Home » Archives by category » Nolosha Jilaayaasha (Page 458)

Brahmanandam Oo Ciyaarta Kabaddi-ga Ciyaaraya Iyo Jilaayal Badan Oo Uu Qosolka Ka Dhameeyay (+Video)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Jilaaga shactirada looga haray Brahmanandam balse soomalida badanked u garanayaana magacyada Lee Leefow ama isbatoore isku dhuuq ayan kaso helnay Video uu ku cayaarayo ciyaarta Kabaddi-ga. Brahmanandam waxaa ciyaartan la cayaarayan jilayaasha koonfur India waxaadna muuqaalka ka arki doonta jilayaal badan oo ad garaneyso. Jilayaasha daawanayaan ciyaartan ee ay kaamirada…

Waa la iska maseeray: Disha Patani oo ka careesan in jaceylkeeda Tiger ka qaatay hadal heynta Baaghi 2!

Waa la iska maseeray: Disha Patani oo ka careesan in jaceylkeeda Tiger ka qaatay hadal heynta Baaghi 2!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka Baaghi 2 wuu diyaarsan yahay hadal heyntiisana aad ayay u sareysaa waxaana la daawan doonaa Jimcadaan nagu soo fool leh. Baaghi 2 waxaa hogaamiyaal ka ah Tiger Shroff iyo gabadha lagu xanto Disha Patani waana filim Action ah oo lagu kalsoon yahay fagta hore inuu Boxoffice-ka saameyn adag ku…

Tiger Shroff diyaar ayuu u yahay inuu aabihiis Jackie Shroff filim la sameeyo laakiin hal shuruud ayuu wataa

Tiger Shroff diyaar ayuu u yahay inuu aabihiis Jackie Shroff filim la sameeyo laakiin hal shuruud ayuu wataa

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ruug cadaa Jackie Shroff ku dhawaad 40-sano ayuu fanka Hindiya ka tirsan wuxuuna haatan sheegay inuu ku faraxsan yahay wiilkiisa Tiger Shroff hanaanka uu ku socdo mustaqbalkiisa Bollywood-ka. Jackie ayaa sheegay inuusan marnaba iska diidin inuu wiilkiisa Tiger Shroff shaashada kala soo muuqdo balse ay qasab tahay in la helo…

17-filim oo caan ah iyo 17-goob oo caan ah oo lagu duubay wax ka ogaaw Qaybta Sedexaad (+sawiro)

17-filim oo caan ah iyo 17-goob oo caan ah oo lagu duubay wax ka ogaaw Qaybta Sedexaad (+sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Shirkada Bollywood-ka waxay sameysaa aflaan daawadayaasha lagu mada daaliyo galiyo si ay taas u dhacdo waa qasab in goobo qurux badan aflaanta lagu duubo qarash walbo oo ku baxaayo. Hadaba waxaan idiin heynaa goobo caan ah sida Iskuulo, qasriyo, dhismooyin taariikhi ah oo lagu duubay aflaanta Hindiga ah sidoo kalena…

Kajal Aggarwal, Tamannaah and Samantha Akkineni Iyo Kuwa Kale Oo Noqdeen Atirishooyinka Ugu Labiska Xun Todobaadka (+Sawiro)

Kajal Aggarwal, Tamannaah and Samantha Akkineni Iyo Kuwa Kale Oo Noqdeen Atirishooyinka Ugu Labiska Xun Todobaadka (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Sidaan horey idiin kula wadaagnayba waxa ugu dambeyn lasoo daabacay atirishooyinka ugu labiska xumaa todobaadki hore. Waxaan shalay idiin la wadaagnay atirishooyinka ugu labiska wanaagsan sido kalena idin sheegnay in maanta lasoo daabici doono kuwi Fashion-ka ka halaabay misane labiska qaabka daran goobaha caanka ah la yimaaden. Liiskan waxaa hogaanka…

Sawiro Funny Ah Oo Lag Qabtay Jilayaasha Bollywoodka Todobaadki Hore Ranveer Iyo Malaika Aya Kujiran (+Sawiro)

Sawiro Funny Ah Oo Lag Qabtay Jilayaasha Bollywoodka Todobaadki Hore Ranveer Iyo Malaika Aya Kujiran (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Jilayaasha Bollywoodka ayaa sawiro aysan filaneynin laga qabtay todobaadki aan soo dhaafnay waxaana xusid mudan dhamaan jilayaashas xiliyada sawirada laga qabaanayey inee faraxsanayen oo mid walba qoslaayey. Waa sawiro iska Funny ah oo ay shabakada Bollywoodlife soo daabacday waxana loo bixiyay sawiradii jilayaasha ayagoon filaneynin laga qabtay. Ranveer Singh, Kajol,…

Super Star Ajay Devgan” Waxaan Ka Helo Unbaan Sameyaa Waxii Aan Iqancina Waan Isaga Tagaa”

Super Star Ajay Devgan” Waxaan Ka Helo Unbaan Sameyaa Waxii Aan Iqancina Waan Isaga Tagaa”

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Qarash Gareye, Filmsameye iyo atoore intaba ninka isku darsaday ee lagu magacaabo Ajay Devgan ayaa ka dhaawajiyay kaliya inuu sameyo mashaariicda qancisa. Ajay ganacsigiisa ugu weyn waa fanka sido kale bishii aan soo dhaafnay ee Febraayo waxaa la daawaday filmka Marathi-ga ah ee Aapla Manus kaaso uu hogaamiye ka ahaa…

Sawiro Laga Soo Bandhigay Varun Dhawan Iyo Anushka Sharma Xili Ay Sui Dhaaga Duubayeen!!

Sawiro Laga Soo Bandhigay Varun Dhawan Iyo Anushka Sharma Xili Ay Sui Dhaaga Duubayeen!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Varun Dhawan iyo Anushka Sharma waxay la imaan doonan mashruuc weyn sanadkaan kaaso ah Sui Dhaaga waana film uu Varun ku jilaayo dawaarle ama harqaanle. Filmkaan waxaa Director ka ah Sharat Katariya waxaan qorshaha ah in la daawado 29 bisha Sep ee sanadkaan 2018. Hadaba sawirada filmkaan inti ay duubayen…

Ranbir Kapoor Iyo Alia Bhatt Oo Soo Idleyeen Jadwalka Kowaad Ee Filmkooda Brahmastra!!

Ranbir Kapoor Iyo Alia Bhatt Oo Soo Idleyeen Jadwalka Kowaad Ee Filmkooda Brahmastra!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ranbir Kapoor iyo Alia Bhatt ayaa ugu dambeyn jadwalka kowaad ee filmkooda Brahmastra soo gab gabeyeen kaaso ay ka socotay duubistiisa Bulgaria. Filmkaan waa mashruuc taxane noqon doono oo waliba si caalami ah loo duubi doono mudo sanado ahna socon doono waxaana iska leh oo maalgalinaayo Karan Johar. Halka uu…

Atirishada Jacqueline Fernandez Ayadoo Dhaawac Dhanka Isha Ah Ayee Race 3 Duubeysa Xili Ay Ookiyaalo Sidato!

Atirishada Jacqueline Fernandez Ayadoo Dhaawac Dhanka Isha Ah Ayee Race 3 Duubeysa Xili Ay Ookiyaalo Sidato!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Jacqueline Fernandez waxay kusugantahay Abu Dubai halkaas oo ay ku duubeyso filmkeda Race 3 balse xidigtaan maalin kahor waxaa soo gaaray dhaawac dhanka isha ah xili ay duubeysay muuqal ay ciyaareyso kubada yare e teeniska ah. Jacqueline isha aya kaga dhacay banoonigii yaraa waxayna isha bilawday inee dhiig keento waxaana…