Home » Archives by category » Nolosha Jilaayaasha (Page 693)

9-xaqiiqo oo u gaar ah Mahira Khan atirishada reer Pakistan ee filimkii Raees kusoo caan baxday qaybta sedexaad (+sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kusoo dhawaada qaybtii ugu dambeesay maqaalkeena aan kaga hadleenay 9-xaqiiqo oo u gaar ah atirishada reer Pakistan Mahira Khan oo bilawgii sanadkaan kusoo caan baxday filimkii Raees oo ay SRK la sameesay bilawgii sanadkaan. 7. Sida Ay Caan Ku Noqotay: Mahira shaqo ahaan waxay ka bilaawday inay barnaamij soo saare ka…

Fadeexadihii Ugu Xumaa Ee Bollywood-ka Ka Dhacayday Sunny Leone Iyo Markii Lasoo Hunguriyeeyay!!

Fadeexadihii Ugu Xumaa Ee Bollywood-ka Ka Dhacayday Sunny Leone Iyo Markii Lasoo Hunguriyeeyay!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

. Markaan waxaan ka faaloon doonaa atirishada caanka ah Sunny Leone iyo markii la hunguriyeeyay waxaana damcay filim sameeye caan ah. Inkastoo Sunny Leone ay ahaan jirtay Porn Star ama xidig sameyn jirtay filimada qaawanaanta ee reer Galbeed-ka caan ku yihiin, hadana xidigtaan gudaha Hindiya marka ay timid hawlahaas wey ka tanaasushay.…

Karan Johar, SRK, Aamir Khan Iyo Jilaayaasha Bollywood-ka Doorteen Inay Aabo U Noqdaan Ubad Hooyada Dhashay Aan La Aqoonin (+Sawiro)

Karan Johar, SRK, Aamir Khan Iyo Jilaayaasha Bollywood-ka Doorteen Inay Aabo U Noqdaan Ubad Hooyada Dhashay Aan La Aqoonin (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Karan ayaa noqday qofka ugu danbeeyay ee Bollywood-ka caan ka ah oo caruur looga dhalay nidaamka loo yaqaan Surrogacy asigoo haatan aabo u ah caruur hooyo la aan ah. Karan Johar labada mataanaha ah ee noloshiisa kusoo biireen waxaa lagu dhalay nidaamka loo yaqaan Surrogacy oo ah in ubadka lagu…

Sanjay Dutt, Karan Singh Grover 7-Jilaaa Bollywood Ah Oo Guursaday Seddax Jeer Ama Ka Badan Qeybta 2-aad (+Sawiro)

Sanjay Dutt, Karan Singh Grover 7-Jilaaa Bollywood Ah Oo Guursaday Seddax Jeer Ama Ka Badan Qeybta 2-aad (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kusoo dhawaad qeybta ee maqaalkeena aan kaga hadlaynay Sanjay Dutt, Karan Singh Grover 7-jilaaa bollywood ah oo guursaday seddax jeer ama ka badan qeybta 2-aad. Fadlan hoos kaga bogo. #4. Siddharth Roy Kapur Maal giliye Siddharth Roy Kapur,  haatan  wuxuu  dhaxdaa  atariishada Vidya Balan  waana  xaaskiisa  seddaxaad asigoo hori labo…

21-Atiriisho Oo Bollywood-ka Ka Tirsan Iyo Sida Ay U Qurux Badnaayeen Maalinta Arooskooda Qeybta 2-aad (+Sawiro)

21-Atiriisho Oo Bollywood-ka Ka Tirsan Iyo Sida Ay U Qurux Badnaayeen Maalinta Arooskooda Qeybta 2-aad (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Hordhac: Atiriisho  walbo  oo  Bollywood-ka  ka tirsan  kuwa  hore  iyo  kuwa  hada  waxay  jeclaayaan in ay la aqal galaan wiilka  ay is  jeclaadaan  jilaa ha ahaato ama qof ganacsade ah. Sidoo kale  atiriishooyinka  waxay  jacel  yihiin in maalinta  arooskooda  xaflad weyn  loo  dhigo  sidoo  kalena  labis qurux  badan  kusoo labista.…

Super Star Akshay Kumar Waa Halyeey Action Oo Aan Cabsaneynin Sameynta Ficilada Halista Ah Looga Haray!!

Super Star Akshay Kumar Waa Halyeey Action Oo Aan Cabsaneynin Sameynta Ficilada Halista Ah Looga Haray!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Jiaaga Akshay Kumar ayaa ah Jilaa aanan marnaba ka baqin meelaha halista ah oo lagu matalo aflaamta xiliga uu dhigayo isagoo u bareera waxyaabo khatar badan leh oo ay jilyaasha kale ka baqaan isla markaana ay lacago ku baxiyaan si uu qof iyaga u eg u matalo. Akshay Kumar oo…

FilimFare Awards 1954-2017: Sidee Loogu Kala Guuleystay Atariishada Ugu Fiican (Best Actress) Wax Ka Ogow !!

FilimFare Awards 1954-2017: Sidee Loogu Kala Guuleystay Atariishada Ugu Fiican (Best Actress) Wax Ka Ogow !!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Abaal Marinta FilimFire Awards waxay soo bilawatay sanadkii 1954 taaso ay markii ugu horeysay atariishada ugu fiican ayku guuleystay Super Star Meena Kumari. sida List ga hoos idiin kaga muuqan doono waxaa ugu badan abaal marintaan Xidigtii Bari samaadkii Nutan taaso u tartamay biladaan 7 Jeer halka ay 5 jeer…

Dab ka kacay reer Kapoor astaantii ka dhaxeesay RK Studio oo gubtay iyo qasaaraha gaaray!

Dab ka kacay reer Kapoor astaantii ka dhaxeesay RK Studio oo gubtay iyo qasaaraha gaaray!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Dab lagu tilmaamay heerka labaad ayaa ka kacay RK Studio oo ah astaan ka dhaxeyso reer Kapoor waana mid ka mid ah shirkadaha ugu qadiinsan uguna caansan ee aflaanta Bollywood-ka maal galiyaan. Waxaa si dhaqsi ah loogu yeeray gurmadka deg dega ah qaybta dam damiska oo haatan la tacaalayaan daminta…

Shahid Kapoor shaaqilihiisa u qaabilsan dhanka is qurxinta oo booliska dacwad looga gudbiyay (+Video)

Shahid Kapoor shaaqilihiisa u qaabilsan dhanka is qurxinta oo booliska dacwad looga gudbiyay (+Video)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Gladwin James waa shaqsiga u qaabilsan dhanka is qurxinta (Make UP Man) atooraha Bollywood-ka ka tirsan Shahid Kapoor waxaana lagu dacweeyay booliska. Booliska ayaa soo gaareen Gladwin James aqalka uu dagan Dheeraj Residency oo ku yaalo galbeedka xaafada Andheri magaalada Mumbai ka tirsan. Shahid Kapoor shaqaalihiisa waxaa soo dacweeyay Sharad Shelar oo…

Sawirada Internet-ka gil gileen maal mihii ugu dambeeyay ee Bollywood-ka gaar u ah

Sawirada Internet-ka gil gileen maal mihii ugu dambeeyay ee Bollywood-ka gaar u ah

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Inaba caadi ma ahan Varun Dhawan, Taimur Ali Khan, Parineeti Chopra iyo Riya Sen ayaa hadal heynta baraha bulshada Bollywood-ka la wareegeen maal mihii ugu dambeeyay. Shaqsiyaadka sare ku xusan waxaa laga soo bandhigay sawiro ilaa haatan hadal heynteeda taagan yihiin sidoo kalena Internet-ka gil gileen. Varun Dhawan oo feeraha…