Home » Archives by category » Nolosha Jilaayaasha (Page 3)

Sawirada todobaadkan baraha bulshada gil gileen: Geesinimada Salman iyo lamaanaha cusub Virat-Anushka

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa jiraan sawiro baraha bulshada qabsadeen kuwaas oo u gaar ah jilaayaasha Bollywood-ka waxayna isugu jiraan noloshooda gaar ah hawlo shaqo iyo arimo kale. Geesinimada Salman Khan: Mega Star-kaan waxaa laga soo bandhigay sawir u gaar ah filimkiisa Tiger Zinda Hai oo 22-ka bishan la daawan doono, waana sawir Internet-ka gil…

Nala Ogaaw marka ay lamaanayaasha Bollywood-ka ku aqal galeen maal ka baxsan Hindiya (+sawiro)

Nala Ogaaw marka ay lamaanayaasha Bollywood-ka ku aqal galeen maal ka baxsan Hindiya (+sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Anushka Sharma iyo Virat Kohli arooskoodii wuxuu ka dhacay dalka Talyaaniga todobaadkii hore ayagoo lamaanahan baraha bulshada qabsadeen. Hadaba waxaan idiin heynaa lamaanayaasha Bollywood-ka iska dhex doorteen kuwooda ku aqal galeen meel ka baxsan Hindiya ee sida weyn loo buun buuniyay xilio kala duwan: Preity Zinta-Gene Goodenough, Los Angeles, USA,…

Wax ka baro Jilaayaasha Bollywood-ka ee shirkadaha caalamiga ah xayeysiimaha u sameeyaan (+sawiro)

Wax ka baro Jilaayaasha Bollywood-ka ee shirkadaha caalamiga ah xayeysiimaha u sameeyaan (+sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waa qasab in jilaa kasto oo Bollywood-ka ka tirsan inuu shirkado kala duwan xayeysiimo u sameeyo madaama ay bulshada dhexdooda caan ka yihiin. Balse waxaan ka hadleynaa jilaayaasha Bollywood-ka ee xuduuda Hindiya ka talaabeen kuwaas oo shirkado caalamai ah oo aan Hindi ahayn la shaqeyaan ama xayeysiimo u sameeyaan: Priyanka…

Marka ay dhacday Padman-ka dhabta ah inuu Akshay Kumar ku qalday Akshaye Khanna

Marka ay dhacday Padman-ka dhabta ah inuu Akshay Kumar ku qalday Akshaye Khanna

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa si rasmi ah loo soo bandhigay goos gooska filimka Padman ee uu hogaamiye ka yahay Superstar Akshay Kumar lana daawan doono 26 Janaayo 2018. Hadaba Padman waa filim ku saabsan nolosha ninkii bulshada Hindiya waxa weyn u qabtay Arunachalam Muruganantham kaasi oo tuuladiisa ka bilaabay kacdoon ku aadan sidii haweenka…

Deepika “Kama qoomameenayo aflaantii aan iska diiday 5-sano ee ugu dambeesay”

Deepika “Kama qoomameenayo aflaantii aan iska diiday 5-sano ee ugu dambeesay”

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Deepika Padukone waa atirishada kowaad ee Bollywood-ka ugu badan sidaa darteed filim soo saare kasto waa qasab marka uu mashruuc weyn sameenayo inuu xidigtaan la xariiro si uu firaaqadeeda u ogaado. Waxaa todobaadyadii ugu dambeeyay la isla dhex maraayay in Deepika Padukone filimka weyn Don 3 la sameyn doonto SRK…

Macquul ma ahan Priyanka Chopra 5-daqiiqo oo ay xaflada Zee Cine Awards kasoo muuqan doonto 5 Crore ayay ku qaadan doontaa!

Macquul ma ahan Priyanka Chopra 5-daqiiqo oo ay xaflada Zee Cine Awards kasoo muuqan doonto 5 Crore ayay ku qaadan doontaa!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Priyanka Chopra wey tagtay weyna la talaabsatay markaana shirkadaha Bollywood-ka waxay ula macaamiltamaan sida atirisho caalami ah oo aan Hindi ahayn. Priyanka Chopra waxay aqbashay inay xaflada Zee Cine Awards 2018 ka qayb qaadato balse bilaash meesha kuma imaan doonto waayo 5-daqiiqo kaliya ayay goobta joogi doontaa waxaana lagu heshiiyay…

Kangana Ranaut “Waxaan qoridoona book hadii aan diyaar noqdo”

Kangana Ranaut “Waxaan qoridoona book hadii aan diyaar noqdo”

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kangana Ranaut ayadoo dareemesa xiisaha warbaahinta hor istaagooda ayay shalay lahadashay warbaahinta waxayni sheegtay, “Waxaan qori doonaa buug marka aan diyaariyo mashruuca aan lawado “Shobhaa De had” . Waxaan jeclaan lahaa inaan qoro buug kale waxay noqon doontaa mid weyn, “ayey tiri Kangana. Kangana ayaa haatan mashquul ku ah sameenta…

Priyanka Chopra Iyo Katrina Kaif Oo Lagu Casuumay Xaflada Abaal Marinta Lagu Bixiyo Ee Zee Cine Awards 2018!!

Priyanka Chopra Iyo Katrina Kaif Oo Lagu Casuumay Xaflada Abaal Marinta Lagu Bixiyo Ee Zee Cine Awards 2018!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Atirishooyinka kala ah Priyanka Chopra iyo Katrina Kaif ayaa lagu casuumaya xaflada sanadlaha ah ee Zee Cine Awards 2018 si ay halkaas wacdaro oga dhigaan. Xafladaan ayaa isugu imaan doonaan xidigo badan oo Bollywoodka caanka ah halkaaso abaal marino kala nooca ah lagu bixin doono. Priyanka ayaa hader kusugan New…

Katrina Kaif, Deepika Padukone, Sonakshi Sinha Iyo Xidigo Kale Oo Noqdeen Atirishooyinka Ugu Labiska Xun Sanadkaan 2017 (+Sawiro)

Katrina Kaif, Deepika Padukone, Sonakshi Sinha Iyo Xidigo Kale Oo Noqdeen Atirishooyinka Ugu Labiska Xun Sanadkaan 2017 (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Maadama sanadkii sii dhamaanayo oo gabo gabo yahay wax walbo oo dhacay sanadkaan waa lasoo bandhigaa. Sido kale dhan walba Bollywoodka shaqadii la qabto sanad walba waa la isku abaal mariyaa balse shabakadaha qaar kood ayaa dhanka Fashionka diirada saaraan. Sidaa awged waxaa la aruuriyay sawirada atirishooyinka Bollywoodka oo xiliyo…

Hadii Saif Ali Khan Qoraa Noqon Lahaa Maxuu Qori Lahaa? (Ka Faaideyso Saif Sirta U Qaaska Ah)

Hadii Saif Ali Khan Qoraa Noqon Lahaa Maxuu Qori Lahaa? (Ka Faaideyso Saif Sirta U Qaaska Ah)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Atooraha Saif Ali Khan ayaa ka qeyb galay furitaanka buuga walaashiis Soha Ali Khan qortay ee lagu magacaabo ‘The Perils of Being Moderately Famous.’ Hadaba Saif ayaa la weydiyay hadii sida walaashis oo kale uu qoraa noqon lahaa kasoo buugaagta qora waxa hadafkiisa ah ama uu qori lahaa hadii fursadaas uu…