Home » Archives by category » Nolosha Jilaayaasha (Page 189)

Dambista Sridevi intii u dambeesay oo la raacsiiyay wabiga caanka ah Ganges Boney iyo Anil ayaa raacsiiyeen (+sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

24-kii Febraayo waxaa geeriyootay atirishii Sridevi oo fanka Hindiya mug weyn ku laheyd laguna tilmaamo mid ka dhaxeesay fanka Hindiya oo dhan Hindi, Tamil iyo Telugu. Tacsidii iyo gubisti Sridevi waxay dhacday 28-kii Febraayo ayadoo magaalada Mumbai ka dhacday kana qayb galeen inta badan shaqsiyaadka fanka Hindiya qaybihiisa kala duwan…

Qasaarada Sushanti Singh Rajput waa faa’iidada John Abraham madaama uu John la wareegay filimka Romeo Akbar Walter

Qasaarada Sushanti Singh Rajput waa faa’iidada John Abraham madaama uu John la wareegay filimka Romeo Akbar Walter

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Sanadii hore waxaan idinla wadaagnay in Sushant Singh Rajput uu sameyn doono filimka Romeo Akbar Walter waana filim sirdoonka ka hadlaayo. Mashruuca Romeo Akbar Walter mudo waxaa lala sugaayay Sushant Singh Rajput balse waqti wuu u waayay asigoo mashaariic kale ku mashquulsanaa laakiin ugu dambeyntii wuu isaga baxay. Haatana kooxda filimka Romeo Akbar…

Atoorayaal beryahan la waayay Aftab, Govinda iyo Abhay Deol oo ka qayb galeen daawashada filimka yar I Am Sorry (+sawiro)

Atoorayaal beryahan la waayay Aftab, Govinda iyo Abhay Deol oo ka qayb galeen daawashada filimka yar I Am Sorry (+sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Dhawaanahan aqbaar lagama heynin qaar ka mid ah jilaayaasha Bollywood-ka caan ka ah kuwaas oo haatan fanka shaqo badan ka heynin ama aflaan badan sameynin. Fanka waa wareegto waqti ahaan xiliba jilaayaal ayay u saaran tahay hadii 90-maadkii Govinda sanad kasto filim sameyn jiray si la mid ah Aftab bilawgii…

Sunny Deol iyo Bobby Deol oo ka qayb galeen xaflada gaba gabada duubista filimka Genius (sawiro+video)

Sunny Deol iyo Bobby Deol oo ka qayb galeen xaflada gaba gabada duubista filimka Genius (sawiro+video)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Labada walaalo Sunny Deol iyo Bobby Deol ayaa garab istaageen Director Anil Sharma oo soo caan bixinaayo wiilkiisa Uttkarsh Sharma. Uttkarsh Sharma filimkiisa kowaad Genius ayaa duubistiisa lasoo idleeyay waxaana la sameeyay xaflad Sunny, Bobby iyo shaqsiyaad kale oo caan ah kasoo qayb galeen waxaana filimkaan la daawan doonaa 24 Aug…

Salman Khan Oo Taagerayaashisa Ka Farxinaayo Maadama Race 3 Kaliya Uusan Sanadkaan La Imaan Doonin Balse Film Kala Jiro Nala Ogow!

Salman Khan Oo Taagerayaashisa Ka Farxinaayo Maadama Race 3 Kaliya Uusan Sanadkaan La Imaan Doonin Balse Film Kala Jiro Nala Ogow!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mega Star Salman Khan sanadkaan waxaa usoo bixi doono filmka Race 3 ee uu hogaamiyaha ka yahay waxaana la jilayaan Bobby Deol, Jacqueline Fernandez, Anil Kapoor iyo xidigo kale. Hadaba sidaan markii hore ogeyn Salman sanadkaan halkaas film kaliya ayaa u qorsheysnaa in la daawado sido kalena waxaa Race 3…

Kadib Filmada Bajrang Bhaijaan Iyo Secret Superstar Irrfan Khan Filmkiisa Hindi Medium Oo China Laga Daawan Doono!

Kadib Filmada Bajrang Bhaijaan Iyo Secret Superstar Irrfan Khan Filmkiisa Hindi Medium Oo China Laga Daawan Doono!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filmada Bajrang Bhaijaan iyo Secret Superstar ayaa ganacsi wanaagsan kasameyeen suuqa weyn ee China kaaso mudadan dambe la isla wada arkay maadama aflaamta Hindiga ka gadmayaan. SS waxaa halkaas la saaray 19 bisha Jan ee sanadkaan 2018 halka BB la saaray taarikhda marke ahed 2 bisha Maarso ee isla sanadkaan…

Filmsameye Mahesh Bhatt Oo Si Kadis Ah Kula Kulmay Atirishada Kajol Waayo Waayo Iyo Kaftan Badan Ayaa Dhexmaray!

Filmsameye Mahesh Bhatt Oo Si Kadis Ah Kula Kulmay Atirishada Kajol Waayo Waayo Iyo Kaftan Badan Ayaa Dhexmaray!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mahesh Bhatt waa mid kamid ah filmsameyaalka ugu qibrada wanaagsan Bollywoodka halka Kajol ee tahay atirisho kamid ah kuwa ugu wanaagsan Bollywoodka taariikh ahaan. Inkastoo labadan shaqsi aysan wax wada shaqeyn ah dhexmarin abid hadana waa shaqsiyaad aqoon buuxda isku leh sido kale Mahesh Bhatt waligiis waxuu jeclaa inuu la…

Salman khan Iyo Sonakshi Sinha Oo Duubayan Hees Kujirta Filmka Yamla Pagla Deewana 3 (+Sawiro)

Salman khan Iyo Sonakshi Sinha Oo Duubayan Hees Kujirta Filmka Yamla Pagla Deewana 3 (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa iska soo daba dhacayaan sawiro kala duwan oo laga soo bandhigaayo heeska qaaska ah ee kujirta filma YPD 3 taaso la isugu keenayo jilayaal badan. Waxaan hader helnay sawiro ka turjumayaan goobta heeska lagu duubayo iyo Salman-Sonakshi oo kasoo muuqden goobta halka qoyska reer Deol ee uu u horeyo…

Jacqueline Fernandez Mise Manushi Chhillar Yaa Ku Qurux Badan Dharka Dabaasha (Bikini) Nooca Jaalaha (Yellow)?

Jacqueline Fernandez Mise Manushi Chhillar Yaa Ku Qurux Badan Dharka Dabaasha (Bikini) Nooca Jaalaha (Yellow)?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Jacqueline Fernandez waa atirisho Model ah sido kalena jecel had iyo jeer inee jirkeeda shaashada ugu faanto dadka xitaa filmada qaarkod inee labis kala nooc ah xirato ayee u saxiixata ayadoo dooneysa in la arko jirkeeda uun, waa atirisho jecel labiska iyo xaragada. Dhanka kale Manushi Chhillar waa atirisho la…

Sawiradii U Dambeyen Ee Laga Soo Qabto Karisma Kapoor Ayado Mumbai Dhex Socoto (+Sawiro)

Sawiradii U Dambeyen Ee Laga Soo Qabto Karisma Kapoor Ayado Mumbai Dhex Socoto (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Karisma Kapoor waxay kamid tahay atirishooyinkii ugu guulaha badnaa Bollywoodka ee taariikh ahaan soomaran fanka hindiya ayadoo sameysay aflaam badan oo abid lagu xasuusan doono. Lolo ayaa had iyo jeer sawir qaadayasha iska jecel yihiin inee sawiro ka qaatan maadama xidigaha ugu caansana 90kii ay kamid ahed waxanaa sawiro laga…