Home » Archives by category » Padmaavat (Page 18)

Bollywood-ka amaan ayaa kasoo hartay marka ay daawadeen goos gooska Padmavati

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Sanjay Leeha Bhansali kaliya daawadayaasha qalbiga ma uusan ka xadin sidoo kalena shaqsiyaadka caanka ah ee Bollywood-ka ka tirsan dhamaantood afka ayaa kala tagay marka ay daawadeen goos gooska filimka Padmavati oo ay hogaamiyaal ka yihiin Deepika Padukone, Shahid Kapoor iyo Ranveer Singh. Alia Bhatt: Ma aqaan erey aan adeegsado afkii…

5-muuqaal oo Padmavati lagu soo bandhigay oo dadka dhan la yaaban yihiin (+sawiro)

5-muuqaal oo Padmavati lagu soo bandhigay oo dadka dhan la yaaban yihiin (+sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka weyn Padmavati wixii laga filaayay ka weyn ayaa goos gooskiisa lagu soo bandhigay waxaana amaan mudan Director Sanjay Bhansali iyo kooxdiisa sida heerka sare oo ay mashruucaan qaaliga ah isugu daba rideen. Hadaba goos gooska sedexda daqiiqo soconaayo waxaa lagu soo bandhigay dhacdooyiin iyo muuqaalo dadka dood badan ka…

Inaba caadi ma ahan kani waa wajiga uu Ranveer Singh filimka Padmavati ku jilaayo

Inaba caadi ma ahan kani waa wajiga uu Ranveer Singh filimka Padmavati ku jilaayo

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa si rasmi ah loo soo bandhigay aragtida kowaad Ranveer Singh wajiga uu filimka weyn Padmavati ku jilaayo waana muuqaal siweyn loola yaabay. Inaba caadi ma ahan wajiga uu Ranveer Singh ku jilaayo filimka Padmavati waxaana ka muuqato qamarjinimo iyo xaasidnimo dheeraad ah. Filimka Padmavati Ranveer waxaa la jilayaan Shahid…

Inaba caadi ma ahan Shahid Kapoor iyo aragtidiisa kowaad ee raganimada ka muuqato filimka Padmavati (+sawiro)

Inaba caadi ma ahan Shahid Kapoor iyo aragtidiisa kowaad ee raganimada ka muuqato filimka Padmavati (+sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Shahid Kapoor wuu soo laabtay markaana waji ragganimo oo karti iyo awood ka muuqato ayuu lasoo baxay sida filimka Padmavati lagu soo bandhigay. Hadal heynta filimka Padmavati waxaa marka hore la wareegtay Deepika Padukone iyo sawirada laga soo bandhigay balse maanta madasha Shahid ayaa iska leh. Waxaa lala yaabay wajiga…

Qurux Badanaa Deepika Padukone Sawir U Gaar Ah Xidigtaan Kaaso Ah Filimka Padmavati Waad Kaheli Doonta!!

Qurux Badanaa Deepika Padukone Sawir U Gaar Ah Xidigtaan Kaaso Ah Filimka Padmavati Waad Kaheli Doonta!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Boqorada Bollywoodka Deepika Padukone ayaa filimkeeda xiga ah filimka uu Directorka uu ka yahay Sanjay Leela Bhansali kaso ah Padmavati. Deepuu ayaa filimkaan kumatali doonto Boqorada India Rani Padmavati waana door waliged aysan matalin hadal heyn weyna abuuray waana filim kamid filimada sanadkaan lagu kalsoonyahay inee Box-officeka gilgilaan. Hadaba kadib…

5-Arimood oo loo daawan doono filimka weyn Padmavati

5-Arimood oo loo daawan doono filimka weyn Padmavati

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa si rasmi ah shaaca looga qaaday in filimka weyn Padmavati la daawan doono 1 December 2017 halka markii hore qorshaha wuu ahaa 17 November 2017 la daawado. Filimka Padmavati waxaa hogaamiyaal ka ah Deepika Padukone, Ranveer Singh iyo Shahid Kapoor halka Sanjay Leela Bhansali uu Director ka yahay. Hadaba…

Shahid Kapoor oo ku guda jiro tababar dagaal dhanka seefaha ah filimkiisa Padmavati (+Sawiro)

Shahid Kapoor oo ku guda jiro tababar dagaal dhanka seefaha ah filimkiisa Padmavati (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Jilaaga door walbo sameyn karo Shahid Kapoor ayaa bilaabay isku diyaarinta muuqaalo Action dagaal dhanka seefaha ah ee ku jiraan filimka Padmavati. Shahid Kapoor si adag ayuu u shaqeenayaa wuxuuna rabaa doorkiisa boqortooyo Raja Rawal Ratan Singh inuu ka run sheego asigoo ku jilaayo Deepika seygeeda filimka Padmavati. Tan iyo bishii…