka Action-ka looga haray Sylvester Stallone ayadoo sawiro been abuur ah lasoo xiganaayey. Hadaba si lama filaan ah waxaa barta Instagram-ka oga soo hadlay halyeygan xili uu labadiisa gabdhod waqti la qaadanaayey waxuuna qoraal ahaan soo dhigay sida tan.…

Hollywood Action Hero Tom Cruise Iyo 10-kiisa Film Ugu Sheekada Wanaagsan!

Hollywood Action Hero Tom Cruise Iyo 10-kiisa Film Ugu Sheekada Wanaagsan!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Tom Cruise waa mid kamid ah halyeeyda Hollywoodka Action-ka looga haray asigoo sameya aflaam inaba halis ah. Tom Crusie dadka inta badan waxay ku yaqaanan taxanihisa Mission Impossible kaaso ah mashruuc hirgalay kaaso qeybo badan laga sameyay. Cruise waa mid kamid ah atoorayaasha caalamka ugu fiican asigoo sameyo aflaam Action…

Super Star Jackie Chan Iyo 10kiisa Film Ugu Sheekada Wanaagsan Abid Wax Ka Ogow!

Super Star Jackie Chan Iyo 10kiisa Film Ugu Sheekada Wanaagsan Abid Wax Ka Ogow!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Jackie Chan waa Super Star-ka ugu weyn China waana mid kamid ah jilayaasha aduunka ugu waaweyn maqaam ahaan. Jackie shacab weynaha dunida daafaheda ayuu kasbaday bandhigiisa cajiibka ah ee uu shaashada ku muujiyo, waa atoore aflaamta karatega sameya ama dagaalka gacanta iyo lugta ah inta badan hadana aflaamtisa oo dhan…

Page 1 of 17123Next ›Last »