Home » Archives by category » Padmaavat (Page 16)

MURANKA PADMAVATI: Boliiska Mumbai oo digniin kama dambeys ah u jeediyey kooxaha kasoo horjeeda filimkaan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Boliiska Mumbai ayaa digniin kama dambeys ah u jeediyey shaqsi walba iyo koox walba oo kasoo horjeeda filimka Director Sanjay Leela Bhansali ee Padmavati. Boliiska Mumbai ayaana ballan qaaday inay tallaabo sharciga waafaqsan ka qaadi doonaan dadka wada qalalaasaha looga soo horjeedo filimkaan iyo kooxda sameysay. Si kastaba ha ahaatee,…

Gudiga filimada faaf reebaan oo filimka Padmavati u diideen shahaadadii lagu daawan lahaa!

Gudiga filimada faaf reebaan oo filimka Padmavati u diideen shahaadadii lagu daawan lahaa!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka Padmavati daawashadiisa muran xoogan ayaa ka tagnaa haatana gudiga filimada faaf reebaan ayaa filimkaan u diideen shahaadadii lagu daawan lahaa. Gudiga CBF waxay dib ugu celiyeen Director Sanjay Leela Bhansali filimka Padmavati waxayna u sheegeen inuusan dhameestirneyn ama buuxinin sharuuudihii aqoonsiga shahaado lagu siin lahaa. Waqti ku filan ma…

Guuldarro ayaa ku habsan rabta Director Sanjay Leela Bhansali iyo filimkiisa Padmavati!

Guuldarro ayaa ku habsan rabta Director Sanjay Leela Bhansali iyo filimkiisa Padmavati!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Guuldarro wejiga koowaad ah ayaa ku habsan rabta Director Sanjay Leela Bhansali filimkiisa Padmavati. Wararka haatan kasoo baxaya New Delhi ayaana sheegaya in laga yaabo in filimkaan Padmavati dib loo dhigo waqtigii lagu ballamay in tiyaatarrada la saaro. Weliba macquul ahaanshiyo weyn oo ku aadan inaan la daawan 1da bisha…

Muranka Padmavati oo weji kale yeeshay xilli Director Sanjay Leela Bhansali ilaalo gaar ah la siiyey!

Muranka Padmavati oo weji kale yeeshay xilli Director Sanjay Leela Bhansali ilaalo gaar ah la siiyey!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Maamulka gobolka Maharashtra ayaa daaha ka qaaday inay ilaalo gaar ah u sameeyeen filimsameeyaha caanka ah ee shirkadda Bollywood Sanjay Leela Bhansali. Amaanka Director Sanjay Leela Bhansali ayaa loo baqayaa ka dib markii filimkiisa Padmavati uu muran dhexda ka galay, waxaana haatan lagu muransan yahay in la daawado filimkaan iyo…

Waali Cad: Padmavati iyo Tiger Zinda Hai 200 Crore ($30M) miisaaniyad ah ayuu mid walbo xambaarsan yahay!

Waali Cad: Padmavati iyo Tiger Zinda Hai 200 Crore ($30M) miisaaniyad ah ayuu mid walbo xambaarsan yahay!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Bollywood-ka waxay ku jiraan xaalad shirkado badan albaabada la isugu dhuftay 48-bilood ee ugu dambeesay madaama aflaan waa weyn qarashaad xoog badan la galiyay kadibna siweyn loogu qasaaray. Balse cabsidaas ma qabaan kooxaha lacagtooda u quureen labada filim ee waa weyn welina harsan daawashadooda Padmavati iyo Tiger Zinda Hai kuwaas oo…

Deepika Padukone Indhaha Ayee Shidatay Magaalada Dhexdeeda Ayeena Xayeysiin Ugu Sameynesa Filimkeda Padmavati!!

Deepika Padukone Indhaha Ayee Shidatay Magaalada Dhexdeeda Ayeena Xayeysiin Ugu Sameynesa Filimkeda Padmavati!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Deepika Padukone hadii xitaa dadka qaar kasoo horjeesteen in filimkeeda la daawanin ayada kama qasna waxayn horey usii wadataa howsheeda ku aadan filimkaan. Padmavati maraxalado badan ayuu soomaray duubistiisa dhib badan ayee dadkii ka howl hayey ka mareen xitaa goobaha qaar oo filimkaan lagu duubayey dab ayaa kakacay. Sanjay Leela…

Deepika Padukone oo dalbatay in la difaaco filimka Padmavati, iyadoo sheegtay in dagaalkaan looga soo horjeedo jiritaanka Bollywood

Deepika Padukone oo dalbatay in la difaaco filimka Padmavati, iyadoo sheegtay in dagaalkaan looga soo horjeedo jiritaanka Bollywood

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

10 sanno ka hor ayey kusoo biirtay shirkadda aflaanta Bollywood, Deepika Padukone ayaana daaha ka qaaday in aysan marnaba ku riyoon jirin inay atariisho koowaad ka noqoto filim uu leeyahay Director Sanjay Leela Bhansali. Hadda waxay isku diyaarineysaa filimkeeda weyn ee Padmavati oo tiyaatarrada la saari doono, laakiin Deepika Padukone…

Salman Khan oo ka hadlay muranka uu dhexda ka galay filimka Padmavati ee director Sanjay Leela Bhansali

Salman Khan oo ka hadlay muranka uu dhexda ka galay filimka Padmavati ee director Sanjay Leela Bhansali

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Superstar Salman Khan ayaa maanta taageero u muujiyey filimsameeye Sanjay Leela Bhansali isagoo difaacay filimka Padmavati, Sallu Bhai ayaana dadka cambaareynaya filimkaan kula taliyey in aysan go’aan ka qaadan filimka Padmavati ka hor inta aysan daawan. 51 sanno jirkaan Salman Khan ayaa hore ula soo shaqeeyey Bhansali aflaantii Khamoshi, Hum…

Shahid oo la su’aalay marka uu xayeysiin u sameyn doono Padmavati: “Maxaan u sheegayaa, Deepika weydiiya?

Shahid oo la su’aalay marka uu xayeysiin u sameyn doono Padmavati: “Maxaan u sheegayaa, Deepika weydiiya?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka Padmavati ee Director Sanjay Leela Bhansali muran badan ayuu dhexda ka galay iyadoo taageereyaasha Bollywood ay si weyn u sugayeen, waxaana lagu heystaa in taariikhda uu filimkaani ka sheekeynayo si qaab daran loo jillay – inkastoo uu filim oo keliya ku egyahay oo uusan aheyn wax taariikhda gelaya. Sidoo…

Ranveer Singh oo soo bandhigay sida uu ugu muuqan doono doorka Sultan Alauddin Khilji ee filimka Padmavati (Sawirro)

Ranveer Singh oo soo bandhigay sida uu ugu muuqan doono doorka Sultan Alauddin Khilji ee filimka Padmavati (Sawirro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kaarto ayaan ayaa loo soo bandhigay muuqaalka ay Deepika Padukone iyo Shahid Kapoor ku jilli doonaan filimka Padmavati. Ranveer Singh ayaana haatan soo bandhigay qaabka uu u ekaan doono muuqaalkiisa filimka Director Sanjay Leela Bhansali. Ranveer wuxuu filimkaan ku jilli doonaa doorka Sultan Alauddin Khilji. Wuxuuna bartiisa Twitter kusoo bandhigay…