Home » Archives by category » Nolosha Jilaayaasha (Page 747)

Aditya Roy Kapur Iyo Nidhhi Agerwal Oo Midba Midka Kale Inkiray Xili Ay Gym-ka Isku Arkeen (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Jilaayaasha  Bollywood-ka  maal mahaan  waxay si  weyn  ugu  mashquulsan  yihiin Gym-ka  sidaa  daraadeed  waxaa maanta  banaanka  Gymka  lagu  arkay  Aditya Roy Kapur  Iyo  atiriishada  kusoo  caan  baxday filimka Munna Michael ee Nidhhi Agerwal. Aditya Roy oo  Gym-ka  kasoo  baxay  sii  raaci  rabo  baabuur-kiisa  waxaa  sidoo  kale  gym-ka  isla  waqtigaas  kasoo…

Ma Ogtahay Ekta Kapoor Oo AH Tusshar Kapoor Walashiisa Iney Sameysay Aflaam Galmo Iyo 4 Gabbdho Ee Ay Heesato!!

Ma Ogtahay Ekta Kapoor Oo AH Tusshar Kapoor Walashiisa Iney Sameysay Aflaam Galmo Iyo 4 Gabbdho Ee Ay Heesato!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimsoosaaraha uu dhalay Halyeeyga Bollywoodka Jeetendra lana dhalatay AtoorahaTushar Kapoor ee Ekta Kapoor ladhaho  ayaa sanadkii 2015 qalinka ku duugtay heshiis iney soo saare ka noqoto filim galmo qaawan ah. Horay dhowr Filim hindi ayey soo saare ka aheyd laakiin haatan kuwa XXX ayey u dalacday. Kyra Dutt ayey horay…

Kajol iyo Ajay oo wiilkooda Yug baraha bulshada xaflad dhalasho ugu dhigeen (+Sawiro)

Kajol iyo Ajay oo wiilkooda Yug baraha bulshada xaflad dhalasho ugu dhigeen (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Yug Devgn waxaa waalid u ah labada Bollywood-ka awooda ku leh magacoodana daafaha caalamka ku baahay Ajay Devgn iyo Kajol Devgn. Yug Devgn ayaa u dabaal dagay sanad guuradiisii 7-aad maalintii shalay ahayd wuxuuna dhashay 13 September 2010 waxaana ka weyn gabadha lagu magacaabo Nysa Devgn oo dhalatay 20 April…

Sawiro u gaar ah walaalaha Bollywood-ka ka wada tirsan ee aan muuqaal ahaan la kala garan karin

Sawiro u gaar ah walaalaha Bollywood-ka ka wada tirsan ee aan muuqaal ahaan la kala garan karin

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Bollywood-ka waxaa ka tirsan shaqsiyaad walaalo ah oo magac ku yeesheen fanka Hindiya iyo daafaha caalamka xirfada ay leeyihiin. Balse warbixintaan waxay gaar u tahay walaalaha Bollywood-ka ka wada tirsan kuwaas oo muuqaal ahaan siweyn isugu eg oo dadka dhan isku raaceen inay yihiin shaqsiyaad 100% is shabahaan: Rakesh Roshan…

9-xaqiiqo oo u gaar ah Mahira Khan atirishada reer Pakistan ee filimkii Raees kusoo caan baxday (+sawiro)

9-xaqiiqo oo u gaar ah Mahira Khan atirishada reer Pakistan ee filimkii Raees kusoo caan baxday (+sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mahira Khan waa atirisho Pakistani ah kuna soo caan baxday filimkii Raees oo ay Shah Rukh Khan la sameeyay bilwagii sanadkaan. Hadaba Mahira Khan waxaan idin kaga heynaa 9-xaqiiqo oo xidigtaan gaar u ah inta badana aan la ogeyn macluumaadkaan xiisaha badan: 1. Mahira Khan Asal Ahaan Hindiya Ayay Kasoo…

Isku diyaari daawashada dagaal dhanka seefaha ee dhex mari doono Amitabh Vs Aamir Khan

Isku diyaari daawashada dagaal dhanka seefaha ee dhex mari doono Amitabh Vs Aamir Khan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Labada Super star ee awooda badan Amitabh Bachchan iyo Aamir Khan waxay isla soo wadaan filimka weyn Thugs of Hinduston oo la daawan doono Diwali 2018. Hadal heynta filimkaan ayaa cirka isku sii shareertay kadib markii shaaca laga qaaday in Big Bachchan iyo Mr. Perfect si toos ah dagaal dhanka…

Sooraj Pancholi oo barta Twitter-ka isaga baxay kadib fadeexada qoyskiisa oo sii xoogeesaneyso

Sooraj Pancholi oo barta Twitter-ka isaga baxay kadib fadeexada qoyskiisa oo sii xoogeesaneyso

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Atirishada Kangana Ranaut ayaa bartilmaameed ka dhigatay todobaadkii hore atooraha ruug cadaaga ah Aditya Pancholi waxayna banaanka soo dhigtay xiriir qarsoodi ah oo ay la yeelatay markii ay 17-jir ahayd sidoo kalena guriga Aditya ku nooleyd. Aditya Pancholi sheekadan wuu beeniyay wuxuuna Kangana u sheegay inay cadeyn la imaado ama…

Xidigta Sunny Leone Oo Sawiro Laga Soo Qabtay Xili Ay Kasoo Degetay Airport ga Ayada, Ninkeeda Iyo Gabbadheeda!!

Xidigta Sunny Leone Oo Sawiro Laga Soo Qabtay Xili Ay Kasoo Degetay Airport ga Ayada, Ninkeeda Iyo Gabbadheeda!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Atariishada Sunny Leone ee dhawanahan Bollywoodka ka agdhow ayadoo rabto heer sare inee ka gaarto Bollywoodka balse aanan heleenin doorar aad u weyn laakiin waxaa xusid mudan inee sameysay aflaam dhowr ah oo Bollywooda ah. Hadaba xidigtaan ayaa laga soo qabtay sawiro xili ay kusugneed Airportga Mumbai maadam ay dib…

Karisma Kapoor Oo Casho Sharaf Usameysay Walasheed Kareena Kapoor Khan Iyo Seygeeda Saif Ali Khan Maxaa Kadhacay Goobta!!

Karisma Kapoor Oo Casho Sharaf Usameysay Walasheed Kareena Kapoor Khan Iyo Seygeeda Saif Ali Khan Maxaa Kadhacay Goobta!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Suoer Star-da weyn ee Karisma Kapoor ayaa Casho sharaf qiimo badan usameysay walaashed hadana saaxiibteda ah ee Kareena Kapoor Khan halka Kareena uu la socday seygeea Saif Ali Khan kaasona sido kale asna cashada casuumada kujiray. Karisma oo kamid ahed atariishooyinkii ugu awooda badnaa 90kii ayaa ah xidig aanan marnaba…

Waa Arin Layaab Leh In Gabbar Ay Sameysay1000 Oo Xiriir Galmo Ah Balse Hada Guur Rabto!!

Waa Arin Layaab Leh In Gabbar Ay Sameysay1000 Oo Xiriir Galmo Ah Balse Hada Guur Rabto!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Gabar u dhalatay dalka Austrelia oo lagu magacaabo Gwyneth Montenegro, ayaa xiriir galmano la sameysay in ka badan 10kun oo rag ah, waxeyna ugu dambeyn ka dhawaajisay iney go’aansatay iney sameysato jaceyl dhab ah. Jariirada Daily Mail ayaa sheegtay in Gwyneth Montenegro la kulantay 80- bandhig oo guur ah, iyadoo…