Home » Archives by category » Nolosha Jilaayaasha (Page 127)

Salman Khan Oo Cabsida Iska Saaray Katrina Kaif Na Shuminaayo Halkaan Ka Arag!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mega Star Salman Khan iyo Atiriishada Katrina Kaif ayaa bishaan la imaan doonan filmka xiisaha leh ee Tiger ZInda Hai kaaso la daawan doono 22 isla bishaan. Hadaba sidaan wada ognahay Salman ma aha shaqsi dareen gabdhaha shaashada horteeda kula wadaago inta badan mana aha shaqsi jecel xitaa inuu sameyo.…

Raveena Tandon Iyo Shilpa Shetty Oo Kaxun Maanta Inee Akshay Kumar Dartiisa Isku Dagaalen Hada Kahor!!

Raveena Tandon Iyo Shilpa Shetty Oo Kaxun Maanta Inee Akshay Kumar Dartiisa Isku Dagaalen Hada Kahor!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Labadii atiirisho ee 90kii magaca iyo maamuska Bollywoodka ku yeeshteen ee Raveena Tandon Iyo Shilpa Shetty ayaa khaladkoodi banaanka soo dhigen kaaso ahaa inee hada kahor isku dagaalen Akshay Kumar dartiisa. Sheekadan waxay soo bilaawatay markii Akki xiriirka ujaray Raveena sido kalena Shilpa kagaraacay hadana markii dambe Shilpa u meel…

Sawiro: Sonam Kapoor Oo Sawiro Laga Soo Qabtay Xili Ay Kusugneed Airport-ga Halkeese Usocotay Gabadhaan Quruxda Badan!!

Sawiro: Sonam Kapoor Oo Sawiro Laga Soo Qabtay Xili Ay Kusugneed Airport-ga Halkeese Usocotay Gabadhaan Quruxda Badan!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Gabadha dhanka Fashion-ka looga haray ee Sonam Kapoor ayaa maanta sawiro looga soo qabtay xili ay ka duuleysay Airport-ga Mumabi ayadoo ku wajahned Dubai. Sonam ayaa la shegay in danaheeda gaarka ah ay u aadeyso Dubai sidaa awged kuwa shaqadooda tahay inee sawiro ka qabtaan xidigaha caanka ah ayaa sawiro…

Amitabh Bachchan, Aamir Khan Iyo Fatima Sana Sheikh Oo Dalka Thailand Isku Dagaali Doonan!!

Amitabh Bachchan, Aamir Khan Iyo Fatima Sana Sheikh Oo Dalka Thailand Isku Dagaali Doonan!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa horey loosoo gabagabeyay 2 jadwal oo duubista filmka Thugs of Hindostan ah jadwalba koowaad waxaa filmkaan lagu soo duubayey Malta halka jadwalba labaad lagu duubay Mumbai haatana waxaa la shegaya in jadwalba sedexaad lagu duubi doono dalka Thailand. Ilo kudhow dadka filmkaan iska leh ayaa saxaafada usheegtay in guud…

Kadib Prabhas Oo Ay La Saxiixatay Filmka Saaho Markaana Shraddha Kapoor Waxay Film La Saxiixaneysa Rajkumar Rao!!

Kadib Prabhas Oo Ay La Saxiixatay Filmka Saaho Markaana Shraddha Kapoor Waxay Film La Saxiixaneysa Rajkumar Rao!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

2018 Bollywoodka sanad wanaagsan ayuu u yahay maadama aflaam hadal heyntooda cirka mareyso la daawan doono waxaana midaas sii dheer in aflaamta dhalinta sanadkaas aad loo daawan doono. Waxaan horey u ogeyn in sanadkaas 2018 la daawan doono filmada kala ah ee ay dhalinta hogaaminayaan sida Ranbir Kapoor-Alia Bhatt Filmkooda  Brahmastra,…

Karisma Kapoor Oo Ilmada Ka Qubaneysa Ayaa Sawir Xasuus Ah Nala Wadaagtay Kaaso Ah Awoowged Shashi Kapoor!!

Karisma Kapoor Oo Ilmada Ka Qubaneysa Ayaa Sawir Xasuus Ah Nala Wadaagtay Kaaso Ah Awoowged Shashi Kapoor!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

atiriishada Karisma Kapoor awoowged Shashi Kapoor ayaa isniinti geeriyooday asigoo 79 sano jiro kadib markii mudo uu xanuunsanaa. Hadaba Bollywoodka ayaa kuguda jiraan isbuuc tacsi ah sababto ah Shashi Kapoor waa nin magac iyo maqaamka kuleh dalka India iyo daafaha caalamkaba. Sidaa awged reer Kapoor waxay bartanka kaga jiraan murugo…

Sonakshi Sinha “wey igu adag tagay inaan atoore isku soo dhawaano ama dareen shaashada ku wadaagno”

Sonakshi Sinha “wey igu adag tagay inaan atoore isku soo dhawaano ama dareen shaashada ku wadaagno”

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Atirishada Sonakshi Sinha sanadii 2010 ayay Bollywood-ka kusoo biirtay waxayna kusoo caan baxday filimkii Dabangg ee Blockbuster-ka weyn noqday. Hadaba Sonakshi Sinha mudo dheer xeerka waxaa ugu jiray in atoore aysan wax shumis ah shaashada kula wadaagin mana ka yeesho filim sameeyayaasha inay shumis jilaa la wadaagto. Balse Sonakshi Sinha…

Shilpa Shetty “filim jilista waxaan ka jeclahay inaan qoyskeyga waqti la qaato” (+sawiro)

Shilpa Shetty “filim jilista waxaan ka jeclahay inaan qoyskeyga waqti la qaato” (+sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Shilpa Shetty waa atirishadii 90-maadkii Bollywood-ka heesan jirtay sidoo kalena ahayd atirisho ka dhaxeesay Bollywood-ka madaama ay dabeecadeeda ku gaartay inay atoore kasto filim la sameyso. Shilpa Shetty ayadoo Maamo ah hadana weli taageerayaal aad u badan ayay leedahay marwalbana waxaa laga dalbadaa inay shaashadaha dib ugu soo laabato. Balse…

Arin xiiso badan: Gulshan Grover iyo wiilkiisa Sanjay Grover oo hal filim kasoo wada muuqan doonaan

Arin xiiso badan: Gulshan Grover iyo wiilkiisa Sanjay Grover oo hal filim kasoo wada muuqan doonaan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ruug cadaa Gulshan Grover iyo wiilkiisa Sanjay Grover ayaa la xaqiijiyay inay wada sameyn doonaan filimka looga hadlaayo nolosha Afshan Ashiq oo gobolka Kashmir kasoo jeedo taasi oo dhagax kula dagaalami jirtay ciidamada Hindiya ee Kashmir xooga ku heestaan. Filimkaan lagu magacaabo HOPE SOLO waxaa sheekadiisa qoray Saiwyn Quadras oo caan ku ah…

Goodbye, Shashi Kapoor: Qof Walbo Ka Qeyb Qaatay Aaskii Shashi Kapoor (+Sawiro)

Goodbye, Shashi Kapoor: Qof Walbo Ka Qeyb Qaatay Aaskii Shashi Kapoor (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Jilaayaasha bollywood-ka ka tirsan uma kala harin aaskii Super Star Shashi Kapoor oo shalay ku geeriyooday maadaam in mudo ah xanuunsanaa asigoo ku geeriyooday Ambani hospital. Haddaba jilaayaasha bollywood-ka ayaa si weyn ugu soo qeyb galay aaskii Shashi Kapoor loo dhigay waxaan ugu horeeyay qoyskiisa reer Kapoor. Hoos ka daawo…