Home » Archives by category » Nolosha Jilaayaasha (Page 578)

Salman Khan Wuxuu Meel Saari Karaa Dhalinta Maanta Jirka Dhisatay Inaba Caadi Ma Aha (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mega Star Salman Khan tan iyo 90kii wuxuu kamid ahaa xidigaha ugu jirka qurxoon maadama xidigaan had iyo jeer jirkiisa dhisanyahay Gym na isticmaalo. Sidaan wada ognahay 90kii Salman khan, Suniel Shetty, Sunny Deol, Sanjay Dutt, Akshay Kumar iyo Bobby Deol waxay kamid ahaayen xidigaha diyaarsan jir ahaan 90kii ayagoo…

Deepika Padukone Ma Waxay U Socotaa Arooska Virat Iyo Anushka Waa Ayada Airport-ga Deg Deg Oga Baxeysee!!

Deepika Padukone Ma Waxay U Socotaa Arooska Virat Iyo Anushka Waa Ayada Airport-ga Deg Deg Oga Baxeysee!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

India iyo daafaha caalam kaba waxaa la hadal haya in Virat Kohli iyo Anushka Sharma maalmo kadib aqal galayaan sido kalena aroos qaas ah dalka Italy kudhiganayaan. hadal heynta waxay cirka siigashay kadib markii xalay la arkay Anushka iyo qoyskeeda oo Airport-ga ka baxayaan sido kalena Italy ku wajahan. Hadaba…

Zee Cine Awards 2018: Kasoo Bilaaw Shah Rukh Khan Ilaa Vidya Balan Liiska Tartamayaasha Abaal Marinta Zee Cine Oo Lasoo Bandhigay!!

Zee Cine Awards 2018: Kasoo Bilaaw Shah Rukh Khan Ilaa Vidya Balan Liiska Tartamayaasha Abaal Marinta Zee Cine Oo Lasoo Bandhigay!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Maadama sanadkii dabayaaqadiisa aan kusii jirno waxaa bilaawaneyso xiligii la isku abaal marin lahaa shaqadii sanadkaan fanka laga qabtay. Hadaba waxaa si hordhac ah loosoo bandhigau tartamayaasha sanadkaan 2017 howsha adag qabteen si loo abaal mariyo sanadka 2018 oo maalmo naga xigaan. Shirkada Zee Cine Award oo kamid ah shirkadaha…

Macluumad Kusaabsan Super Star Dharmendra Oo Maanta U Dabaal Dagaya Xaflada Dhalashadiisa!!

Macluumad Kusaabsan Super Star Dharmendra Oo Maanta U Dabaal Dagaya Xaflada Dhalashadiisa!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Dharmendra – Soomaalida waxey u yaqaanaan Dalaamadar Waxuu Ku dhashay Punjab India 8 December 1935 waana 82 sano jir waqtigaan la joogo Waxuu Jilay inka badan 247 Film waxaa lagu xusaa Boqorka Actionka Hindia. Waxuu dhalay jilayaasha Sunny Deol, Bobby Deol iyo Esha Deol Waxuu hogaaminayay Filimki Sholay ee la…

Halyeey Anil Kapoor Wuu Kasoo Muuqan Doona Filmka Race 3 Salman Khan Ayaa Cadeyay!!

Halyeey Anil Kapoor Wuu Kasoo Muuqan Doona Filmka Race 3 Salman Khan Ayaa Cadeyay!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mega Star Salman Khan marhore ayuu bilaaway duubista filmka Race 3 waxaana doorar muhiim ah kuleh filmkaan xidigaha kala ah  Jacqueline Fernandez, Daisy Shah, Bobby Deol and Saqib Saleem. Sido kale filmkaan waxaa Director ka ah Remo D’Souza halka uu maalgaliye ka yahay  Ramesh Taurani qorshahana waa in la daawado ciidul fidriga…

Sawiro: Kareena Kapoor Khan Iyo Mira Rajput Kapoor Oo Sawiro Laga Sooqabtay Magaalka Dhexdiisa Ah!!

Sawiro: Kareena Kapoor Khan Iyo Mira Rajput Kapoor Oo Sawiro Laga Sooqabtay Magaalka Dhexdiisa Ah!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Atiriishada Kareena Kapoor Khan iyo gabadha uu Shahid Kapoor qabo ee Mira Rajput Kapoor ayaa maanta sawiro laga so qabtay xili ay goobo kala duwan kusugnaayen. Kareena ayaa sawiro laga soo qabtay xili ay usii socotay goobta jirka lagu dhisto Gym waxayna ku mashquulsaned Mobile-keda markii sawirada laga qaaday xili…

Ma U Qirsantahay Sonam Kapoor Inee Tahay Boqorada Fashion-ka Ee Bollywoodka Heystaan!!

Ma U Qirsantahay Sonam Kapoor Inee Tahay Boqorada Fashion-ka Ee Bollywoodka Heystaan!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Horey waxaanidiin kula wadaagnay atiriishada Sonam Kapoor inee u duuleyso Dubai si ay halkaas oga qeyb qaadato bandhiga sanad laha ah ee loogu dabaal dagoa aflaamta International Film Festival. Hadaba xidigtaan ayaa goobta wacdaro ka dhigtay kadib markii ay labis kala nooc ah kutimid balse sawirkaan kor idiin kaga xusan…

Atiriishada Tabu Oo Dhibsatay Dadka Guurkeda Waxa Daba Dhigay “Ma Aqaan Waxa Ka Galay Dadka Guurkeyga”

Atiriishada Tabu Oo Dhibsatay Dadka Guurkeda Waxa Daba Dhigay “Ma Aqaan Waxa Ka Galay Dadka Guurkeyga”

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Atiriishada Tabu waa mid kamid ah xidigaha ugu caansan Bollywoodka sido kalena waxay kamid ahed xidigihii 90kii film jilista bilaawen. Hadaba Tabu in badan ayee dadka is weydiyeen sababta ay ilaa hada kali’ utahay oo aysan u guursan waana arin weyn oo dadka qaasatan saxaafada la daba kaceen xidigtaan. Waa…

Atiriishadii Heeskii ‘Pehla Nasha’ Ee Ayesha Jhulka Ayaa Shaashada Kusoo Laabaneysa Ayadoo Markaan Hooyo Ah!!

Atiriishadii Heeskii ‘Pehla Nasha’ Ee Ayesha Jhulka Ayaa Shaashada Kusoo Laabaneysa Ayadoo Markaan Hooyo Ah!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Atiriishadii 90kii Ayesha Jhulka taaso dhoola cadeyn qurux badan lahed kana xasuusano mid kamid ah heesaha Hindiga kuwooda jaceylka ah ee ;Pehla Nasha’ heeskaas oo kujirtay filmka Aamir Khan hogaamiyaha ka ahaa ee  Jo Jeeta Wohi Sikandar ayaa la shegay in atiriishada shaashada kusoo laaban doonto. Ayesha Jhulka waxay sameysay aflaam…

Xiriirkii Jaceyl Ee Dhexmaray Akshay Kumar Iyo Raveena Tandon Siduu Ku Bilawday Siduuse Ku Dhamaaday (+Sawiro)

Xiriirkii Jaceyl Ee Dhexmaray Akshay Kumar Iyo Raveena Tandon Siduu Ku Bilawday Siduuse Ku Dhamaaday (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Super Star Akshay Kumar wuxuu kamid yahay maanta xidigaha loogu jecelyahay Bollywoodka balse Akki 90kii awoodisa atoore nimo dhulka ayee kujirtay inta badan 10kii sano ee dahabiga ahaa. Hadiii awoodiisa atoore nimo hooseysay awoodisa dhanka dumarka cirka ayee mareysay waxaana loo yaqiinay shabeel naagoodka Mumbai. Waxaan idiin heynaa xiriirkii jaceyl…