Home » Archives by category » Nolosha Jilaayaasha (Page 2)

Karisma Kapoor Oo Nala Wadaagtay Sawir Xasuus Ah Xili Ay Yareed Lana Gashay Sawirka Awoowged Raj Kapoor!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa maanta dhalashadiisa ay ku beegantahay Super Star Raj Kapoor kaaso maanta haduu noolaan lahaa jiri lahaa 93 sano. Waa awoowaha Karisma, Kareena iyo Ranbir waana aabaha dhalay Rishi Kapoor iyo Randhir Kapoor wuxuu kusoo caan baxay ama Bollywoodka kusoo galay filmkii Neel Kamal kaaso ay la hogaamineysa Madhubala kadib…

Kani Waa Saif Ali Khan Wiilkiisa Ibrahim Ali Khan Oo Airport-ga Sawiro Looga Soo Qabtay (Saif Oo Yar Waaye)!!

Kani Waa Saif Ali Khan Wiilkiisa Ibrahim Ali Khan Oo Airport-ga Sawiro Looga Soo Qabtay (Saif Oo Yar Waaye)!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ibrahim Ali Khan waa wiilka ay dhaleen Saif Ali Khan iyo Amrita Singh waana wiil dhalin ah kaaso mustaqbalka dhow la rajeynaayo inuu Bollywoodka soo galo. Saif iyo Amrita Singh waxaa u joogaan wiil iyo gabar kuwaaso kala ah Sara Ali khan oo dhalata 1993 iyo Ibrahim Ali khan oo…

Inaba Caadi Ma Aha Salman Khan, Katrina Kaif Iyo Mithun Chakraborty Oo Wacdaro Ka Dhigeen Showga Dance India Dance (+Sawiro)

Inaba Caadi Ma Aha Salman Khan, Katrina Kaif Iyo Mithun Chakraborty Oo Wacdaro Ka Dhigeen Showga Dance India Dance (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mega Star Salman Khan ayaa filmkiisa Tiger Zinda Hai xayeysiin balaaran usameynaayey xili uu kusugnaa showga TV yada kabaxo ee Dance India Dance. Wacdarolama ilaawan ah ayuu Sallu halkaas kadhigay kadib markii uu qoob ka cayaar kumuujiyay Katrina heeskeedi caanka ahaa e Chikni Chameli. Waxaa kaloo xusid mudan in heeskan ay kula…

16 Sano Oo Uu Kabhi Khushi Kabhie Gham Jirsaday iyo Karan Johar Oo Nala Wadaagay SawiroFilmka Horey Loogu Arag!!

16 Sano Oo Uu Kabhi Khushi Kabhie Gham Jirsaday iyo Karan Johar Oo Nala Wadaagay SawiroFilmka Horey Loogu Arag!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filmsameyaha caanka ah ee Karan Johar ayaa maanta xasuus hore galay kadib markii uu baraha bulshada sawiro filmka K3G ah ka buuxiyay. K3G ayaa maant asi rasmi ah u jirsaday 16 sano maadama la daawaday 14 Dec 2001 waana film Blockbuster noqday daawadayaashana ilaa hada jecelyihiin bandhiga jilayaasha inaba caadi…

Geesiyad Kangana “Maxaa Loo Eedeynayaa Gabadha Qofka Khaldan Waa Ninka Ee Hala Ciqaabo”

Geesiyad Kangana “Maxaa Loo Eedeynayaa Gabadha Qofka Khaldan Waa Ninka Ee Hala Ciqaabo”

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Sidaa wada ogeyn atiriishada filmka Dangal Zaira Wasim ayaa nin si anshax xumo ah ula dhaqmay kadib markii uu lugtiisa saartay garabka gabadhaan yar xili ay duulimad ahaayen oo ay diyaarad wada saarnayen ninkana uu fadhiyay kursiga Zaira kadambeyo. Hadaba dadkii ayaa uqeybsameen qaar Zaira Wasim la jiraan iyo qaar…

Rani Mukerji”Waan Jeclaan lahaa Inaan Aditya (Seygeeda) La Shaqeeyo Balse Uma Maleynaayo Inu Doonayo Isaga”

Rani Mukerji”Waan Jeclaan lahaa Inaan Aditya (Seygeeda) La Shaqeeyo Balse Uma Maleynaayo Inu Doonayo Isaga”

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Rani Mukerji ayaa saxaafada wareysi dheer la yeelatay ayadoo dhinacyo fara badan wax laga weydiyay, ugu horen waxay ka hadashay sababta ilaa hada baraha bulshada ay u isticmaali la’dahay. Rani ayaa tiri,” Ma doonayo in aan isticmaalo baraha bulshada ama dadka aan qaab online ah uwada socono waan awoodi waayey…

Sonam Kapoor Oo Kangana Ranaut Duqeyneesa Ayadoo Dooda Is Qaraabeysiga Ka Hadashay (Nasiibkada Qabta Sonam)

Sonam Kapoor Oo Kangana Ranaut Duqeyneesa Ayadoo Dooda Is Qaraabeysiga Ka Hadashay (Nasiibkada Qabta Sonam)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ugu dambeyn Atirishada Sonam Kapoor ayaa ka hadashay mowduuca xasaasiga ah e Is QARABEYSIGA ah kaaso ay asal ahaan soo bilawday atirishada Kangana Ranaut. Sonam ayaa sheegtay in marka xidigaha ka doodayaan doodan is qaraabeysiga ah ay aad ugu qososho sido kalena madadaalo kadhigataba had iyo jeer.” “Mar walba oo…

Atirishada Filmka Dangal Sanya Malhotra”Waxaan Jeclaan Lahaa Inaan Sameyo Filmka Jagga Jasoos Oo Kale”

Atirishada Filmka Dangal Sanya Malhotra”Waxaan Jeclaan Lahaa Inaan Sameyo Filmka Jagga Jasoos Oo Kale”

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Sanya Malhotra waa atirisho fanka kucusb waxayna kusoo caan baxday filmka Dangal ee Mr.Prefectionist Aamir Khan hogaamiyaha ka ahaa. Filmkaan ayee ku matashay xidigtaa doorka Aamir Khan gabadhiisa haatana waxay kusocotaa wadadii ay Star ku noqon lahed. Hadaba xidigtaan ayaa wareysi saxaafada siisay ayadoo sheegtay iney aad u jecehshahay qoobka…

Dhalasho Wacan Rana Daggubati Jilaa Door Walba Sameyn Kara Baahubali Na Abid Lagu Xasuusan Doono (+Sawiro)

Dhalasho Wacan Rana Daggubati Jilaa Door Walba Sameyn Kara Baahubali Na Abid Lagu Xasuusan Doono (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa maanta dhalashadiisa udabaal dagaya atooraha reer koonfur ee Rana Daggubati kaaso maanta jirsaday 33 sano maadama uu dhashtay 14 Dec 1984. Xidigan caanka ah ee koonfur awooda balaaran kuleh ayaa maanta u dabaal dagaya dhalashadiisa waxaana laga xasuusan doona aflaam badan oo taariikh ah kuwaso qaab jilin heer sare…

Sunny Leone Oo Awood U Sheegatay Vidya Balan Ayadoo Sameyn Doonta Filmka Nolosha Meena Kumari Looga Hadlaayo!!

Sunny Leone Oo Awood U Sheegatay Vidya Balan Ayadoo Sameyn Doonta Filmka Nolosha Meena Kumari Looga Hadlaayo!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa in badan la isla dhexmaraayey atiriishada hogaamin laheed filmka nolosha Meena Kumari looga hadlaayo kaaso la rabo in goordhow lasameyo. Filmkaan ayaa markii hore loo bandhigay atiriishooyinka kala ah Madhuri Dixit, Kangana Ranaut iyo Vidya Balan. Director-ka filmkaan oo lagu magacaabo Karan Razdan ayaa wareysi siiyay saxaafada wuxuuna ushegay sida…