Home » Archives by category » Nolosha Jilaayaasha (Page 242)

Isku diyaari daawashada dagaal dhanka seefaha ee dhex mari doono Amitabh Vs Aamir Khan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Labada Super star ee awooda badan Amitabh Bachchan iyo Aamir Khan waxay isla soo wadaan filimka weyn Thugs of Hinduston oo la daawan doono Diwali 2018. Hadal heynta filimkaan ayaa cirka isku sii shareertay kadib markii shaaca laga qaaday in Big Bachchan iyo Mr. Perfect si toos ah dagaal dhanka…

Sooraj Pancholi oo barta Twitter-ka isaga baxay kadib fadeexada qoyskiisa oo sii xoogeesaneyso

Sooraj Pancholi oo barta Twitter-ka isaga baxay kadib fadeexada qoyskiisa oo sii xoogeesaneyso

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Atirishada Kangana Ranaut ayaa bartilmaameed ka dhigatay todobaadkii hore atooraha ruug cadaaga ah Aditya Pancholi waxayna banaanka soo dhigtay xiriir qarsoodi ah oo ay la yeelatay markii ay 17-jir ahayd sidoo kalena guriga Aditya ku nooleyd. Aditya Pancholi sheekadan wuu beeniyay wuxuuna Kangana u sheegay inay cadeyn la imaado ama…

Xidigta Sunny Leone Oo Sawiro Laga Soo Qabtay Xili Ay Kasoo Degetay Airport ga Ayada, Ninkeeda Iyo Gabbadheeda!!

Xidigta Sunny Leone Oo Sawiro Laga Soo Qabtay Xili Ay Kasoo Degetay Airport ga Ayada, Ninkeeda Iyo Gabbadheeda!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Atariishada Sunny Leone ee dhawanahan Bollywoodka ka agdhow ayadoo rabto heer sare inee ka gaarto Bollywoodka balse aanan heleenin doorar aad u weyn laakiin waxaa xusid mudan inee sameysay aflaam dhowr ah oo Bollywooda ah. Hadaba xidigtaan ayaa laga soo qabtay sawiro xili ay kusugneed Airportga Mumbai maadam ay dib…

Karisma Kapoor Oo Casho Sharaf Usameysay Walasheed Kareena Kapoor Khan Iyo Seygeeda Saif Ali Khan Maxaa Kadhacay Goobta!!

Karisma Kapoor Oo Casho Sharaf Usameysay Walasheed Kareena Kapoor Khan Iyo Seygeeda Saif Ali Khan Maxaa Kadhacay Goobta!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Suoer Star-da weyn ee Karisma Kapoor ayaa Casho sharaf qiimo badan usameysay walaashed hadana saaxiibteda ah ee Kareena Kapoor Khan halka Kareena uu la socday seygeea Saif Ali Khan kaasona sido kale asna cashada casuumada kujiray. Karisma oo kamid ahed atariishooyinkii ugu awooda badnaa 90kii ayaa ah xidig aanan marnaba…

Waa Arin Layaab Leh In Gabbar Ay Sameysay1000 Oo Xiriir Galmo Ah Balse Hada Guur Rabto!!

Waa Arin Layaab Leh In Gabbar Ay Sameysay1000 Oo Xiriir Galmo Ah Balse Hada Guur Rabto!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Gabar u dhalatay dalka Austrelia oo lagu magacaabo Gwyneth Montenegro, ayaa xiriir galmano la sameysay in ka badan 10kun oo rag ah, waxeyna ugu dambeyn ka dhawaajisay iney go’aansatay iney sameysato jaceyl dhab ah. Jariirada Daily Mail ayaa sheegtay in Gwyneth Montenegro la kulantay 80- bandhig oo guur ah, iyadoo…

Aryan Khan Oo Aabihiisa SRK Ka Qurux Badnaanayo, Obama Oo Ku Hadlay Hadaladii SRK Iyo Arimo Kale Wax Badan Ogow!!

Aryan Khan Oo Aabihiisa SRK Ka Qurux Badnaanayo, Obama Oo Ku Hadlay Hadaladii SRK Iyo Arimo Kale Wax Badan Ogow!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Bolywood King Khan sidaa wada ognahay waa xidig weyn oo magac balaaran kuleh daafaha caalamka wuxuuna midaa ku gaaray bandhigiisa wacan iyo abaal marinda faraha badan ee uu ku guulestay taasi oo waliba sii dheertahay inuu Box-officeka hogaanka u haayo ilaa iyo hada. Hadaba Aryan Khan oo ah wiilka uu…

Marka ay dhacday Aamir Khan inuu qalbiga ka jebiyay Rani Mukerji oo taageero u ahayd!

Marka ay dhacday Aamir Khan inuu qalbiga ka jebiyay Rani Mukerji oo taageero u ahayd!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mr. Perfectionist Aamir Khan waa shaqsi la wada jecel yahay siweyna magaciisa daafaha caalamka ugu baahay waana jilaa ku caan baxay sameynta aflaan tayo wanaagsan. Hadaba Aamir Khan ayaa hada ka hor qalbiga ka jebiyay atirishada Rani Mukerji oo ilmo ama caruur ah sidoo kalena taageero weyn u ahayd Bollywood…

Farhan Akhtar oo banaanka soo dhigay sirta ka dambeyso labiska faraha badan ee Ranveer Singh sameeyo!

Farhan Akhtar oo banaanka soo dhigay sirta ka dambeyso labiska faraha badan ee Ranveer Singh sameeyo!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Atooraha door walbo sameyn karo sidoo kalena Director iyo soo saare isku ah Farhan Akhtar ayaa beryahan saxaafada la fal galaayo madaama Jimcadaan tiyaatarada loo saari doono filimka Lucknow Central. Farhan Akhtar ayaa ka qayb galay barnaamijka hirgalay ee dhageysiga kaliya ah No Filter Neha oo ay soo saare ka…

Ma ogtahay in Akshay Kumar marwalbo jeebka ku wato sawir shactirooralaha caanka ah Charlie Chaplin

Ma ogtahay in Akshay Kumar marwalbo jeebka ku wato sawir shactirooralaha caanka ah Charlie Chaplin

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Super Star Akshay Kumar oo caan ku ah sida looga qosol siiyo sidoo kalena sameeyay aflaan badan oo shactiro ah kuwaas oo hirgaleen ayaa banaanka soo dhigay arin u qarsaneed. Akshay Kumar wuxuu xariiriye ama dhex dhexaadiye ka noqon doonaa barnaamijka shactirada badan ee lagu magacaabo ‘The Great Indian Laughter Challenge’.…

Muxuu ka wadaa Salman Khan inuu maalmo ku xirnaan doono beertiisa Panvel

Muxuu ka wadaa Salman Khan inuu maalmo ku xirnaan doono beertiisa Panvel

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mega Star Salman Khan hada wuxuu ku mashquulsan yahay soo gaba gabeynta filimkiisa weyn Tiger Zinda Hai oo ay la jileyso Katrina Kaif lana daawan doono 23 December 2017. Salman Khan marka uu duubista Tiger Zinda Hai soo idleeyo wuxuu isku soo xiri doonaa beertiisa weyninka badan Panvel farmhouse taasi oo…