Home » Archives by category » Kun Habeen iyo Habeen

Ogeysiis Muhiim Ah Oo Ku Saabsan Sheekada Kun Habeen Iyo Habeen

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Anigoo ah walaalkiina ahna saaxiibkiina Cabdiraxmaan Xasan Anteeno waxaan ka cudur daaranayaa dib u dhaca ku yimid sheekadii taxanaha aheyd ee KUN HABEEN IYO HABEEN. Sababtana waxay tahay waxaa igu soo baxeen howlo aad uculus waxaana jaanis uwaayay waqtigii aan sheekada ku qori lahaa. Lakiin insha Allah hakadka sheekada ku…

KUN HABEEN IYO HABEEN Dhameestirka QEYBTII 21-aad: Caawo Xiiso Gaar Ah Ayay Leedahay

KUN HABEEN IYO HABEEN Dhameestirka QEYBTII 21-aad: Caawo Xiiso Gaar Ah Ayay Leedahay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

QEYBTII 21aad. waxay inoo mareysay qeybtii hore markii gabadhii labaad ay tiri markaan gurigii galay waxaa iitimid gabar aad uqurux badan waxayna iisheegtay in naagtii duqda aheyd uu walalkeeda soo dirsaday aadna ijecelyahay uuna doonayo inuu iguursado. aniga markey hadalkaas igu tiri oona aan dareemay inaan qasrigaan ku dhex xanibanahay…

KUN HABEEN IYO HABEEN Dhameestirka QEYBTII 20-aad: Caawo Xiiso Gaar Ah Ayay Leedahay

KUN HABEEN IYO HABEEN Dhameestirka QEYBTII 20-aad: Caawo Xiiso Gaar Ah Ayay Leedahay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Raali Ahaada Qoraaga Sheekada Abdirahman Wuu Naga Mashquulay Habeenadan: QEYBTII 20aad: waxay inoo joogtay sheekada qeybtii hore markuu boqorkii kudhahay dadkiisa yaanan dhag jalaq loo siinin waxaad maqasheen ee diintiina ku dhaganaada. mudo markey kasoo wareegatay dadkii magaalada ku noolaana fasahaadkooda batay ayaa maalintii dambe cadaabkii alle ku yimid waxayna…

KUN HABEEN IYO HABEEN QEYBTII 18-aad: Caawo iyo Sheekada oo meel xun gaartay

KUN HABEEN IYO HABEEN QEYBTII 18-aad: Caawo iyo Sheekada oo meel xun gaartay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

QEYBTII 18aad: Sheekada qeybtii hore waxay noo mareysay markay dhahday naagtii saaxirada aheyd in hadii la rabo inaan sixirka ka furo ninkaan ay qasab noqoneyso inaan dilo cifriitka waxaana laga yaabaa in boqortooyada halis gasho dad badanan ku baaba,aan. markaas ayuu boqorkii dhahay wixii dhacaa haka dhacaane ninkaan sixirka ka…

KUN HABEEN IYO HABEEN QEYBTII 17-aad: Caawo iyo Sheekada oo meel xun gaartay

KUN HABEEN IYO HABEEN QEYBTII 17-aad: Caawo iyo Sheekada oo meel xun gaartay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

QEYBTII 17aad: waxay sheekada inoo mareysay qeybtii hore markuu faqiirkii labaad oo sheekada waday uu gabadha ku dhaho soo baxa oo nawad aan halkaan kaa kaxeeyee. gabadhii markey hadalkayga maqashay ayay igu qososhay waxayna idhahday “iimaan yeelo cifriitkaan 10kii habeenba hal habeen ayuu ii yimaadaa inta kale adigaa lehe isdaji”…

KUN HABEEN IYO HABEEN QEYBTII 16-aad: Caawo iyo Sheekada oo meel xun gaartay

KUN HABEEN IYO HABEEN QEYBTII 16-aad: Caawo iyo Sheekada oo meel xun gaartay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

QEYBTII 16aad: Waxay qeybtii hore ee sheekada inoo mareysay markii uu sheekadiisii bilaabay faqiirkii labaad. SHEEKADII FAQIIRKII LABAAD: wuxuu hadalkiisa ku bilaabay anigana wlhi kuma aanan dhalanin ishaan buqsan ee waxaa isoo martay sheeko  qariib ah oo hadii irbad xitaa lagu qoro ay cibro unoqoneyso dadka cibro qaato,  waxayna tahay:…

KUN HABEEN IYO HABEEN QEYBTII 15-aad: Caawo iyo Sheekada oo meel xun gaartay

KUN HABEEN IYO HABEEN QEYBTII 15-aad: Caawo iyo Sheekada oo meel xun gaartay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

QEYBTII 15aad. Sheekada waxay noo mareysay qeybtii hore markey Gabdhihii xanaaqeen oo sadax mar lugaha dhulka ku garaaceen ayaa waxaa kala furmay albaab dhulka hoostiisa ku yaalaya waxaana kasoo baxay todobo adoon oo  aad uxoog badan sidoo kalana ku hubeysan seefo. markaas ayay gabdhihii ku amreen adoomadii in nimankaan xiraan…

KUN HABEEN IYO HABEEN QEYBTII 14-aad: Caawo iyo Sheekada oo meel xun gaartay

KUN HABEEN IYO HABEEN QEYBTII 14-aad: Caawo iyo Sheekada oo meel xun gaartay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

QEYBTII 14aad: Waxay sheekadii noo mareysay markii willkii xamaaliga ahaa uu la raaxeystay gabdhihii sadaxda ahaa,   kadibna habeenkii lagaaray oo iyagoo meeshii ku baashaalayo albaabka lasoo garaacay. Markaas ayaa midoo kacday oo kadibna soo noqotay waxayna gabdhihii kale ku tiri ” waxaa irida taagan sadax nin oo cajam sacluug  ah…

KUN HABEEN IYO HABEEN QEYBTII 13-aad: Caawo iyo Sheekada oo meel xun gaartay

KUN HABEEN IYO HABEEN QEYBTII 13-aad: Caawo iyo Sheekada oo meel xun gaartay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

FIIRO GAAR AH: Sheekada qeybtaan xoogaa waxaa ku jiro dareen badan marka hadii aad dareen dhawdahay waxaan kuugu naseexeynayaa inaadan akhrisan, waana sababta keentay inay xalay baaqato xalqadaan, kadib markii aan la tashanay akhristayaal badan waxaa noo soo baxday inaan sideeda ku daabacno maadaama ay tahay sheeko socoto oo haddii…

KUN HABEEN IYO HABEEN QEYBTII 12-aad: Caawo iyo Sheekada Xiisaha Ay Leedahay

KUN HABEEN IYO HABEEN QEYBTII 12-aad: Caawo iyo Sheekada Xiisaha Ay Leedahay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

QEYBTII 12aad. Waxay sheekada inoo maraysay markii boqorkii loo sheeegay inuu magaaladiisa loo socon doono mudo bilooyin ah. kadib boqorkii in mudo ah ayuu wiilkii boqorka ahaa lasii joogay. Mudo markey kasoo wareegatay waxaa la go,aansaday in boqorka la galbiyo oo boqortooyadiisa la geeyo, sidii ayayna isku soo raaceen labadii…

Page 1 of 3123