Home » Archives by category » Padmaavat (Page 2)

Padmaavat oo ku biiray liiska 10-ka filim todobaadka 6-aad ganacsiga ugu badan sameeyeen

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka weyn Padmaavat wuxuu noqday Blockbuster sidoo kalena mashruucaan wuxuu ku biiray liiska 10-ka filim ee lacagaha ugu badan todobaadka lixaad soo xareeyeen. Deepika Padukone, Shahid Kapoor iyo Ranveer Singh filimkooda Padmaavat darajo sare ayuu gaaray daawadayaasha qablbiga wuu ka xaday madaama uu todobaadkiisa lixaad keenay 3.96 Crore waa 4 Crore oo…

Kadib Padmaavat: Deepika 4-Blockbuster, Shahid 2-Blockbuster, Ranveer 1-Blockbuster & Sanjay Bhansali 1-Blockbuster

Kadib Padmaavat: Deepika 4-Blockbuster, Shahid 2-Blockbuster, Ranveer 1-Blockbuster & Sanjay Bhansali 1-Blockbuster

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Shabakada Boxoffice India ayaa si rasmi ah u xaqiijisay in Padmaavat uu yahay Blockbuster-ka ugu horeeyay 2018 sidoo kalena filimkaan guul lixaad leh gaaray. Hadab guusha filimka Padmaavat gaaray hogaamiyaasha mashruucaan iyo kooxdii sameesay wax weyn ayay ka dhaxleen madaama darajada Blockbuster in filim gaaro ay tahay wax weyn dhanka…

Boxoffice India: Padmaavat waa BLOCKBUSTER-ka ugu horeeyo 2018

Boxoffice India: Padmaavat waa BLOCKBUSTER-ka ugu horeeyo 2018

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Shabakada BOI ayaa cadeesay in filimka Padmaavat uu noqday Blockbuster-ka ugu horeeyo 2018 ay Bollywood-ka helaan kadib markii ganacsi lixaad leh uu ka sameeyay gudaha Hindiya iyo suuqyada caalamka. Padmaavat ayaa weli ganacsi adag sameenayo todobaadkiisa lixaad wuxuuna haatan ku socdaa in 283 Crore ilaa 285 Crore uu cimri ahaantiisa ku istaago asigoo todobaadyo kale…

Padmaavat oo weli ganacsi adag gudaha Hindiya ka sameenayo waa Hit hirgalay

Padmaavat oo weli ganacsi adag gudaha Hindiya ka sameenayo waa Hit hirgalay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Deepika Padukone, Ranveer Singh iyo Shahid Kapoor filimkooda Padmaavat ayaa noqday Classic Hit madaama uu tiyaatarada ka dagi weesan yahay sidoo kalena weli ganacsi adag sameenayo ayadoo todobaad walbo filimo cusub masraxa lasoo saarayo. Padmaavat waxaa u suura gashay 2.50 Crore (Trade Figure) inuu keeno todobaadkiisa lixaad sedexda maalmood ee ugu horeyso…

Boxoffice Update: Filimada Padmaavat – Pad Man – Aiyaary ganacsigooda halka uu maraayo

Boxoffice Update: Filimada Padmaavat – Pad Man – Aiyaary ganacsigooda halka uu maraayo

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Deepika Padukone, Shahid Kapoor iyo Ranveer Singh filimkooda Padmaavat ayaa keenay 6 Crore (Trade Figure) todobaadkiisa shanaad waana ganacsi aad u sareeyo asigoo noqday filimka lixaad ee taariikh ahaan lacagaha ugu badan todobaadkiisa shanaad soo xareeyo. Padmaavat ganacsigiisa mudo shan todobaad ah wuxuu marayaa 276 Crore (Trade Figure) sida shabakada BOI soo daabacday tiyaataradana…

Padmaavat oo kaalinta 7-aad ka galay 15-ka filim ee lacagaha ugu badan soo xareeyeen dibad iyo dal (Worldwide Gross)

Padmaavat oo kaalinta 7-aad ka galay 15-ka filim ee lacagaha ugu badan soo xareeyeen dibad iyo dal (Worldwide Gross)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka Padmaavat ayaa ganacsigiisa haatan maraayo 525 Crore isku darka gudaha Hindiya iyo daafaha caalamka ilaaa shalay (Isniin) ganacsigiisa ayay xogtaan ku xeen daaban tahay sida shabakada Boxoffice India soo daabacday. Padmaavat ayaa gudaha Hindiya kasoo xareeyay 350 Crore lacagta guud canshuurta ka hor halka lacagaha nadiifka ah canshuurta kadib filimkana maraayo 274.25 Crore. Sidoo…

Halkuu Maraya Ganacsiga Filmada Padmaavat, Padman Iyo Aiyaary Gudaha India!

Halkuu Maraya Ganacsiga Filmada Padmaavat, Padman Iyo Aiyaary Gudaha India!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ganacsi sare u kac, gaabis iyo dhex dhexaad ah aye wada sameyeen filmada Bollywoodka ee kala ah Padmaavat, Padman iyo Aiyaary kuwaaso wali tiyaatarada saaran. Padmaavat ayaa ganacsi wacan sameyay todobaadkisa shanaad sedexda maalmod ee ugu horeysay isagoo keenay lacago ku dhow 4 Crore waana ganacsi heer sare ah marka…

Sonam Kapoor “Swara Xaq Ayee U Leedahay Inee Fikirka Ku Aadan Padmaavat Ka Hadasho”

Sonam Kapoor “Swara Xaq Ayee U Leedahay Inee Fikirka Ku Aadan Padmaavat Ka Hadasho”

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Atirishada Sonam Kapoor ayaa noqotay atirishadii kowaad ee difaacdo Swara Bhaskar taaso horey muran dhexda oga gashay kadib markii ay wax ka sheegtay Bhansali iyo filmkiisa Padmaavat ayadoo dhaliishay. Hadaba Swara waxaa ku kaceen kooxda Padmaavat iyo taagerayaal fara badan balse Sonam ayaa markaan sheekada soo nooleysay una sheegtay kooxda…

Rasm: filimka Padmaavat iyo mudo afar todobaad ah ganacsiga uu gudaha Hindiya ka sameeyay

Rasm: filimka Padmaavat iyo mudo afar todobaad ah ganacsiga uu gudaha Hindiya ka sameeyay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka weyn Padmaavat oo ay hogaamiyaal ka yihiin Deepika Padukone, Shahid Kapoor iyo Ranveer Singh ayaa ganacsi heer sare ah sameeyay todobaadkiisa afaraad wuxuuna keenay 13.25 Crore (Trade Figure) waana filimka 4-aad ee ganacsiga ugu wacan sameeyo todobaadkiisa afaraad kadib  Bahubali – The Conclusion, 3 Idiots iyo Dangal. Padmaavat waa Super Hit sidoo…

Shalay iyo ganacsiga ay sameeyeen filimada: Aiyaary, Black Panther, Pad Man & Padmaavat

Shalay iyo ganacsiga ay sameeyeen filimada: Aiyaary, Black Panther, Pad Man & Padmaavat

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka Aiyaary ayaa ganacsigiisa hoos u socdo maalin walbo wuxuuna keenay Talaadadiisa kowaad 1.20 Crore taasi oo ka dhigan 15% – 20% hoos u dhac inuu sameeyay marka lala bar bar dhigo Isniintii ganacsigiisa. Aiyaary mudo shan maalmood ah wuxuu keenay 14.45 Crore (Trade Figure) waxaana xusid mudan in 20 Crore cimri ahaantiisa gaari…