Home » Archives by category » Padman

Kadib Padman Akshay Kumar Oo Markale Film Arimaha Bulshada Kala Shaqeen Doono Director R Balke!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Super Star Akshay Kumar ayaa markale la shaqeen doono filmsameye R Balke kaaso ay sanadkaan iska shaqeyeen filmkii Padman ee hadal heynta weyn sanadkaan bilawgiisa abuuray. Padman waxuu ahaa mashruuc uu Akshay Kumar hogaamiye ka yahay halka R Balke Director ka ahaa waxaana qarash gareenesay Akki xaaskisa Twinkle Khanna mashruucana…

Rasmi: Baaghi 2 Oo Tv-yada Blockbuster Weyn Ka Noqday Tiger Qoysaska Ayuu Soo Jiitay!!

Rasmi: Baaghi 2 Oo Tv-yada Blockbuster Weyn Ka Noqday Tiger Qoysaska Ayuu Soo Jiitay!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Baaghi 2 waa mashruuc dagaal ah oo uu hogaamiye ka aha Tiger Shroff waxuuna noqday Blockbuster ganacsiga uu Box-office-ka sameeyay aawged markii tiyaatarada la saaray. Baaghi 2 wuxuu noqday filmka labaad ee sanadkaan loogu jecelyahay Tv-yada isagoo qoysas badan soo jiitay kaliya waxaa ka dheer filmka Golmaal Again ee sanadkii…

Top 15 Opening Day 2018: Dhadak oo kaalinta 8-aad ka galay filimada sanadkan ugu bilaabshada wanaagsan

Top 15 Opening Day 2018: Dhadak oo kaalinta 8-aad ka galay filimada sanadkan ugu bilaabshada wanaagsan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa cajiib ah Janhvi Kapoor iyo Ishaan Khattar filimkooda Dhadak oo ay fanka kusoo galeen inuu kaalinta 8-aad ka galay filimada ugu bilaabashada wanaagsan 2018. Dhadak maalinta kowaad wuxuu keenay 8.50 Crore (Trade Figure) wuxuuna ka lacag badiyay filimada waa weyn ee sanadkan la daawaday sida Raazi, Parmanu, October iyo kuwo kale.…

Maqaal 2018 sanad Bollywood-ka macaash guranayaan: 5-bilood, 10-guul iyo 1000 Crore

Maqaal 2018 sanad Bollywood-ka macaash guranayaan: 5-bilood, 10-guul iyo 1000 Crore

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Inaba caadi ma ahan 2018 waa sanad Bollywood-ka macaash waali ah guranayaan waana sanad marnaba aysan fanka Hindiya hilmaami doonin waxaana dib u bilaawday xiligii barwaaqada ee fanka Hindiya caan ku ahaayeen inta aan qarnigaan 21-aad lasoo galin. Haddaba 2018 waa sanad cajiib badan madaama 5-bilood gudaheeda Bollywood-ka heleen 10-filim…

10-ka filim ee lacagaha ugu badan soo xareeyeen isku darka gudaha Hindiya iyo daafaha caalamka sanadkaan oo lasoo bandhigay

10-ka filim ee lacagaha ugu badan soo xareeyeen isku darka gudaha Hindiya iyo daafaha caalamka sanadkaan oo lasoo bandhigay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Shabakada Boxoffice India ayaa si rasmi ah usoo bandhigtay 10-ka filim ee lacagaha ugu badan soo xareeyeen isku darka gudaha Hindiya daafaha caalamka. Filimka Padmaavat ayaa lacagaha ugu badan sanadkaan 2018 soo xareeyay wuxuuna keenay 545 crore isku darka gudaha Hindiya iyo daafaha caalamka (Worldwide Gross). Taariikh ahaan Padmaavat kaalinta 7-aad ayuu…

Raid Vs Padman: Todobaadka Kowaad Ganacsiga Ay Sameeyeen Oo La Is Bar Bar Dhigay

Raid Vs Padman: Todobaadka Kowaad Ganacsiga Ay Sameeyeen Oo La Is Bar Bar Dhigay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Shabakada Boxoffice India (BOI) ayaa soo daabacday maqaal ay isku bar bar dhigeyso filimada Raid iyo Padman ganacsiga rasmiga ah oo ay sameeyeen todobaadka kowaad. Raid oo hogaamiye ka yahay Ajay Devgn wuxuu sameeyay ganacsi la mid ah Padman oo Akshay Kumar hogaamiye ka yahay todobaadka kowaad waxayna soo wada…

Raid Vs Padman: sida ay ku furmeen subaxdii hore Ajay iyo Akshay filimadooda

Raid Vs Padman: sida ay ku furmeen subaxdii hore Ajay iyo Akshay filimadooda

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Shabakada BOI ayaa soo bandhigtay maqaal ay bar bar dhig ka sameeneyso filimada Padman iyo Raid qaabka ay suabxdii hore ku furmeen xiliga Hindiya. Filimka Padman ee Akshay Kumar hogaamiye ka yahay wuxuu ku furmay 20% ilaa 25% subaxdii hore markii tiyaatarada la saaray 9 Feb 2018. Ajay Devgn filimkiisa…

Sadaashii filimka Padmaan iyo Qof Ku Guuleesatay Hadii Ay Jirto Aan Isla Ogaano Aqristayaal

Sadaashii filimka Padmaan iyo Qof Ku Guuleesatay Hadii Ay Jirto Aan Isla Ogaano Aqristayaal

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaan bilaawnay 7 Febraayo 2018 barnaamij cusub oo mada daalo ah kuna dheehan in la sadaaliyo filimada jilaayaasha caanka ah wadaan marka tiyaatarada la saarayo. Hadaba sadaashii ugu horeesay waxaan ka wada dhiibanay filimkii Padman ee Superstar Akshay Kumar hogaamiye ka ahaa sidoo kalena Radhika Apte iyo Sonam Kapoor la…

Boxoffice Update: Filimada Padmaavat – Pad Man – Aiyaary ganacsigooda halka uu maraayo

Boxoffice Update: Filimada Padmaavat – Pad Man – Aiyaary ganacsigooda halka uu maraayo

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Deepika Padukone, Shahid Kapoor iyo Ranveer Singh filimkooda Padmaavat ayaa keenay 6 Crore (Trade Figure) todobaadkiisa shanaad waana ganacsi aad u sareeyo asigoo noqday filimka lixaad ee taariikh ahaan lacagaha ugu badan todobaadkiisa shanaad soo xareeyo. Padmaavat ganacsigiisa mudo shan todobaad ah wuxuu marayaa 276 Crore (Trade Figure) sida shabakada BOI soo daabacday tiyaataradana…

Halkuu Maraya Ganacsiga Filmada Padmaavat, Padman Iyo Aiyaary Gudaha India!

Halkuu Maraya Ganacsiga Filmada Padmaavat, Padman Iyo Aiyaary Gudaha India!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ganacsi sare u kac, gaabis iyo dhex dhexaad ah aye wada sameyeen filmada Bollywoodka ee kala ah Padmaavat, Padman iyo Aiyaary kuwaaso wali tiyaatarada saaran. Padmaavat ayaa ganacsi wacan sameyay todobaadkisa shanaad sedexda maalmod ee ugu horeysay isagoo keenay lacago ku dhow 4 Crore waana ganacsi heer sare ah marka…

Page 1 of 7123Next ›Last »