Home » Archives by category » Nolosha Jilaayaasha

Govinda muxuu weydiisan doonaa Katrina Kaif marka uu dhawaan la kulmo?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Super Star-kii 90-maadkii laga dambeyn jiray Govinda wuxuu doonayaa inuu soo laabasho xoogan sameeyo sidoo kalena dib usoo ceshto taageerayaashii uu masraxa ku lahaan jiray. Sidaa darteed Govinda ayaa dhawaan kulan la qaadan doono atirishada caanka ah Katrina Kaif wuxuuna weydiisan doonaa filimkiisa xiga ee uu soo saare ka yahay…

Hrithik Roshan, Shraddha Kapoor iyo Karan Johar oo xaflad ka wada qayb galeen (+sawiro)

Hrithik Roshan, Shraddha Kapoor iyo Karan Johar oo xaflad ka wada qayb galeen (+sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Hrithik Roshan, Shraddha Kapoor iyo Karan Johar ayaa ka wada qayb galeen xaflad uu xalay magaalada Mumbai ku dhigtay ganacsadaha caanka ah Mukesh Ambani. Inta badan jilaayaasha Bollywood-ka marka aysan shaqo mashquul ku ahayn waa qasab inay kasoo muuqdan ama lagu casuumo xafladaha ay dhigtaan dadka caanka ah si ay bilicda…

Maxay Tahay Sababta Akshay Kumar Iyo Rani Mukherjee Aysan Filim U Sameyn Waligood!!

Maxay Tahay Sababta Akshay Kumar Iyo Rani Mukherjee Aysan Filim U Sameyn Waligood!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Rani Mukherji oo xili loogu yeeri jiray Rani of Bollywood ama Boqorada Bollywoodka, sido kalena taagero fara badan caalamka kuleh aflaam taariikh ahna sameysay. Iyo waliba Akshay kumar oo ah Khiladi of Bollywood sido kalena kamid ah xidigaha ugu maqaamka sareyo Bollywoodka, ayaa waxaa dhacday in xidigahan waligood shaashada wadaagin.…

Ranveer Singh Shumiskii Uu Kushimiyay Priyanka Chopra Dadka Hortoodo, Ma isla Ayada Ayuu Hadana Taagero U Yahay Wax Ka Ogow!!

Ranveer Singh Shumiskii Uu Kushimiyay Priyanka Chopra Dadka Hortoodo, Ma isla Ayada Ayuu Hadana Taagero U Yahay Wax Ka Ogow!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ranveer Singh waa xidig aan degeneen oo aad ufudud sido kalena aad u kaftan badan, dhalinta manta hadii la dhaho shaqsiga ugu kaftan badan waa Ranveer. Sidaa awged saxaafada India iyo Bollywoodkaba waxay ugu yereen Xidiga ugu energy ga badan ama tamarta badan. Ayagoo ola jeedan fudeedkiisa iyo hadal badnidiisa…

Aftab Filimkiisi Ugu Horeyay Ee Uu Kasoo Muuqday Ma Aheyn Mast Ee Waa Mr.India, Xaqiiq Lahelay!!

Aftab Filimkiisi Ugu Horeyay Ee Uu Kasoo Muuqday Ma Aheyn Mast Ee Waa Mr.India, Xaqiiq Lahelay!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Aftab Shivdasani wuxuu dhashtay sanadkii 1978, waana atoore waayadiisi ugu horeysay fanka ki jilay aflaam jaceyl ah. Balse wajiga ayuu badashtay xidigaan mudo kadib asigoona isku bedelay inuu sameyo aflaamta shactirda ah (Comedy Movies). Aftab filimkiisi ugu horeyay ee uu kasoo muuqdo wuxuu ahaa filimkii Mr. India oo asigoo aad…

Pooja Hegde, Shruti Haasan Lakulan 4 Atariisho Ee Koonfur India Kasoo Jeedaan Kuwaaso Aanan Bollywoodka Guulo Ka Gaarin!!

Pooja Hegde, Shruti Haasan Lakulan 4 Atariisho Ee Koonfur India Kasoo Jeedaan Kuwaaso Aanan Bollywoodka Guulo Ka Gaarin!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Shruti Haasan, Tamannaah Bhatia, Shriya Saran Iyo kuwa kaloo badanba waa atariishoyinka ugu magaca weyn koonfur India kuwaaso kasoo muuqdeyn Mashaariic waaweyn oo caan ah. hadaba xidigahan la wada jecelyahay ee aflaamta Hit ka weyn sameyeen ee maqaamka sare soo gaareyn ayaa hadana markii Bollywoodka aflaamte ka sameyeen loo fiiriyo…

Xidiga Tusshar Kapoor Maxuu Kujecelyahay Super Starska Kala Ah Shah Rukh Khan Iyo Aamir Khan?

Xidiga Tusshar Kapoor Maxuu Kujecelyahay Super Starska Kala Ah Shah Rukh Khan Iyo Aamir Khan?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Tusshar Kapoor waa wiilka uu dhalay halyeey Bollywood Jeetendra kaaso kamid ah Rugcadaayashi hore fanka udub dhaxaadka u ahaayen. hadaba Tusshar ma uusan gaarin heerka fanka uu ka gaaray Aabihiis balse xidigaan doorkisa Shactirada uu kujilo ayuu aad iyo aad amaan balaaran kuhelaa had iyo jeer. Tusshar fanka wuxuu soogalay…

Kangana Iyo Hritik, Big Bachchan Iyo Rekha: Xidigaha Bollywoodka Ee Aan Abid Isla Shaqeyn Doonin!!

Kangana Iyo Hritik, Big Bachchan Iyo Rekha: Xidigaha Bollywoodka Ee Aan Abid Isla Shaqeyn Doonin!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

waxaa jiraan xidigo badan oo aan waligood shaashada iskala soo muuqan kuwaaso Ragg iyo Dumarba isugu jiraan, tusaale ahaan waxaa kamid ah xidigahaas Akshay Kumar iyo Rani Mukherjee, Salman khan iyo Deepika Padukone. balse wax xurguf ah oo kadhaxeyso malahan xidigahan shaashada iskala soo muuqan wayeen laakiin fursada unbee isku…

Ma Ogtahay Karisma Kapoor Inee Dunida Ugu Jeceshahay London Iyo Paris Misane Mala Socota Inee Doolshada Jeceshahy

Ma Ogtahay Karisma Kapoor Inee Dunida Ugu Jeceshahay London Iyo Paris Misane Mala Socota Inee Doolshada Jeceshahy

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Karisma Kapoor waxaa dhalay rugcadaa Randhir Kapoor oo la dhashtay halyeey Bollywood Rishi Kapoor sido kale waxaa xidigtaan la dhalatay Xidigta kale ee weyn Kareena Kapoor Khan. hadaba Karisma waayaheedi fanka waxay aheyd atariisho aad looga dambeyay qaab jiliinkeedana ad loo jeclaa aflaam taariikhi ahna sameysay. Karisma cunada lacuno waxyaabaha…

Shah Rukh Khan ” Aryaan Hadii Uu Gabar Shumiyo Bishimihiisa(Faruuryaha) Ayaan Ka Goynayaa!!

Shah Rukh Khan ” Aryaan Hadii Uu Gabar Shumiyo Bishimihiisa(Faruuryaha) Ayaan Ka Goynayaa!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

King of Bollywood Shah Rukh Khan waa shaqsi inbada ka agdhow caruurtiida waqtina la qaato hadey ahaan la haayeen Aryaan, Suhaana iyo waliba Abraham. hadaba xidigaan ayaa wareysi dheer DNA ga la yeeshteen basle anaga oo soo koobeyna muhiimada maqaalkeenana kusoo koobeyna ayaan qaar kamid ah kasoo qaadaneynaa wareysigaas. SRK…

Page 1 of 26123Next ›Last »