Home » Archives by category » Nolosha Jilaayaasha (Page 128)

Taariikh Nololeedka Madadaaliyaha Kowaad Ee Bollywood-ka Akshay Kumar (King of Bollywood) Min Bilaaw Ilaa Dhamaad Oo Update Ah (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Dhalasho Wacan Super Star Akshay Kumar Oo Maanta 50-sano Jirsaday……….. Hordhaca Xogta Super Star Akshay Kumar Rajiv Hari Om Bhatia wuxuu dhashay 9 September 1967, waa 50-jir ku dhashay magaalada Amristar, Akshay Kumar waa atoore Hindi ah, filim qarash gareeye, kaaratee yaqaan, sidoo kalena kasoo muuqdo barnaamijyada TV-yada ka baxaan.…

Farah Khan oo Kangana ku weerartay mowduuceeda Hrithik la xariiro ee aan dhamaadka laheyn!

Farah Khan oo Kangana ku weerartay mowduuceeda Hrithik la xariiro ee aan dhamaadka laheyn!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kangana Ranaut waxay dib usoo nooleesay 12-bilood ka hor dagaalkii ay Hrithik Roshan la gashay iyo xumaanta ay ku kala tageen inkastoo awal xiriir qarsoodi ah ka dhaxeeyay. Todobaadkan oo dhan Bollywood-ka Kangana aya heesatay oo maalin walbo Hrithik Roshan ceebihiisa gaarka ah saxaafada la wadaageesay wixii xan iyo xaqiiqo…

Waxaan aan dhici karin malahan: Hrithik walaashiis Sunaina iyo sida ay jir ahaan isku badashay

Waxaan aan dhici karin malahan: Hrithik walaashiis Sunaina iyo sida ay jir ahaan isku badashay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Super Star Hrithik Roshan ayaa bartiisa Twitter-ka soo dhigay sida walaashiis Sunaina Roshan muuqaal ahaan isku badashay waana sawir hadal heyn xoog badan abuuray. Hrithik Roshan wuxuu sawirka ku cadeeyay in walaashiis Sunaina isbadal aan caqli gal ahayn jirkeeda ku sameesay madaama ay ahaan jirtay waligeed qof miisaan badan laakiin hada shaqo…

Rasmi: filimka Namastey Canada oo shaaca laga qaaday xiliga la daawan doono

Rasmi: filimka Namastey Canada oo shaaca laga qaaday xiliga la daawan doono

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Director Vipul Amrutlal Shah ayaa si rasmi ah shaaca kaga qaaday filimkiisa weyn Namastey Canada xiliga la daawan doono waana filim la wada sugaayo. Namastey Canada oo ay hogaamiyaal ka yihiin Arjun Kapoor iyo Parineeti Chopra waxaa la daawan doonaa 7 December 2018 waana sanadka dambe dhamaadkiisa. Filimkaan qaybtiisii kowaad Namastey…

Mala Socota Aqristoow In Super Star Akshay Kumar Markii Hore Iska Diiday Sameynta Filimka Special 26!!!

Mala Socota Aqristoow In Super Star Akshay Kumar Markii Hore Iska Diiday Sameynta Filimka Special 26!!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Super Star Akshay Kumar wuxuu kudhex jiraa waqtigiisi ugu wacnaa fanka Filimkiisa udambeyay ee Toilet: Ek Prem Katha wuxuu noqday Super Hit weyn. hadaba xidigaan sanadkii filimkiisa Special 26 ee la daawaday sanadkii 2013 ayaa lashegay kahor inta uusan saxiixan inuu iska diiday sameynta filimkaas. Filimsameye Neeraj Pandey oo ah…

Nolosha Dhabta Ah: Xidigaha Bollywoodka Iyo Waqtiyadii Ugu Xumaa Noloshooda Soo Wajaheen (+Sawiro)

Nolosha Dhabta Ah: Xidigaha Bollywoodka Iyo Waqtiyadii Ugu Xumaa Noloshooda Soo Wajaheen (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Bollywood Super Stars Salman Khan, Big B, Deepika Padukone, Kangana Ranaut, SRK iyo kuwa kaloo badanba waxay soo dhadhamiyeen nolosha dhabta ah qaraarka ay leedahay. dadka aad maanta wada arkeesan dunida oo dhan wada jecel sido kalena magaca iyo hantida leh shalay waxay ahaayen inaa ka warqabtid waa loo baahanyahay…

Bad Time: Xidigta Sunny Leone Waxay Soo Xasuusatay Waqtigii Xumaa Ee Atoorayasha Iyo Atariishoyinka Ka Fogaan Jireen!!

Bad Time: Xidigta Sunny Leone Waxay Soo Xasuusatay Waqtigii Xumaa Ee Atoorayasha Iyo Atariishoyinka Ka Fogaan Jireen!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

  Xidigta Sunny Leone waa mid kamid ah xidigaha caalamka inkastoo marka xidigaha laga hadlaayo ay kala baxaan shaqadooda hadana Sunny waxay xidig caalami ah oo la aqoonsado ku noqotay sameynta filimada anshax xumada ah ee galmada. mudo dheer ayee Sunny PornStar soo ahed inkastoo waayahan dambe ay iska joojisay…

Atooraha Kivanc Tatlitug (Mohannad) Iyo Inta Musalsal Ee Uu Sameeyay Wax Badan Ka Ogow!!

Atooraha Kivanc Tatlitug (Mohannad) Iyo Inta Musalsal Ee Uu Sameeyay Wax Badan Ka Ogow!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

  Atooraha wadanka Turkiga kasoo jeedo kaaso lagu magacaabo Kivanc Tatlitug waa atoore caan ah inta badana sameyo musalsalo Turkish ah. xidigaan wuxuu dhashtay sanadkii 1983 bishii Oct 27 waan xidig aalaba sameyo musalsalada Turkiga ah ee maanta dadka aadka uxiiseyaan. wuxuu jilista ama ka shaqeynta Tv yada bilaaway sanadkii 2005…

Alia Bhatt Oo Afka Furatay Sheegtayna Cida Ay Sida Dhabta Ah U Jeceshahay, Sidharta Waa Laga Aarsaday!!

Alia Bhatt Oo Afka Furatay Sheegtayna Cida Ay Sida Dhabta Ah U Jeceshahay, Sidharta Waa Laga Aarsaday!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Wararka Sheegayaan in Sidharta ka fogaanayo Alia sido kalena uu ka raacoyo atariishada Jacqueline Fernandez ayaa labadan maalmood mid aad loo hadalhayo noqday. balseAlia oo ah qof marwalba kalsooni muujisa ayaa sheegtay dhankeeda cida ay sida dhabta ah ujeceshahay walibana xiriir adag ay la leedahay. ayadoo la hadleesa  Hindustan Times, ayee…

Xiriirkii Hritik Iyo Kangana, gabayadii iyo geeraaradii ay u qortay Hritik iyo waxa uudheeryahay Ragga Qaarkood!!

Xiriirkii Hritik Iyo Kangana, gabayadii iyo geeraaradii ay u qortay Hritik iyo waxa uudheeryahay Ragga Qaarkood!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kangana Ranaut waa atariisho baal dahabi ah ka gashay taariikhaha ugu waaweyn ee xidigaha Bollywoodka ka shaqeya dhexmaraan. Hadaba Kangana waxay nolosha la qeybsataya ama xiriir jaceyl la sameysatay Bollywood Super Hero Hritik Roshan kaaso xaasle ahaa xiligaas ay xiriirka hoose la sameysaneesay. Kangana ayaa wareysi aad udheer siisaya Tvga…