Home » Archives by category » Nolosha Jilaayaasha (Page 5)

Madhuri Dixit Oo Ka Hadashay Filmkeeda Bucket List Marathi-ga Ah!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Bucket List waa film Marathi ah oo noqday filmkii kowaad ee Marathi ah kaasi oo Madhuri sameysa sido kale mashruucan waxaa muuqaal marti ah kuleh Ranbir Kapoor ayado horey loo soo bandhigay goos gooskisa kooban. Madhuri oo filmkaan ku jileysa xaas misane hooyo ah ayaa saxaafada wax ka weydiysay doorkeda…

Kani Waa Ranveer Singh Oo Jimicsi Adag Ugu Jira Doorkisa Filmka Simmba!

Kani Waa Ranveer Singh Oo Jimicsi Adag Ugu Jira Doorkisa Filmka Simmba!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Howsha wey bilaawatay atooraha tamarta badan Ranveer Singh waxuu bilaaway inuu isku diyaariyo doorkisa filmka Simmba ee la daawan doono dhamaadka sanadkaan. Simmba waxaa Director ka ah Rohit Shetty halka Karan Johar qarash garenaayo waana film asal ahaan sheekadiisa laga soo xigtay filmka Telugu ah ee Temper sido kalena Ranveer…

Abhishek Bachchan Iyo Priyanka Chopra Oo Waalidiin U Noqon Doonan Zaira Wasim!!

Abhishek Bachchan Iyo Priyanka Chopra Oo Waalidiin U Noqon Doonan Zaira Wasim!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

9 sano kadib waxaa wada shaqeyn doonan xidigihi fllmada Dostana iyo Bluffmaster eek ala ah Priyanka Chopra iyo Abhishek Bachchan. Taageraayasha ayaa ad ugu farxeen wada shaqeynta Abhi iyo PeeCee balse sheekada waxay xiiso sii yeelatay markii wararkaan cusub soo baxeen taaso ah in labadan jilaa ay shaashada ku jili…

Waan Ka Xunahay Salman Khan Salman Khan Filmkiisa Dabangg 3 Markale Ayuu Dib U Dhacay Lama Daawan Doono Janaayo!!

Waan Ka Xunahay Salman Khan Salman Khan Filmkiisa Dabangg 3 Markale Ayuu Dib U Dhacay Lama Daawan Doono Janaayo!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mega Star Salman Khan waxaa sanadkaan usoo bixi doono filmkiisa Race 3 ee sida weyn loo wada sugayao kaaso la daawna doono ciidul fidrigaan sido kale waxaa la filaayey in isla sanadkaan la daawan doono filka Dabangg 3 waliba dhamaadka sanadkaan ayaa filaayey in la daawado. Balse Sallu oo mashquul…

Ranbir Kapoor, Shahid Kapoor Iyo Karan Johar Oo Dib Mumbai Ugu Soo Laabten (+Sawiro)

Ranbir Kapoor, Shahid Kapoor Iyo Karan Johar Oo Dib Mumbai Ugu Soo Laabten (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaan shalay idiin la wadaagnaya in jilayaasha kala ah Ranbir Kapoor, Shahid Kapoor iyo Karan Johar ay u amba baxeen Delhi si ay halkaas kulan qaas ah oo lagu wada hadlaayey oga qeyb galaan. Xidigahan ayaa durba dib ugu soo laabten Mumbai kadib markii uu usoo dhamaaday saacadihii ay shrikii…

Anand Ahuja Oo Magaciisa Baraha Bulshada Bedelay Iyo Sonam Oo Faalo Ka Bixisay Hadana Masaxday!!

Anand Ahuja Oo Magaciisa Baraha Bulshada Bedelay Iyo Sonam Oo Faalo Ka Bixisay Hadana Masaxday!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Lamaanaha caanka ah Sonam Kapoor iyo Anand Ahuja waxay is guursadeen 8 bishaan May ayagoo aroos iyo xaflado heer sare a sameysteen waxayna hader qorsheynayaan in ay degaan magaalada London ee Dalka England. Hadaba Sonam Kapoor ayaa arooskeda kadib magaceeda baraha bulshada bedeshay qaasatan Instagram-ka waxayan ku qoratay magaca ah…

Alia Bhat Oo Doorkeda Raazi Ka Hadashay “Dhab Ahaanti Doorkeyga Filmka Raazi Waa Wax La Iiga Baahna Si Waali Ah Inaan U Jilo”

Alia Bhat Oo Doorkeda Raazi Ka Hadashay “Dhab Ahaanti Doorkeyga Filmka Raazi Waa Wax La Iiga Baahna Si Waali Ah Inaan U Jilo”

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Raazi waa film sirdoonka ka hadlaayo oo ay hogaamiye ka tahay Alia Bhatt taaso mashruucan amaan lixaad leh ku heshay doorkeda Sehmat ee ay sida cajiibka ah u jishay. Kooxda filma Raazi ayaa shir jaraaid u fariisten oo wareyso kala nooc ah saxaafada ay ka qaadeysay waxaana kow ka ahaa…

Disha Patani Oo Bharat Ka Hadleyso “Riyo II Rumowday Oo Kale Inaan Shaashada L aWadaago Mudane Salman Khan”

Disha Patani Oo Bharat Ka Hadleyso “Riyo II Rumowday Oo Kale Inaan Shaashada L aWadaago Mudane Salman Khan”

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Disha Patani inee filmka Bharat atirisho labaad ka noqoneysa ayaa shaaca laga qaaday ayadoo aan horey idiin kula wadaagnay in warar xan ah yihiin goor dhowna la shaacin doono. Balse Disha ayaa galinkii dambe maanta iyada iyo Ali Abbas Zafar saxaafada u shaaciyen inee filmkaan door ku leedahay, Ali waxuu…

Rajkumar Rao Iyo Kangana Ranaut Oo Duubis Ku Bilaaweyn Filmkooda Mental Hai Kya!!

Rajkumar Rao Iyo Kangana Ranaut Oo Duubis Ku Bilaaweyn Filmkooda Mental Hai Kya!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mental Hai Kya waa film shactiro ah oo ay ku midooweyn jilaayasha kala ah Kangana Ranaut iyo Rajkumar Rao ayadoo horey kaartooyin fara badan looga soo bandhigay sido kalena sheekadiisa sida la sheegay cabsi yar kujirto. Hadaba mashruucan duubis ayaa lagu bilaaway sida Rao baraha bulshada ku shaaciyay ayadoo maalintii…

Nawazuddin Siddiqui :”Mudadii Fanka Aan Kujiray Doorar Yar Yar Ayaan Shaashada Ku Jilay”

Nawazuddin Siddiqui :”Mudadii Fanka Aan Kujiray Doorar Yar Yar Ayaan Shaashada Ku Jilay”

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Atooraha qaab jiliinka wacan Nawazuddin Siddiqui ayaa shaashada dib ugu soo laabanayo isagoo kasoo muuqan doono filmka Manto ee uu ku jilaayo nolosha Qoraagii weynaa ee Saadat Haasan Manto. Nawaz ayaa ka dhawaajiyay in uu filmada inta badan kujilo doorar yar yar hadana saameyn weyn ku lahaadana filmka doorarkaas,”Aniga waxaan…