Home » Archives by category » Nolosha Jilaayaasha (Page 459)

Iskoor Cusub: Priya Prakash Oo Garaacday Atirishada Sunny Leone Balse Dhanke Laga Tumay Sunny Nala Ogow!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Priya Prakash waa laga yaaban yahay saacadba saacad ka dambeysa iskooradeda waa sii kordhayaan waxaan horey idiin kugu sheegnay inee baska dambe oga soo tagtay xidigaha reer koonfur dhanka Instagramka ayadoo ka shacbiyad badnaatay. Xidigahas waxaa kamid ahaayen Mahesh Babu, Allu Arjun, Anushka Shetty, Rana Daggubati iyo kuwa kale haatan…

Filmka Hollywoodka Ah Tomb Raider Oo Box-officek Kula Dagaalami Doono Hate Story 4!

Filmka Hollywoodka Ah Tomb Raider Oo Box-officek Kula Dagaalami Doono Hate Story 4!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa la sheegay in ay isku dhici doonan filmada kala ah Tomb Raider oo Hollywood ah iyo Hate Story 4 oo Bollywood ah waxaana la wada daawan doono 9 Maaros ee sanadkan. Tomb Raider waxa sheekadiisa ku xeen daabantahay Video game-ka ee dadka cayaaran kaaso loo yaqaan Reboot Video Game: Tomb Raider.…

Waa Tuma Heeska Aad Ugu Jeceshahay Heesaha Hirgaleen Ee Filmka Haan Maine Bhir Pyaar Kiya (+Video)

Waa Tuma Heeska Aad Ugu Jeceshahay Heesaha Hirgaleen Ee Filmka Haan Maine Bhir Pyaar Kiya (+Video)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa maanta oo kale 15 Febraayo sanadki 2002 la daawaday filmka jaceylka ah ee Haan MaineBhir Pyaar Kiya balse Flop-ka Noqday. Bandhiga jilayaasha filmkana waxuu ahaa mid sareyay balse ganacsigiisa ayaa nasiib xumo kudhacday maadama lacago badan lagu sameyay waxaana wada jileen ama hogaaminaayen Akshay Kumar, Karisma Kapoor iyo Abhishe…

Indhaha Kama Qaadi Doontid Sawirada Xulka Ah Ee Atooraha Soo Jiidashada Leh Sidharta Malhotra Laga Soo Bandhigay!

Indhaha Kama Qaadi Doontid Sawirada Xulka Ah Ee Atooraha Soo Jiidashada Leh Sidharta Malhotra Laga Soo Bandhigay!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

  Sidharta Malhotra waxaa maalinta barito ah tiyaatarada loo saari doona filmka weyn ee Aiyaary kaaso lagu han weyn yahay inuu ganacsi wacan Box-officeka kasameyn doono. Sidharta ayaaku faraxsan in filmkiisa uu dadaalka dheeradka ah u maray maalinta barito ah la daawan doono asigoo rajeynaya inee daawadayaasha bandhigisa heerka sare…

Goorme La Daawan Doona Abhishek Bachchan Filmkiisa Xiisaha Leh Ee Bachchan Singh Ready?

Goorme La Daawan Doona Abhishek Bachchan Filmkiisa Xiisaha Leh Ee Bachchan Singh Ready?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Priyadarshan filmkiisa xiga waxaa hogaamiye guud ka ah atooraha Abhishek Bachchan ayado filmkaan magac ahaan loo bixiyay Bachchan Singh Ready. Filmkaan wali lama shaacinin xiliga la daawan doono balse Director Priyadarshan ayaa maanta shaaca ka qaaday in filmkiisa duubis loogu bilaawi doono 5 June ee sanadkaan maadama sheekada filmka la…

Kangana Ranaut Oo Akshay Kumar Dooneysa Inee La Dagaasho (Manikarnika Vs Gold)

Atirishada Muranka usaaxiibka ah ayaa la sheegay inee dooneyso inee Box-officeka kula dagaalanto Super Star Akshay Kumar oo aan aalaba jecleen dagaalka Box-officeka. Manikarnika: The Queen of Jhansi waxaa markii hore loo qorsheyay in la daawado 27 bisha April waxana xusid mudan in Kangana ay ka leexden ama booska ay…

Neeraj Pandey Oo Shaaciyay Sababta Uu U Jecelyahay Filmadiisa Inee Kasoo Muuqdan Anupam Kher, Manoj Bajpayee Iyo Naseeruddin Shah

Neeraj Pandey Oo Shaaciyay Sababta Uu U Jecelyahay Filmadiisa Inee Kasoo Muuqdan Anupam Kher, Manoj Bajpayee Iyo Naseeruddin Shah

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filmsameye Neeraj Pandey ayaa u dabaal dagaya 10 sano oo uu fanka ku guda jiro waxuuna sameyay Director-ka aflaam waaweyn oo daawadayaasha aad u soo dhaweyeen. Waxaa filmadaas kamid ah A Wednesday, Baby, Special 26, MS Dhoni iyo kuwa kale Neeraj ayaa maalinta barito ah tiyaatarada loo saari doona filmkiisa…

Abhishek Bachchan FIlmkiisa Bachchan Singh Ready Bisha June Ayaa Duubis Lagu Bilawa!

Abhishek Bachchan FIlmkiisa Bachchan Singh Ready Bisha June Ayaa Duubis Lagu Bilawa!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Priyadarshan filmkiisa xiga waxaa hogaamiye guud ka ah atooraha Abhishek Bachchan ayado filmkaan magac ahaan loo bixiyay Bachchan Singh Ready. Filmkaan wali lama shaacinin xiliga la daawan doono balse Director Priyadarshan ayaa maanta shaaca ka qaaday in filmkiisa duubis loogu bilaawi doono 5 June ee sanadkaan maadama sheekada filmka la…

6 Jilaa Oo Bollywoodka Katirsan Kuwaaso Kamid Ah Doobabka (Singles) Ugu Shidan Bollywodka (+Sawiro)

6 Jilaa Oo Bollywoodka Katirsan Kuwaaso Kamid Ah Doobabka (Singles) Ugu Shidan Bollywodka (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa shalay loo dabaal dagaayey munaasabada maalinta jaceylka aduunka (Valentine’s Day) maadama taariikda ku beegneyd 14 Febraayo. Dadkii shalay dabaal daga kujireen waxaa kamid ahaayen xidigaha caanka ah ee Bollywoodka katirsan oo isugu jiraan Ragg iyo Dumarba ayadoo kuw qaarkod ay xaflad dabaal dag ah dhigteen. Hadaba Shabakada Koimoi ayaa…

Ugu Dambeyn Waa Kuwana Sawiradii Karan Johar Iyo Xafladii Uu U Dhigay Doobyasha Bollywoodka Munaasbada Maalinta Jaceylka Aduunka!

Ugu Dambeyn Waa Kuwana Sawiradii Karan Johar Iyo Xafladii Uu U Dhigay Doobyasha Bollywoodka Munaasbada Maalinta Jaceylka Aduunka!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaan daraad idiin la wadaagnay in Karan Johar dhigaayo xaflad heer sare ah balse ay uqaas tahay xafladaas dadka aan guursanin ee Single-ka ah ama kalid ah. Sida sanadkii hore oo kale Karan waxuu dhigay xaflad lamid ah tii sanadkii 2017 uu dhigay oo kale waqtigaan oo kale xili loo…