Home » Archives by category » Nolosha Jilaayaasha (Page 360)

Anil Kapoor oo sawiro laga qabtay xili uu Race 3 duubayo markaana waa maxbuus

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Halyeega Bollywood-ka Anil Kapoor ma daalo marwalbana tamar ayuu hayaa waayo asigoo 60-sano ka talaabay ayuu hadana sida 20-jirada oo kale u shaqeenayaa. Waxaan horey idin kula wadaagnay in Anil Kapoor lagu soo daray taxanaha caanka ah Race 3 ee Mega Star Salman Khan hogaamiye ka yahay sidoo kalena Jacqueline…

SRK filimkiisa Zero waxaa hakad loo galiyay shaqadiisa Anushka Sharma oo weli bisha malabka dhex dabaalaneyso

SRK filimkiisa Zero waxaa hakad loo galiyay shaqadiisa Anushka Sharma oo weli bisha malabka dhex dabaalaneyso

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Bollywood King Khan Aka Shah Rukh todobaadkii hore wuxuu soo bandhigay aragtida kowaad iyo goos goos kooban (Teaser) filimkiisa Zero oo uu cilinka ku matalaayo. Qof walbo ayaa soo dhaweeyay Director Anand L Rai filimkiisa Zero iyo doorka cilinka SRK waxaana la daawan doonaa filimkaan 21 December 2018. Haatan waxaa…

Hrithik Roshan oo miisaankiisa lumiyay lahjad ku cusubna u baranaayo filimkiisa Super 30

Hrithik Roshan oo miisaankiisa lumiyay lahjad ku cusubna u baranaayo filimkiisa Super 30

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Superstar Hrithik Roshan marka ay timaado ka run sheegida iyo isku ekeysiinta door shaashada lagu matalaayo qof kaga horeyso ma jirto. Haatana Hrithik Roshan wuxuu lumiyay miisaankiisa oo wuxuu meel iska dhigay murqihii iyo jir dhiskii lagu yaqiinay si uu doorkiisa filimka Super 30 kaga run sheego. Hrithik Roshan sidoo…

Walee Kangana Ranaut Waa Goaan Adagtahay Heer Waxay Gaartay Rajnikanth, Akshay Iyo Tiger Shroff Ay Cabsi Galiso!!

Walee Kangana Ranaut Waa Goaan Adagtahay Heer Waxay Gaartay Rajnikanth, Akshay Iyo Tiger Shroff Ay Cabsi Galiso!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Bollywoodka waxay heestaan xidigo kala nooc ah kuwaaso karti u leh inee shaashada kaaga yaabiyaan, balse Bollywoodka marwalba wey adagtahay inee helaan atirisho Kangana Ranaut oo kale ah. Kangana sida guud waa atirisho muranka u saaxiib ah hadalkana aanan la gambanin goaan adag na leh, waa gabar geesiyad ah. Kangana…

Bollywood Beauties: Atirishooyinka Bollywoodka Ee Shaashada Ku Mataleen Gabdho jirkoda Ka Ganacsadan(+Sawiro)

Bollywood Beauties: Atirishooyinka Bollywoodka Ee Shaashada Ku Mataleen Gabdho jirkoda Ka Ganacsadan(+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

In shaashada atirisho ku matasho gabar jirkeeda ka ganacsata ma ahan shaqo sahlan waana shaqo aad iyo aad u dhib badan. Atirishooyin caan ah ayaa jiraan kuwaaso shaashada indhaha u shiteen sido kalena doorarkii ¬†ahaa in shaashada lagu matalo qof jirkeda ka ganacsata sido kalena aadka udhib badnaa sidii laga…

Good News Taagerayaasha Vijay: Super Star Vijay Filmkiisa 62-aad Ayuu Codkisa Rasmiga Hees Oga Qaadi Doona!!

Good News Taagerayaasha Vijay: Super Star Vijay Filmkiisa 62-aad Ayuu Codkisa Rasmiga Hees Oga Qaadi Doona!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Super Star Vijay filmkisa xiga ayaa si weyn loo hadal hayaa waana film heer sare loo duubi doono, inkastoo filmkaan wali magac aanan loo bixinin hadana waxaa loogu yeera Vijay filmkiisa 62-aad. Hadaba waxaa la sheegay in Vijay filmkaan ka heesi doono oo codkisa rasmiga ah hees kujirta filmka oga…

Xasuus: Mar Ay Dhacday Deepika Padkone Inee Dhahdo” Waxaan Rabaa Caruur Badan Inaan Dhalo Kahor Intaan Dhimanin”

Xasuus: Mar Ay Dhacday Deepika Padkone Inee Dhahdo” Waxaan Rabaa Caruur Badan Inaan Dhalo Kahor Intaan Dhimanin”

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Atirishada Deepika Padukone ayaa sanadkii hore wareysi caalami ah bixisay waxayna ku cadeysay wareysigan in ya jeclaan lahed inta aysan dhiman kahor caruur badan inee dhasho. Bollywood Diva Deepika Padukone aya wareeysi xiiso badan siisey wariyaha caanka ah¬†Rajeev Masand. Deepika aya loo bandhigey baaquli kujiro suaalo taageraheda ey ugu tala…

Sunny Deol waligiis ayuu Dimple Kapadia garab siin doonaa markaana wiilka ay habaryar u tahay Karan Kapadia ayuu filim la jili doonaa

Sunny Deol waligiis ayuu Dimple Kapadia garab siin doonaa markaana wiilka ay habaryar u tahay Karan Kapadia ayuu filim la jili doonaa

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Bollywood Superstar Sunny Deol waligiis waxaa lagu xaman jiray inuu xiriir jaceyl kala dhaxeeyay atirishadii barisamaadka Hindiya caan ka ahayd Dimple Kapadia. Sanadkii hore sawiro laga soo bandhigay Sunny iyo Dimple oo London waqti ku wada qaadanayaan ayaa dood kulul dhalisay waxaana la sheegay labadaan jaceylkii ka dhaxeen jiray dhamaadkii…

Atirishada Filmka Padman Radhika Apte Oo Dooneysa Inee Film La Sameyso Atooraha Hollywoodka Ah Ee Dev Patel!!

Atirishada Filmka Padman Radhika Apte Oo Dooneysa Inee Film La Sameyso Atooraha Hollywoodka Ah Ee Dev Patel!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Radhika Apte waa atirisho kasoo shaqeysay guud ahaan shirkadaha kala duwan ee India sida Bollywood, Tamil, Telugu Malayalam xitaa waxay sameysay xidigtaan aflaam Bengali iyo Marathi ah ayadoo fanka soo gashay sanadkii 2005. Hadaba Radhika Filmkeda xiga waa Padman kaaso ay la hogaamineyso Super Star Akshay Kumar sida awged xidigtaan…

Salman Khan Oo Jaceylka Uu U Qabo Katrina Kaif Ugu Bandhiganaayo Goob Fagaaro Ah (+Video)

Salman Khan Oo Jaceylka Uu U Qabo Katrina Kaif Ugu Bandhiganaayo Goob Fagaaro Ah (+Video)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mega Star Salman Khan iyo atirishada Quruxda badan Katrina Kaif waa labo shaqsi kuwaas guusha u saaxiib ah sido kale aflaam dhowr ah isla sameyeen hadana guusha usaaxiib ah. Salman iyo Katrina waxay wada sameyeen aflaam ay kamid yihiin taxanaha Tiger, Salaam-E-Ishq iyo Partner, hadaba hada kahor waxaa dhacday in…