Home » Archives by category » Padman (Page 2)

Rasmi: filimka Padman iyo Isniintiisa labaad ganacsiga uu gudaha Hindiya ka sameeyay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Superstar Akshay Kumar filimkiisa Padman ayaa ganacsi dhex dhexaad ah sameeyay Isniintiisa labaad wuxuuna keenay 1.50 Crore (Trade Figure). Padman wuxuu ku ganacsi noqday maalintii shalay ahayd Aiyaary oo masraxa ku cusub balse sidoo kale waxay isku ganacsi noqdeen oo soo qabtay filimka Padmaavat oo Isniintiisa afaraad tiyaatarada saaran. Sida muuqato…

Rasmi: filimka Padman iyo mudo 10-maalmood ganacsiga uu gudaha Hindiya ka sameeyay

Rasmi: filimka Padman iyo mudo 10-maalmood ganacsiga uu gudaha Hindiya ka sameeyay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Superstar Akshay Kumar filimkiisa ayaa ganacsi wacan sameeyay labadii maalmood ee ugu dambeesay sabti iyo axad wuxuuna keenay 8 Crore todobaadkiisa labaad sedexda maalmood ee ugu horeyso ganacsigiisa guudna mudo 10-maalmood haatan wuxuu marayaa 71 Crore (Trade Figure). Padman wuxuu ku wanaagsan yahay magaalooyinka waa weyn asigoo Mumbai ka keenay 24 Crore halka…

Rasmi: filimka Padman iyo sabtigiisa labaad ganacsiga uu sameeyay

Rasmi: filimka Padman iyo sabtigiisa labaad ganacsiga uu sameeyay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Superstar Akshay Kumar filimkiisa Padman ayaa sare u kac 50% sameeyay sabtigiisa labaad marka lala bar bar dhigo jimcadiisa labaad ganacsiga uu sameeyay waana sare u kac aad u wanaagsan. Padman sabtigiisa labaad wuxuu keenay 3 Crore sida shabakada BOI soo daabacday wadartiisa guudna wuxuu haatan marayaa 67 Crore (Trade Figure) mudo 9-maalmood. Padman…

Rasmi: filimka Padman iyo Jimcadiisa labaad ganacsiga uu gudaha Hindiya ka sameeyay

Rasmi: filimka Padman iyo Jimcadiisa labaad ganacsiga uu gudaha Hindiya ka sameeyay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Superstar Akshay Kumar filimkiisa Padman ayaa keenay 2 Crore maalintiisa 8-aad ama Jimcadiisa labaad taasi oo ka dhigan wadarta guud inuu haatan maraayo 64 Crore (Trade Figure). Sida muuqato Padman cimri ahaantiisa wuxuu ku istaagi doonaa 80 Crore sida ay sadaalineyso shabakada Boxoffice India waana ganacsi wacan marka laga fiiriyo fariinta uu filimkaan xambaarsan oo…

Rasm: filimka Padman oo sameeyay todobaadkiisa kowaad ganacsi la aqbali karo

Rasm: filimka Padman oo sameeyay todobaadkiisa kowaad ganacsi la aqbali karo

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Superstar Akshay Kumar, Radhika Apte iyo Sonam Kapoor filimkooda Padman ayaa sameeyay todobaadkiisa kowaad ganacsi la aqbali karo asigoo keenay 62 Crore (Trade Figure) sida shabakada Boxoffice India soo daabacday. Padman si wacan ayuu isku celiyay afartiisa maalmood ee ugu dambeesay kadib markii ganacsi dhex dhexaad ah uu sameeyay sedexdiisa maalmood ee…

Rasmi: Padman iyo arbacadiisa kowaad ganacsiga uu sameeyay maalinta jaceylka ayuu ka faa’iideestay

Rasmi: Padman iyo arbacadiisa kowaad ganacsiga uu sameeyay maalinta jaceylka ayuu ka faa’iideestay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Superstar Akshay Kumar filimkiisa Padman ayaa shalay ka faa’iideestay maalintii jaceylka aduunka madaama fasaxyo Hindiya ka jireen dhalintana filimkaan usoo daawasho tageen. Sidaa darteed Padman ayaa keenay 7 Crore (Trade Figure) arbacadiisa kowaad taasi oo ka dhigtay mudo lix maalmood inuu soo xareeyay 58 Crore (Trade Figure). Padman shaqo wacan ayuu qabtay maalmaha…

Rasmi: filimka Padman iyo Talaadadiisa kowaad ganacsiga uu sameeyay

Rasmi: filimka Padman iyo Talaadadiisa kowaad ganacsiga uu sameeyay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka Padman ayaa shalay (Talaado) ka faa’iideestay fasixii feestada Mahashivratri ee gobolada qaar Hindiya ka jiray wuxuuna keenay 6 Crore (Trade Figure) maalintiisa shanaad. Wadarta guud filimka Padman haatan mudo shan maalmood ah wuxuu soo xareeyay 51 Crore (Trade Figure) wuxuuna sameeyay sare u kac wacan maalintii shalay ahayd. Filimka Padman sidoo kale maanta wuxuu…

Qiyaasta xili hore filimka Padman iyo maalintiisa 5-aad ganacsiga uu sameeyay

Qiyaasta xili hore filimka Padman iyo maalintiisa 5-aad ganacsiga uu sameeyay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Superstar Akshay Kumar filimkiisa Padman ayaa sare u kac macquul ah sameeyay ganacsigiisa maalinta shanaad asigoo ka faa’iideestay feestada MahaShivaratri ee gobolada Hindiya qaar looga dabaal dagayay. Padman maanta subaxdii hore wuxuu ku furmay 20% asigoo xiligii duhurka gaaray 30% balse caawo fiidkii ayuu sare u kacay wuxuuna gaaray 35% ilaa 40%.…

Day 5 Update: filimka Padman iyo maalintiisa 5-aad sida uu ku furmay subaxdii iyo duhurka xiliga Hindiya

Day 5 Update: filimka Padman iyo maalintiisa 5-aad sida uu ku furmay subaxdii iyo duhurka xiliga Hindiya

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka Padman ayaa maanta oo Talaado ah ka bilaabasho wanaagsan shalay oo Isniin ahayd taasi oo muujineyso inuu maanta ganacsigiisa fiicnaan doono madaama gobolada qaar Hindiya fasaxyo ka jiraan. Padman ayaa ku furmay maanta 20% subaxdii hore balse xiliga duhurka ayuu sare u kacay wuxuuna gaaray 30% asigoo u muuqdo in maanta gelinka dambena…

Rasmi: Padman iyo Isniintiisa kowaad ganacsiga uu sameeyay

Rasmi: Padman iyo Isniintiisa kowaad ganacsiga uu sameeyay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Superstar Akshay Kumar filimkiisa Padman ayaa is celiyay Isniintiisa kowaad asigoo sameeyay 40% ilaa 45% hoos u dhac ah. Padman ayaa keenay 5.75 Crore isniintiisa kowaad sida shabakada BOI soo daabacday. Padman mudo afar maalmood ah ganacsigiisa wuxuu marayaa 45 Crore. Fadlan hoos kaga bogo mudo afar maalmood lacagaha uu…