Home » Archives by category » Hollywood News (Page 3)

War Cusub: Will Smith Wiilkisa Jaden Smith Ayaa Doonaya Inuu Bollywoodka Soo Galo!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Will Smith wiilkisa Jagen Smith waa wiil yar oo aflaamta Hollywoodka kasoo muuqda maadama aabihisa Super Star weyn yahay sido kale wiilkana Hollywoodka si fudud ayuu ku galay. Hadaba Jagen riyadiisa intaas kuma ekeen ee sido kale waxuu doonaya xidigaan yar inuu Hollywoodka kasoo talaabsado misane Bollywoodka yimaado. Jagen ayaa…

Shocking! Gabadha Heesaga Caanka Ah Ee Rihanna Walalked Oo 21 Jir Ah Ayaa La Dilay!!

Shocking! Gabadha Heesaga Caanka Ah Ee Rihanna Walalked Oo 21 Jir Ah Ayaa La Dilay!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa la toogtay oo la dilay gabadha heesaga ah ama fanaanda ah ee lagu magacaabo Rihanna walaalked Alleyne xalay. Alleyne iyo Rihanna wa ilmo adeer waxayna wada qaateen dabaal daga ciida masiixiga habeenkii talaadada ahed balse wiilkaan ayaa dunida macsalaameyay xalay oo ay arbaco ahed. Rihanna ayaa barteda Instagramka soo…

Atooraha Hollywoodka Ah Will Smith Ayaa India Yimid Iyo Taagerayaashisha Oo Xidigaan Farxad Joogi La’ (+Sawiro)

Atooraha Hollywoodka Ah Will Smith Ayaa India Yimid Iyo Taagerayaashisha Oo Xidigaan Farxad Joogi La’ (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Will Smith ayaa maalmihii ugu dambeyay Jawi degen ku qaadanaayey gudaha dalka India asigoo halkaas u joogay inuu xayeysiin ugu sameyo filmkiisa Bright. Xidigaan ayaa lasheegay inuu Mumbai kasoo degey si xushmadeysana wajiga ugu furfuray sawir qaadayaasha iyo taagerayashiisa India ku nool. Ma ahan markii ugu horeysay ee Smith halkaan…

Ed Sheeran “Beyonce Isbuuc Walba Waxay Bedeshaa Ciwaanka Email-keeda” (Wareysi Xiiso leh)

Ed Sheeran “Beyonce Isbuuc Walba Waxay Bedeshaa Ciwaanka Email-keeda” (Wareysi Xiiso leh)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Fanaanka caanka ah ee Ed Sheeran ayaa sheegay in fanaanada kale ee ah Beyonce inee iska bedesho ciwaanka Email-keeda isbuuc walba. labadaan fanaan ayaa ku midoweyn inee soosaaran Albumka heesaha ah ee ‘Prefect’ hadaba Ed Sheeran oo ah qof kuxiran Beyonce marwalaba xaalkeda og ayaa arinkaan ka dhawaajiyay xili uu saxaafada wareysi…

Wax walba oo aad u baahan tahay inaad ka ogaato Meghan Markle – Atariishada garoobka ah ee Africa xididka ku leh taasoo uu alkuntay Prince Henry!

Wax walba oo aad u baahan tahay inaad ka ogaato Meghan Markle – Atariishada garoobka ah ee Africa xididka ku leh taasoo uu alkuntay Prince Henry!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Atariishada u dhalatay Mareykanka Rachel Meghan Markle ayaa waxay aqbashay inuu alkunto Prince Henry oo ah dhaxal-sugaha  Boqortooyada Wales. Waana alkun yimid ka dib muddo hal sanno ah oo ay labadoodu wadaagayeen xiriir jaceyl. Xaflad aroos boqortooyo ah middii ugu sarreysay ayaa loogu qaban doonaa aqalka Windsor Castle sannadka soo…

RASMI: Prince Harry oo alkuntay atariishada u dhalatay Mareykanka Meghan Markle & Xilliga uu arooskoodu dhacayo!

RASMI: Prince Harry oo alkuntay atariishada u dhalatay Mareykanka Meghan Markle & Xilliga uu arooskoodu dhacayo!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ugu dambeyn, Aqalka Kensington Royal ayaa xaqiijiyey inuu Prince Harry alkuntay atariishada garoobka ah ee u dhalatay Mareykanka Meghan Markle, iyadoo bayaan rasmi ah lasoo saaray. Wararka xanta ah ee la xiriira alkunka Prince Harry iyo Meghan Markle ayaa baraha bulshada heystay tan iyo markii ay labadoodu si wadajir ah…

Liiska 15ka jillaa ee ugu taajirsan adduunka sannadkaan 2017ka oo lasoo saaray – Bollywood laba jillaa ayey ku leeyihiin

Liiska 15ka jillaa ee ugu taajirsan adduunka sannadkaan 2017ka oo lasoo saaray – Bollywood laba jillaa ayey ku leeyihiin

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Liiska 15ka jillaa ee ugu taajirsan adduunka ayaa lasoo bandhigay iyadoo aan ku jirno dabayaaqada sannadka 2017ka. Bollywood-ka India ayaana yeeshay laba jillaa liiskaan. Inkastoo inta badan ay heystaan jillaayaal kasoo jeeda Mareykanka kuwaasoo u shaqeeya shirkadda Hollywood-ka. Amitabh Bachchan iyo Shah Rukh Khan ayey Bollywood ku leeyihiin liiskaan, SRK…

Xitaa Priyanka Chopra waa lagu fara-xumeyn gaaray Bollywood, balse arrintaan oo kale miyey ku qabsatay Hollywood?

Xitaa Priyanka Chopra waa lagu fara-xumeyn gaaray Bollywood, balse arrintaan oo kale miyey ku qabsatay Hollywood?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Fadeexo kusoo baxday filimsameeyaha caanka ah ee shirkadda Hollywood Harvey Weinstein ayaa keentay in adduunka oo dhan uu kaco isla markaana la baaro dhibaatada loo geysto hablaha doonaya inay shaqo ka helaan shirkadaha aflaanta. Wixii intaas ka dambeeyey gabdho badan oo caan ah ayaa waxay qirteen in filimsameeyeyaal, filim-agaasimeyaal, maalgeliyeyaal…

Salman Khan-starrer Race 3 and Aishwarya Rai Bachchan-starrer Fanney Khan to clash on Eid 2018!

Salman Khan-starrer Race 3 and Aishwarya Rai Bachchan-starrer Fanney Khan to clash on Eid 2018!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Since 2009, Eid and Salman Khan’s releases have gone hand in hand. Except this year’s Tubelight, all the previous Salman Khan’s Eid releases – Wanted, Dabangg, Bodyguard, Ek Tha Tiger, Kick, Bajrangi Bhaijaan and Sultan – have been huge blockbusters. In fact, for a long time, no film was slated to release on Eid 2018 and nobody…

Arjun Kapoor and Parineeti Chopra start shooting Sandeep Aur Pinky Faraar in New Delhi!

Arjun Kapoor and Parineeti Chopra start shooting Sandeep Aur Pinky Faraar in New Delhi!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Arjun Kapoor and Parineeti Chopra, who had earlier starred in YRF‘s Ishaqzaade, have begun shooting for Sandeep Aur Pinky Faraar in the capital today. The duo flew to Delhi this past weekend to kickstart the first schedule. The sources say that the film will reveal a new side to Delhi than what we have seen in…