Home » Archives by category » Padmaavat

Top 15 Opening Day 2018: Dhadak oo kaalinta 8-aad ka galay filimada sanadkan ugu bilaabshada wanaagsan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa cajiib ah Janhvi Kapoor iyo Ishaan Khattar filimkooda Dhadak oo ay fanka kusoo galeen inuu kaalinta 8-aad ka galay filimada ugu bilaabashada wanaagsan 2018. Dhadak maalinta kowaad wuxuu keenay 8.50 Crore (Trade Figure) wuxuuna ka lacag badiyay filimada waa weyn ee sanadkan la daawaday sida Raazi, Parmanu, October iyo kuwo kale.…

Maqaal 2018 sanad Bollywood-ka macaash guranayaan: 5-bilood, 10-guul iyo 1000 Crore

Maqaal 2018 sanad Bollywood-ka macaash guranayaan: 5-bilood, 10-guul iyo 1000 Crore

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Inaba caadi ma ahan 2018 waa sanad Bollywood-ka macaash waali ah guranayaan waana sanad marnaba aysan fanka Hindiya hilmaami doonin waxaana dib u bilaawday xiligii barwaaqada ee fanka Hindiya caan ku ahaayeen inta aan qarnigaan 21-aad lasoo galin. Haddaba 2018 waa sanad cajiib badan madaama 5-bilood gudaheeda Bollywood-ka heleen 10-filim…

10-ka filim ee lacagaha ugu badan soo xareeyeen isku darka gudaha Hindiya iyo daafaha caalamka sanadkaan oo lasoo bandhigay

10-ka filim ee lacagaha ugu badan soo xareeyeen isku darka gudaha Hindiya iyo daafaha caalamka sanadkaan oo lasoo bandhigay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Shabakada Boxoffice India ayaa si rasmi ah usoo bandhigtay 10-ka filim ee lacagaha ugu badan soo xareeyeen isku darka gudaha Hindiya daafaha caalamka. Filimka Padmaavat ayaa lacagaha ugu badan sanadkaan 2018 soo xareeyay wuxuuna keenay 545 crore isku darka gudaha Hindiya iyo daafaha caalamka (Worldwide Gross). Taariikh ahaan Padmaavat kaalinta 7-aad ayuu…

Maqaal BOI: Padmaavat waa Blockbuster-ka 3-aad ee ugu weyn bisha Janaayo la daawado

Maqaal BOI: Padmaavat waa Blockbuster-ka 3-aad ee ugu weyn bisha Janaayo la daawado

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Shabakada Boxoffice India (BOI) ayaa soo daabacday maqaal ay ku xaqiijisay in Padmaavat uu yahay Blockbuster-ka ee ugu weyn la daawado bisha Janaayo madaama filimkaan uu ganacsi ahaan keenay 284 Crore (Trade Figure). Laga soo bilaabo 1994 ilaa hadda labada Blockbuster ee Padmaavat ka weyn waa Kaho Naa… Pyaar Hai iyo Karan…

10-ka filim ee lacagaha ugu badan soo xareeyay isku darka gudaha Hindiya iyo daafaha caalamka sanadkan 2018

10-ka filim ee lacagaha ugu badan soo xareeyay isku darka gudaha Hindiya iyo daafaha caalamka sanadkan 2018

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka weyn Padmaavat ayaa hogaaminayo 10-ka filim ee lacagaha ugu badan soo xareeyeen isku darka gudaha Hindiya iyo daafaha caalamka (Worldwide Gross) sanadkan 2018. Padmaavat wuxuu keenay 544 Crore wadar ahaan dibad iyo dal waana filimka 7-aad ee taariikh ahaan lacagaha ugu badan soo xareeyo iyadana waa guul kale oo aad u weyn.…

Padmaavat weli tiyaatarada kama dagan todobaadkiisa 9-aad ayuu ganacsi sameenayaa!

Padmaavat weli tiyaatarada kama dagan todobaadkiisa 9-aad ayuu ganacsi sameenayaa!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka weyn Padmaavat ee hogaamiyaha ka yihiin Deepika Padukone, Ranveer Singh iyo Shahid Kapoor ayaa weli ganacsi sameenayo asigoo todobaadkiisa 9-aad guda galay waana arin naadir ah oo uu filim Blockbuster ah sidaan tiyaatarada ugu daaho. Waxaa wax weyn ah in filimka Padmaavat uu todobaadkiisa 9-aad ka ganacsi badan yahay filimka weyn Bahubali…

Deepika Padukone Waxyaabihii Ay Padmaavat Ku Dhex Jileysay Sheey Kamid Ah Ayee Bhansali Ka Codsatay Wuuna Siiyay Balse Maxay Yihiin?

Deepika Padukone Waxyaabihii Ay Padmaavat Ku Dhex Jileysay Sheey Kamid Ah Ayee Bhansali Ka Codsatay Wuuna Siiyay Balse Maxay Yihiin?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Deepika Padukone hader waxaa loogu yeera Padmavati of Bollywood ama Rani of Bollywood oo micnaheeda ah boqorada Bollywoodka kadib markee sameysay doorka weyn ee Padmaavat. Deepika filmkaan waxuu u noqday mid qaas ah maadama doorkeda ugu weyn abid ay filmaan kujishay iyadoo waliba ka dhaxashay Hit-keda ugu weyn inuu noqdo…

Box Office Update: filimada Padmaavat iyo Hate Story 4 ganacsigooda halka uu maraayo

Box Office Update: filimada Padmaavat iyo Hate Story 4 ganacsigooda halka uu maraayo

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka Hate Story 4 ayaa hoos u dhac weyn sameeyay todobaadkiisa labaad waxaana muuqato inuu keeni doono 2 Crore ilaa 2.25 Crore todobaadkiisa labaad wuxuuna hoos u dhacay 80% ganacsigiisii todobaadka kowaad. Sida muuqato filimka Hate Story 4 cimri ahaantiisa wuxuu ku istaagi doonaa 20 Crore ganacsi ka hooseeyo waana ganacsi niyad jab ah…

Padmaavat Business Update: filimka Padmaavat ganacsigiisa halka uu maraayo mudo 7-isbuuc kadib

Padmaavat Business Update: filimka Padmaavat ganacsigiisa halka uu maraayo mudo 7-isbuuc kadib

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Inaba caadi ma ahan filimka Padmaavat ayaa 2.32 Crore (Trade Figure) keenay todobaadkiisa 7-aad taasi oo ganacsigiisa filimkaan ka dhigtay 282 Crore (Trade Figure) sida shabakada BOI soo daabacday. Waxaa cajiib ah in filimka Padmaavat uu gobolka CI ka keenay 7 Crore ilaa haatan asigoo mudo sedex todobaad halkaas laga daawanayo madaama todobaadyadii hore xayiraad halkaas…

Padmaavat kaliya Baahubali ayaa ka ganacsi wacaan todobaadka 7-aad shanta ee ugu dambeesay!

Padmaavat kaliya Baahubali ayaa ka ganacsi wacaan todobaadka 7-aad shanta ee ugu dambeesay!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaan horey idin kula wadaagnay in filimka Padmaavat uu ka mid noqday 10-ka filim ee isbuuca lixaad ganacsiga ugu wacan sameeyeen taariikh ahaan. Balse Deepika, Shahid iyo Ranveer filimkooda Padmaavat intaas kuma hakanaayo madaama uu hadda todobaadkiisa 7-aad ganacsi taariikhi ah sameenayo wuxuuna hubaal keeni doonaa 2 Crore todobaadkiisa 7-aad. Kaliya Baahubali 2 ayaa…

Page 1 of 18123Next ›Last »