Home » Archives by category » Nolosha Jilaayaasha (Page 4)

Ma Ogtahay Aditya Chopra Inuu Kadambeyay Qorshaha Guud Ee Anushka Sharma Arooskeda Kudhacay!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ugu dambeyn waxaa la ogaaday Anushka qorshaheda ku aadana arooskeda iyo qaabka uu udhacayba, waxaan ognahay in Anushka ay ku aqal gashay Italy balse waxaa naga qarsooneyd qofka qorshahaas keenay. Filmsameye iyo Film maalgaliye Aditya Chopra ayaa iska lahaa fikradan maadama uu Anushka Sharma Kohli usameyay filmkedi koowaad ee Bollywoodka…

Taagerayaasha Salman Khan Waan Kaxunahay Salman Uma Dabaal Dagi Doono Xafladiisa Dhalasho Sanadkaan Sababtana Waatan!!

Taagerayaasha Salman Khan Waan Kaxunahay Salman Uma Dabaal Dagi Doono Xafladiisa Dhalasho Sanadkaan Sababtana Waatan!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mega Star Salman Khan wuxuu dhashtay 27 Dec 1965 sidaa awged xafladiisa dhalasho waxay ku beegantahay 27 bishaan Dec waxaana ka haray waa maalmo kaliya. Sida caadada ah Sallu marka dhalashadiisa la gaaro wuxuu dhigi jiray xaflad weyn oo dad badan ay kasoo qeyb galaan kuwaaso ay ugu horeyaan qoyskiisa,…

Anushka Ookaliya Wacdaro Ma Dhigin: Kareena, Aishwarya, Rani Iyo Atirishooyin Kale Aan Dib U Xasuusano (+Sawiro)

Anushka Ookaliya Wacdaro Ma Dhigin: Kareena, Aishwarya, Rani Iyo Atirishooyin Kale Aan Dib U Xasuusano (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Anushka Sharma Kohli iyo Virat Kohli arooskoda ayaa baraha bulshada qabsaday ayadoo xidigihii caalamka iyo dadkii oodhanba u hambalyeeynayaan lamaanahan. Anushka waa atirisho Bollywoodka ka shaqeysa halka Virat uu yahaya kabtanka ciyaarta Cricketka dalka India waana labo shaqsi oo daafaha caalamka caan ka ah. Sidaa awged shabakada Bollywoodlife ayaa soo…

Director Shaad Ali Oo Kahadlay Guuladara Ku Dhacday Aflaamtiisa Jhoom Barabar Jhoom, Kill Dil Iyo OK Jaanu!!

Director Shaad Ali Oo Kahadlay Guuladara Ku Dhacday Aflaamtiisa Jhoom Barabar Jhoom, Kill Dil Iyo OK Jaanu!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filmsameye Shaad ALi kaaso caan ku ah aflaamta guusha gaareen ee Saathiya iyo¬†Bunty aur Babli ayaa kahadlay guuldarada kutimid aflaamtisa kala ah Jhoom Barabar Jhoom, Kill Dil Iyo OK Jaanu. Wuxuu yiri asigoo hadlaayo,”Filmka Jhoom Barabar Jhoom waa film la iska ogaa inuu koonfur ama waqooyi midkood ka gadmi doono…

Ma Runbaa Atooraha Arun Vijay Inuu Filmka Prabhas Ee Saaho Laadar Ka Noqon Doono Asiga Ayaa Ka Jawaabaya!!

Ma Runbaa Atooraha Arun Vijay Inuu Filmka Prabhas Ee Saaho Laadar Ka Noqon Doono Asiga Ayaa Ka Jawaabaya!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Jilaaga Arun Vijay ayaa in badan la isla dhexmaraayey inuu kaabe laadar ka noqon doono filmka Saaho Ee Prabhas hogaamiyaha ka yahay. Sidaa wada ognahay waxaa filmkaan laadarka ugu weyn ka ah Neil Nitin Mukesh balse waxaa lashegay in Arun uu saacidi doono Neil dhanka laadarnimada. Hase ahaate Arun ayaaba…

Iney Eeyga Ka Cabsato, Ram Charan Iyo Tamannah Oo Saaxib Dhow Ay La Tahay Iyo Maclumad Kale Oo Kusaabsan Kajal Aggarwal!!

Iney Eeyga Ka Cabsato, Ram Charan Iyo Tamannah Oo Saaxib Dhow Ay La Tahay Iyo Maclumad Kale Oo Kusaabsan Kajal Aggarwal!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Quruxleyda Bollywoodka iyo Koonfur ba udhaxeysa Kajal Aggarwal ayaa macluumad gaar ah idiin kaga heynaa. Xidigtaan magaca weyn waa atiriisho maqaam sare ka gaartay fanka dhanka koonfured ayadoo sameysay aflaam waaweyn oo taariikhi ah. Hadaba xidigtaan ma ogtahay akhriste inee aad oga cabsato eeyga meel uujogana aad ayee oga fogaata…

Baahubali 2, Raees, Golmaal Again yo Aflaam Kale Waa Kuma Filmka Ugu Wanaagsan Sanadkan 2017 (+Sawiro)

Baahubali 2, Raees, Golmaal Again yo Aflaam Kale Waa Kuma Filmka Ugu Wanaagsan Sanadkan 2017 (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Sanadkii waa sii dhamaanaya waxaana bilaawaneyso xiligii qofwalba oo shaqo wanaagsan qabtay lagu abaal marin lahaa shaqadiisa. Hadaba horey waxay Shabakada Bollywoodlife usoo bandhigtay atooraha ugu wanaagsan sanadka qiyaas ahaanmidka uqalma abaal marinta Filmfare sidaa awged anagana waan idiin la wadaagnaya anagoo kasoxiganay Bollywoodlife. Sidaa awged atooraha ugu wanaagsan sanadkaan…

Akshay Kumar Ookale Hala Noqdo: Xaflada Dhalasho Ee Xaaskisa Twinkle Khanna Wuxuu Ugu Dabaal Dagi Doona South Africa!!

Akshay Kumar Ookale Hala Noqdo: Xaflada Dhalasho Ee Xaaskisa Twinkle Khanna Wuxuu Ugu Dabaal Dagi Doona South Africa!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Super Star Akshay Kumar ayaa waqtigiisi ugu wacnaha waayaha fanka dhex dabaalanaya maadama hader uu noqday Hit Machine. Xidigaan ayaa soo gabagabeyay mashaariicdisa inta badan wuxuuna doonaya nasiino dheer inuu galo asigoo qorsheyay in uu South Africa jawi degen kusoo qaato. Sida sanadkii hore dhacday ookale Akki wuxuu doonaya in…

Ranveer Singh Iyo Mahesh Babu Maxay California Ka Qabanayaan Aan Ogaano Xogta!!

Ranveer Singh Iyo Mahesh Babu Maxay California Ka Qabanayaan Aan Ogaano Xogta!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Horey waxaan u ogeyn in Bollywood Star Ranveer Singh iyo Telugu Super Star Mahesh Babu ay ,mashruuc ku midobayaan balse arinkaas wax kama jiraan ayuu noqday. Waayo xidigahan shaqo wey ku midowen balse ma aha film jilis ee waa shaqo kale taaso ay waqtigaan u jogaan goobta¬†California. Waxaa lashegay in…

Dhalsho wacan victor Venkatesh oo ay maanta dhalashadiisa ku beegantahay

Dhalsho wacan victor Venkatesh oo ay maanta dhalashadiisa ku beegantahay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa maanta oo kale December 13, 1960 kii kusoo biiray dunida actorka caanka ah ee sameeya filimada Telugu victor Venkatesh taasi oo ka dhigan inuu maanta 57-sano jirsaday Shadow Actor ama victor Venkatesh waa actar sameeya filimada Telegu iyo Bollywood asagoo ku guulestay abaal marinada kala ah Nandi Awards iyo…