Home » Archives by category » Nolosha Jilaayaasha (Page 644)

Alia Bhatt Oo Sridevi Noqon Doonto Ayadoo Doorkii Caanka Ahaa Ee Filmka Chaalbaaz Sameyneso!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kadib filmka Judwaa 2 filmsameye David Dhawan ayaa ka howl gali doono dib usameynta filmka weyn ee Chaalbaaz kaaso Super Star-da Sridevi laba door kumatashay waana film Classic ah. Hadii warkaan laga dhabeyo ama mashruucan laga howl galo waxaa hubaal noqoneysan in Alia Bhatt matali doonto doorkii caanka ahaa ee…

Kangana Ranaut, Shahid Kapoor Iyo Malaika Arora Oo Kamid Noqdeen Xidigaha Ugu Labiska Qurxoon Isbuucan (+Sawiro)

Kangana Ranaut, Shahid Kapoor Iyo Malaika Arora Oo Kamid Noqdeen Xidigaha Ugu Labiska Qurxoon Isbuucan (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Sida caadada ah isbuuc walba waxaa lasoo bandhiga xidigah labiska shidan iyo kuwa labis qaabka daran ba ayagoo labiskaan ama sawiradaas looga qaado xidigahan gooba kala duwan ayagoo joogaan. Sida inee Fashion sameynayaan, ama Airport-ga joogan, xafladaha iyo meelo kaleba, sidaa aawged waxaa lasoo bandhigau xidigaha Bollywoodk kuwooda ugu labiska…

Rajkumar Rao Oo Kukalsoon Filmkiisa Inu Madadaalo Dhamestiran Noqon Doono Kaaso Shraddha Uu La Wado!!

Rajkumar Rao Oo Kukalsoon Filmkiisa Inu Madadaalo Dhamestiran Noqon Doono Kaaso Shraddha Uu La Wado!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Jilaaga qaab jiliinka cajiibka ah leh ee Rajkumar Rao ayaa shaashada kala soo muuqan doono atiriishada Shraddha Kapoor markii ugu horeysay. Shraddha ayaa aad ugu faraxsan mashruucan maadama ay lasameyneso atoorihii ay taageri jirtay sidaan horey idiin kula wadaagnayba. Hadaba Rajkumar ayaa kahadlay filmkaan asigoo sheegay inuu kukalsoonyahay guulna gaari…

18-Xidig Oo Bollywoodka Katirsan Iyo Magacyada Layaabka Ah Ee Ay Leeyihiin Qeybtii 2aad (Naanees)(+Sawiro)

18-Xidig Oo Bollywoodka Katirsan Iyo Magacyada Layaabka Ah Ee Ay Leeyihiin Qeybtii 2aad (Naanees)(+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Dadka qof walba magac ayuu leeyahay hadana waxaa qasab ah in qofkaas magaciisa dadka oodhan uwada yaqaanan mooye uu hadana siileyahay magac gaar ah oo ay uyaqaanan qoyskiisa iyo asaxaabtisa qaaska ah. Hadaba Bollywoodka waa sidaa ookale oo hadii ay leeyihiin magac caan ah oo ay shaashada kusoo bandhigeen sido…

Dream Girl: Hema Malini Oo Dhankeeda Oga Hambalyeeyneso Halyeey Bollywodk Dharmendra Dhalashadiisa!!

Dream Girl: Hema Malini Oo Dhankeeda Oga Hambalyeeyneso Halyeey Bollywodk Dharmendra Dhalashadiisa!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Sidaan horey idiin la wadaagnay ba waxaa shalay loo dabaal dagaayey dhalashada Super Star Dharmendra oo ku beegned maadama uu dhashtay 8 Dec 1935. hadaba xidigaan dadkii ugu horeyay ee u hambalyeeyan waxay ahaayen qoyskiisa sidaa awged qofkii ugu horeyay ee baraha bulshada oga hambalyeso halyeeygan waxay ahed Hema Malini.…

Super Star Doonayo Inuu Kangana Xabsi Dhex Dhigo Iyo Kangana Oo Markale Garab Istaageyso Deepika!!

Super Star Doonayo Inuu Kangana Xabsi Dhex Dhigo Iyo Kangana Oo Markale Garab Istaageyso Deepika!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kangana Ranaut waa atiriisho karti badan taaso aanan la gambanin fikirkeeda iyo ficilkeedaba waxayna si rasmi ah u garab istaagtay Deepika maadama filmka Padmavati dood badan dhexda ka galay. Hadaba waxaa dhacday in markale Kangana garab istaagto Deepika kadib markii suaal kale la weydiyay ku aadan atiriishoyinka oodhan. Kangana waxaa…

Gabadha Qoraaga Weyn Ah Deanne Panday Oo U Dabaal Dageysa Xafladeeda Dhalasho Iyo Xidigaha Bollywoodka Kaso Qeyb Galen (+Sawiro)

Gabadha Qoraaga Weyn Ah Deanne Panday Oo U Dabaal Dageysa Xafladeeda Dhalasho Iyo Xidigaha Bollywoodka Kaso Qeyb Galen (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Deanne Pandey waa haweyney qorta buugaag caan ah taasona India caanka ah taagero fara badana kuleh aaa u dabaal dageysa xafladeeda dhalasho waxayna jirsatay 49 sano. Hadaba xafladaan heerka sare loo agaasimay waxaa lagu arkay qaar kamid ah xidigaha Bollywoodka ka xamaashtaan sida Jacqueline Fernandez,Iulia Vantur. Sohail Khan, Kim Sharma iyo…

Dabaal Daga Dhalasho Ee Dharmendra Wey Socotaa Caruurtiisa Oo Baraha Bulshada Qabsadeen Si Ay Ugu Hambalyeeyan Aabahood!!

Dabaal Daga Dhalasho Ee Dharmendra Wey Socotaa Caruurtiisa Oo Baraha Bulshada Qabsadeen Si Ay Ugu Hambalyeeyan Aabahood!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waa shalay oo taariikhda ku beegneyd 8 Dec loo dabaal dagaayey dhalashada Super Star Dharmendra maadama shalay ookale 8 December 1935 uu dhashtay wuxuuna shalay jirsaday 82 sano. Hadaba xidigaan hambalyeenta dhalashadiisa waxaa bilaaweyn qoyskiisa kadib markii xaaskiisa Hema Malini ay baraha bulshada soo dhigtaysawir xasuus ahaa kadibna ay ugu…

Jacqueline Wey U Qalanta In Casho Ku Casuumto Dhamaan Kooxda Filimka Judwaa 2 (+Sawiro)

Jacqueline Wey U Qalanta In Casho Ku Casuumto Dhamaan Kooxda Filimka Judwaa 2 (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Jacqueline Fernandez ayaa casho ku casuumtay hogaamiyaasha filimka Judwaa iyadoo u dabaal dagaysay guusha weyn uu gaaray filimka ay atariishada ka tahay. Waxaana cashadaan kasoo qeyb galay hogaamiyaasha filimka Varun Dhawan Taapsee Pannu, waxaa kaloo ku sugnaa cashada maal giliye Sajid Nadiadwala, filim sameeye David Dhawan nashqadeeye Manish Malhotra iyo…

Ram Charan Waa Diyaar sanadka danbe Iyo hadal heynta uu la imaaday aragtida koowaad filimkiisa Rangasthalam

Ram Charan Waa Diyaar sanadka danbe Iyo hadal heynta uu la imaaday aragtida koowaad filimkiisa Rangasthalam

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa si rasmi loo soo bandhigay aragtida koowaad mid ka mid filimada ugu weyn koonfur hindiya sanadka danbe la imaan doonan Rangasthalam ee hogaamiyaha ka yahay Ram Charan. Inaba caadi ma ahan Mega Star Ram Charan iyo aragtidiisa koowaad ee filimka Rangasthalam oo ah mid si weyn loo hadal heeyo oo…