Home » Archives by category » Nolosha Jilaayaasha (Page 517)

Kangana Ranaut Oo Loo Ekeeysiyay Rani Lakshmi Bai Iyo Sawiro Goobta Filmka Lagu Duubayo!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Atirishada Kangana Ranaut ayaa kusugan goobta lagu magacaabo Junagarh ee katirsan Rajasthan waxayan halkaas kuduubeysa jadwalkeda xiga ee filmka Manikarnika-The Queen of Jhansi. Kangana ayaa filmkaan ku jileyso boqoradii Rani Lakshmi Bai taaso ka talin jirtay qasriga Jhansi sido kalena kasoo horjeedsatay gumeysigii Ingiriiska lana dagaaleyso ilaa marka dambe laga…

Super Star Hritik Roshan Iyo 10-kisa Film Ugu Sheekada Wanaagsan In Badan Ogow!

Super Star Hritik Roshan Iyo 10-kisa Film Ugu Sheekada Wanaagsan In Badan Ogow!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Hritik Roshan waa mid kamid Super Stars ugu waaweyn Hindiya waana jilaa dunida oo dhan caan ka ah ayadoo taagerayaal fara badan uu ku leeyahay daafaha caalamka. HR waxuu sameyay aflaam dhaxal gal ah oo ilaa maantadan la wada jecelyahay ayadoo doorar kala duwan uu shaashada kujilay waana atoore door walba…

22 Jilaa Ee Bollywoodka Katirsan Kuwaaso Shactirada Looga Haray Qeybtii 3aad (Best Comedians) (+Sawiro)

22 Jilaa Ee Bollywoodka Katirsan Kuwaaso Shactirada Looga Haray Qeybtii 3aad  (Best Comedians) (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Bollywoodka waxaa taariikh ahaan soo mareen halyeey fara badan oo taariikhda Bollywoodka baal dahabi ah ka galeen. Jilaa walba oo Bollywoodka soo mara taariikh ayuu reeba asigo wax uun lagu xasuusan doono maadama qofka wax jilaayo xirfadiisa jilaanimo wax uun ku xeen daabantahay. Ha noqoto dhanka jaceylka, dhanka dagaalka, dhanka…

Sajid Nadiadwala Oo Xaqiijiyay In Jacqueline Fernandez Qeyb Ka Tahay Kick2 Jacqueline Farxad Uma Dhina!

Sajid Nadiadwala Oo Xaqiijiyay In Jacqueline Fernandez Qeyb Ka Tahay Kick2 Jacqueline Farxad Uma Dhina!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Sanadkii 2014 waxaa la daawaday filmka Kick oo uu hogaamiye ka ahaa Salman Khan halka ay kula weheliyeen xidigaha kala ah Randeep Hooda, Nawazuddin Siddiqui iyo Jacqueline Fernandez waxuuna noqday Blockbuster. Hadaba Sajid Nadiadwala oo Director iyo Producer ba ka ah filmkaan ayaa saxaafada u sheegay in filmkaan la daawan doono…

Arin la yaab leh awgeed ayaa gabi ahaanba la isaga dhaafay xafladii dabaa daga guusha Padmaavat loo dhigi lahaa

Arin la yaab leh awgeed ayaa gabi ahaanba la isaga dhaafay xafladii dabaa daga guusha Padmaavat loo dhigi lahaa

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa lagu balansanaa maanta oo Jimco ah taariikhdana tahay 24 Febraayo 2018 in kooxda filimka Padmaavat dhigtaan xaflad heer sare ah si guusha lixaada leh mashruucaan gaaray loogu dhigo. Shahid Kapoor oo hogaamiyaasha filimkaan ka mid ah ayaa horey uga cudur daartay imaatinka xaflada Padmaavat asigoo magaalada Delhi u duulay…

Sonam Kapoor”Doorkeyga Filmka Pad Man Waa La Faaf Reebay Oo La Yareyay”

Sonam Kapoor”Doorkeyga Filmka Pad Man Waa La Faaf Reebay Oo La Yareyay”

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Sonam Kapoor waxay qeyb katahay ama wax ka jishay filmka Padman kaaso tiyaatarada saaran waxayna filmkaan ku leedahay door caawiye ah halka Akshay Kumar iyo Radhika Apte hogaamiye ka yihiin. Sonam ayaa saxaafada la falgashay xili ay ka qeyb galeesay xaflada Fashion ah waxaana wareegsan lagu weydiyay xidigtaan waxyaabo badan…

Sunny Deol oo gacan u fidiyay Sara Ali Khan wuxuuna rabaa Betaab dib u sameyntiisa inay Karan Deol la sameyso

Sunny Deol oo gacan u fidiyay Sara Ali Khan wuxuuna rabaa Betaab dib u sameyntiisa inay Karan Deol la sameyso

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Saif Ali Khan iyo Amrita Singh gabadhooda Sara Ali Khan riyadeeda Bollywood-ka ay kusoo galeesay bur bur ayaa ku yimid kadib markii filimkeeda Kadernatha oo duubis ku socotay gabi ahaanba meel la iska dhigay. Filimka Kadernath Sara Ali Khan iyo Sushant Singh Rajput ayaa isla soo wadaan sidoo kalena jadwalkiisa…

Shahid Kapoor oo ka hadlay sababta uusan xaflada dabaal daga guusha Padmaavat u imaan doonin

Shahid Kapoor oo ka hadlay sababta uusan xaflada dabaal daga guusha Padmaavat u imaan doonin

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Shahid Kapoor wuxuu maamuus iyo aqoonsi balaaran dhanka Boxoffice-ka kaga helay filimkiisa Padmaavat kaasi uu Big Hit noqday sidoo kalena ganacsigiisa ku dhamaan doono ilaa 275 Crore gudaha Hindiya marka ay ugu yar tahay. Hadaba Director Sanjay Leela Bhansali, Deepika Padukone, Ranveer Singh iyo dhamaan kooxda filimka Padmaavat waxay dhigan…

Priyanka Chopra Oo Gabar U Eg La Helay Iyo Twitter-ka Oo Dood Badan Kasocoto!

Priyanka Chopra Oo Gabar U Eg La Helay Iyo Twitter-ka Oo Dood Badan Kasocoto!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Dunidan aan ku nool nahay dadka muuqaal ahaan waxaa la helay kuwa is shabaho ama xooga isku yara eg, hadaba waxaa lahelay gabar xooga u yara eg atirishada caanka ah ee Priyanka Chopra. Priyanka waa atirisho Bollywood iyo Hollywood isku ah sido kalena kamid ah hablaha dunida ugu quruxda badan…

Sawir U Gaar Ah Filmka Kesari Xili Akshay Kumar La Sawiranyahy Caruur Afghanistan Kasoo Jeedan!

Sawir U Gaar Ah Filmka Kesari Xili Akshay Kumar La Sawiranyahy Caruur Afghanistan Kasoo Jeedan!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Super Star Akshay Kumar filmkiisa udambeyay Pad Man ganacsi waali ah kama sameynin Box-officeka balse sanadka dambe waxaa u diyaarsan mashruu weyn oo ay macquul tahay in uu sanadkaan Hit weyn u noqdos sido kalena iskooro waaweyn jabiyo. Mashruucas mid kale ma ahan waa filmka Kesari ee sheekadiisa dagaal hada…