Home » Archives by category » Nolosha Jilaayaasha (Page 129)

Salman Khan”Priyanka Ali Abbas Ayee Soo Wacday Una Sheegtay Inee Bharat Ka Baxeyso Waana Tixgalinay”

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Priyanka Chopra sidaan wada ognahay waxaa la shaaciyay in ay ka baxday mashruuca weyn ee Bharat arimo nolosheeda gaarka ah la xiriireen aawged. Xidigtaan maalintii la sheegay in ay ka baxday filmka Bharat isla maalinkaas waxaa six an ahaan loo sheegay in London faraanti qarsoodi ah uu Nick ugu soo…

Boqorka Murugada Dilip Kumar Oo Isbitaal La Dhigay Markaan Xaalkiisa Ma Wanaagsano!!

Boqorka Murugada Dilip Kumar Oo Isbitaal La Dhigay Markaan Xaalkiisa Ma Wanaagsano!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Boqorka murugada Dilip Kumar ayaa markale Isbitaalka la dhigay kadib markii lagu shegay in xabadka caabuq ka haayo xanuuna uu ka dareemayo isagoo cimrigiisa uu saaid usiii weynaaday. Super Star-kan fanka hinidya hormarkiisa qeyb weyn ka qaatay waxuu jiraa 96 sano marar badan ayuuna xanuunsaday oo isbitaal la dhigay isagoo…

Salman Khan Ogama Baahno Maxkamad Wax Fasax Ah Hada Kadib Markuu Dibada U Safraayo!!

Salman Khan Ogama Baahno Maxkamad Wax Fasax Ah Hada Kadib Markuu Dibada U Safraayo!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mega Star Salman waxaan horey idiin kugu sheegnay in maxkamada Jaidpur ku amartay in uusan fasax la’aan dalka gudahiisa ka bixi Karin shaqo walba oo uu dibada u aadayo inuu fasax qaato ayaa lagu amray. Sababtana waan wada ognahay dacwadiisa wali dhinac uma dhicin dacwadaaso ah in lagu heysto kiiskii…

Dalxiiska Wali Wuu Socdaa Soha Ali Khan Iyo Inaaya Oo Xeebta Maldives Ku Raaxeysanayaan!!

Dalxiiska Wali Wuu Socdaa Soha Ali Khan Iyo Inaaya Oo Xeebta Maldives Ku Raaxeysanayaan!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Soha Ali Khan kam daajo inee sawiro baraha bulshada soo dhigto waliba kaligeed ma ahan ee iyada iyo seygeeda Kunal Kemmu ayaa todobaadkii hore ilaa hada sawiro baraha bulsahda soo dhigayaan una gaar ah dalxiiska Maldives. Sidaan horey idiin kula wadaagnayba dhamaan qoyska Ali Khan ayaa dalxiis  aadeen Maldives halkaaso…

Nick Jonas Saaxiibtisa HoreOlivia Culpo Oo Ka Hadashay Faraanti Galiskiisa Isaga Iyo Priyanka Chopra!!

Nick Jonas Saaxiibtisa HoreOlivia Culpo Oo Ka Hadashay Faraanti Galiskiisa Isaga Iyo Priyanka Chopra!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Nick Jonas waxuu xiriir la lahaa gabdho badan Priyanka Chopra kahor balse dhamaantoda wey kala hareen isagoo ka doortay atirishada PeeCee ee uu hader faraantiga u galiyay. Olivia Culpo waxay kamid tahay gabdhaha uu Nick xiriirka la sameeyay kahor Priyanka taaso ka hadashay faraanti galiska saaxiibkeda hore iyo saaxiibtisa cusub…

Varun Dhawan Iyo Anushka Sharma Oo Wali Ku Guda Jiraan Xayeysiin U Sameenta Sui Dhaaga (+Sawiro)

Varun Dhawan Iyo Anushka Sharma Oo Wali Ku Guda Jiraan Xayeysiin U Sameenta Sui Dhaaga (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Jilayaasha caanka ah Varun Dhawan iyo Anushka Sharma ayaa sawiro laga soo qabtay xili ay magaalka Mumbai xayeysiin ugu sameenayeen mashruucoda Sui Dhaaga. Waxay goobta u tageen inee ku xayeysiiyaan filmkooda Sui Dhaaga ee sanadkaan la daawan doono goobta ayee wacdaro ka dhigeen ayagoo la falgaleen saxaafada. Varun iyo Anushka…

Heeska Somalida Ku Waalatay “Dil Lagaa Liya” Oo Turjuman (Calaacal Iyo Calool Xumo +Video)

Heeska Somalida Ku Waalatay “Dil Lagaa Liya” Oo Turjuman (Calaacal Iyo Calool Xumo +Video)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Maadama maanta oo kale la daawaday filmka daawashadiisa lawada jecelyahay Dil Hai Tumhara waxaan idiin la wadaageen xog walba oo mashruucan kusaabsan heeso ilaa xaqiiqooyin u gaar ah oo aan kasoo daabaceeno. Dil Laga Liya waa hees caan ah oo daafaha caalamka aad looga jecel yahay balse marka daafaha caalamka…

Fanaanka Caanka Ah Kumar Sanu Ayaa Dacwad Lagu Soo Oogay Maadama Saqdhexe Habeenimo Xitaa Heesayo!!

Fanaanka Caanka Ah Kumar Sanu Ayaa Dacwad Lagu Soo Oogay Maadama Saqdhexe Habeenimo Xitaa Heesayo!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kumar Sanu waa mid kamid ah fanaaniinta ugu caansan dalka India waxaana xidigaan si weyn loo jeclaa 90-maadkii oo uu awood balaaran ku qabsaday dhanka heesaha Bollywoodka. Kumar codkiisa malaayin dad ah ayaa jeclaadeen ilaa maantana heesihii uu duubay 90-kii waa la dhageestaa maadama cod halaasi ah laga keydiyay sido…

Salman Khan 5 Arin Xiiso Leh Ayuu Shaaca Kaga Qaaday Daah Furka Bigg Boss 12 Ee Magaalada Goa!!

Salman Khan 5 Arin Xiiso Leh Ayuu Shaaca Kaga Qaaday Daah Furka Bigg Boss 12 Ee Magaalada Goa!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mega Star Salman Khan ayaa si rasmi ah u bilaaway barnaamijkiisa caanka ah ee Bigg Boss qeybtiisa 12-aad kaaso lagu daah furay ama lagu bilaaway magaalada Goa ee dalka India. Salman ayaa goobta wareysi xiiso leh iyo Dance wacan kusoo bandhigay dadkii goobta isugu imaadeena madadaaliyay balse 5 arin ayuu…

Warqad furan oo loo diray Superstar Sunny Deol iyo talooyinka taageerihiisa siiyay

Warqad furan oo loo diray Superstar Sunny Deol iyo talooyinka taageerihiisa siiyay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Superstar Sunny Deol wuxuu galay da’da atoorayaasha fanka isaga baxaan ama door caawiye ama aabo ku matalaan haddana asigoo 61-jir ah ayuu filim walbo hogaamiye ka noqdaa waana arin naadir ah oo atoore kasto sameyn karin. Haddaba Sunny Deol oo 35-sano ka badan fanka Hindiya ku jiro dhawaan waxaa tiyaatarada…