Home » Archives by category » Kun Habeen iyo Habeen (Page 2)

KUN HABEEN IYO HABEEN QEYBTII 9-aad: Caawo iyo Sheekada Xiisaha Ay Leedahay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

QEYBTII 9aad. Sheekadii waxay noo mareysay qeybtii hore markuu wasiirkii ku yiri Boqor Yoonaan ninkaan Xakiim rooyaan ah hadii uu maanta kugu daaweeyay shey aad qabatay maxaa diidayo inuu barina kugu dilo sheey aad urisay??? Markaas ayuu boqor yoonaan yiri wlhi waa runtaa waana arin macquul ah, waxaana laga yaabaa…

KUN HABEEN IYO HABEEN QEYBTII 8-aad: Caawo iyo Sheekada Xiisaha Ay Leedahay

KUN HABEEN IYO HABEEN QEYBTII 8-aad: Caawo iyo Sheekada Xiisaha Ay Leedahay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

QEYBTII 8aad Waxay qeybtii hore noo mareysay markuu Xakiim Rooyaan uu soo galay Magaaladii uu Boqor Yoonaan ka talinayay isla markaasna uu ogaaday in boqorka baras uu qabo wax daawo ahna loo waayay. Markaas ayuu xakiim Rooyaan utagay boqorkii wuxuuna ku yiri Boqoroow waxaan awoodaa inaan ku Daaweeyo anigoon wax…

KUN HABEEN IYO HABEEN QEYBTII 7-aad: Caawo iyo Sheekada Xiisaha Ay Leedahay

KUN HABEEN IYO HABEEN QEYBTII 7-aad: Caawo iyo Sheekada Xiisaha Ay Leedahay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

QEYBTII 7aad Waxay noo mareysay sheekadiinee markii Ninkii Kalluumeysata ahaa uu Shabaqiisii bada ku tuurtay markii afaraad asigoo markaan Alle baryay bisinkana uqabtay, kadib markii uu cabaar sugay ayaa waxaa dhacday in Shabaqii cuslaaday waliba culeys aad udaran ilaa uu kusigay huurigii yaraah ee Odayga saarnaa inuu la gadoomo, kadibna…

KUN HABEEN IYO HABEEN QEYBTII 6-aad: Caawo iyo Sheekada Xiisaha Ay Leedahay

KUN HABEEN IYO HABEEN QEYBTII 6-aad: Caawo iyo Sheekada Xiisaha Ay Leedahay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Sheekadii waxay noo mareysay qeybtii hore, Ninkii labada Eey watay asigoo hadalkiisii sii wato ayuu wuxuu dhahay kadibna waan safarnay aniga iyo labadii wiil ee ila dhashay waxaana horay usii qaadanay lacagtii sadaxda kun aheyd, labadaan wiil ee ila dhashay jiniyahow waxay ahaayeen kuwa aad xaasid u ah aadna wey…

KUN HABEEN IYO HABEEN QEYBTII 5-aad: Caawo iyo Sheekada Xiisaha Ay Leedahay

KUN HABEEN IYO HABEEN QEYBTII 5-aad: Caawo iyo Sheekada Xiisaha Ay Leedahay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

HABEENKII 2-aad: Waxaa wali noo socotay sheekadii ninkii taajirka iyo iyo cifrriitkii. Habeenkii labaad markii la gaaray ayay Dunyaazaad ku tiri walaasheeda Shaharzaad “abaayooy maad noo dhameysid sheekadii ninkii  taajirk ahaa iyo cifriitkii  iyo wixii kala qabsaday ninkii odayga ahaa iyo deeradii?” Markaas ayay Shaharzaad dhahday “jaceyl iyo sharaf ayay…

KUN HABEEN IYO HABEEN QEYBTII 4-aad: SHEEKADII NINKII TAAJIRKA AHAA IYO CIFRIITKII

KUN HABEEN IYO HABEEN QEYBTII 4-aad: SHEEKADII NINKII TAAJIRKA AHAA IYO CIFRIITKII

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

HABEENKII 1-aad: Shaharzaad waxay sheekadii ku bilaawday: waxaa isoo gaaray Boqoroow inuu jiray nin taajir ahaa oo xoolo badan iyo caruurba lahaa wuxuuna ahaa nin aamin ah sidaas darteed bay dadka xoolahooda ugu dhiiban jireen, maalintii dambe ayuu ninkii safar galay wuxuu socdaba markii dambe wuxuu harsaday geed si uu…

KUN HABEEN IYO HABEEN QEYBTII 3-aad: SHEEKADII DAMEERKA IYO DIBIGA IYO NINKII BEERALEYDA AHAA.

KUN HABEEN IYO HABEEN QEYBTII 3-aad: SHEEKADII DAMEERKA IYO DIBIGA IYO NINKII BEERALEYDA AHAA.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Wasiirkii wuxuu gabadhiisa ku yiri ogoow gabadheydiiyeey inuu jiray nin beeraleey xoolo dhaqato ahaan jiray  wuxuuna lahaa xaas iyo caruur, ninkaas ALLE CW  wuxuu ugu deeqay aqoonta Luuqadaha Xayawaanaadka  iyo Shimbiraha,  laakiin hadduu ka xog-waramo uu dhimanaayo. Ninkaas beeraleyda wuxuu lahaa Dameer iyo Dibi,  dameerka shaqadiisa waxay aheyd in ninka…

KUN HABEEN IYO HABEEN QEYBTII 2-aad: SHEEKADII BOQOR SHAHRI-YAAR IYO WALAALKIIS SHAAH-ZAMAAN

KUN HABEEN IYO HABEEN QEYBTII 2-aad: SHEEKADII BOQOR SHAHRI-YAAR  IYO WALAALKIIS  SHAAH-ZAMAAN

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Sheekada waxay noo mareysay qeybtii koowaad markii 2-dii Boqor arkeen waxa beerta qasriga ka dhacaayo iyo hab-dhaqanka foosha xun ee ay ku kaceen Naagihii Qasriga oo ay ugu horeyso Naagtii Boqor Shahri-yaar, boqor shahri-yaar markuu arkay waxa naagtiisa sameyneyso ayuu caqligii ka duulay wuxuuna walaalkiisa kayar ku yiri ” nawad…

KUN HABEEN IYO HABEEN QEYBTII 1-aad: SHEEKADII BOQOR SHAHRA-YAAR IYO WALAALKIISA SHAAH-ZAMAAN.

KUN HABEEN IYO HABEEN QEYBTII 1-aad: SHEEKADII BOQOR SHAHRA-YAAR  IYO WALAALKIISA SHAAH-ZAMAAN.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa la sheegaa  ALLE  ayaase xaqiiqda oge, inuu jiray waaa hore boqor oo kamid ahaa boqoradii    Reer Saasaan  taasoo dhacdo Galbeedka Hindiya iyo Sandi. wuxuuna ahaa boqor leh awood ciidan iyo mid dhaqaaleba wuxuuna dhalay labo wiil,  oo kan weyn la dhihi jiray boqor shahri-yaar  kan yarna  Boqor Shaah-Zamaan. waxaa…

Hordhaca sheekada Kun Habeen iyo Habeen oo aad Filimside Maalin walbo kala socon doontid

Hordhaca sheekada Kun Habeen iyo Habeen oo aad Filimside Maalin walbo kala socon doontid

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Asc, aqristayaasha qiimaha badan ee Shabakada Filimside ku xiran magaceyga waa Cabdiraxmaan Xasan Anteeno waxaan qoray ama aan turjumay sheekada caanka ah Kun Habeen iyo Habeen (1001) oo aad hada kadib shabakada Filimside maalin walbo ka aqrisan doontaan. Hadaba inta aan sheekada bilaabin macluumaad walbo oo ku saabsan Kun iyo Habeen iyo…

Page 2 of 3123