Home » Archives by category » Padman (Page 3)

Filimka Padman fiidkan halka uu maraayo iyo Isniintiisa kowaad ganacsiga uu sameyn karo qiyaas ahaan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Superstar Akshay Kumar filimkiisa Padman ayaa maalintiisa 4-aad tiyaatarada saaran waxaana lasoo bandhigay fiidkan halka uu maraayo iyo Isniintiisa kowaad ganacsiga laga filan karo qiyaas ahaan. Akki filimkiisa maanta subaxdii hore wuxuu ku furmay 20% asigoo xiligii duhurka gaaray 25% halka caawo fiidkii u filimkaan maraayo 30%. Padman hoos u dhac 35% ilaa 40% ayuu…

Day 4 Update: Filimka Padman sida uu maanta ku furmay iyo halka uu duhurkaan maraayo

Day 4 Update: Filimka Padman sida uu maanta ku furmay iyo halka uu duhurkaan maraayo

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka Padman ayaa si dhex dhexaad ah oo is celin wacan ka muuqato ku furmay maalintiisa afaraad ee uu tiyaatarada saaran yahay. Maanta oo Isniin ah sidoo kalena maalin shaqo ah wuxuu Padman ku furmay 20% waana bilaabasho fiican marka laga cabir qaato Jimcadii maalintiisa kowaad uu ku furmay 25%. Padman ayaa duhurkaan…

Rasmi: filimka Padman iyo sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso ganacsiga uu sameeyay

Rasmi: filimka Padman iyo sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso ganacsiga uu sameeyay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Superstar Akshay Kumar filimkiisa Padman ayaa ganacsi wacan sameeya sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso inkastoo Jimcadii uu ganacsi dhex dhexaad ah sameeyay hadana sabtigii 35% ayuu sameeyay halka axadii uu sameeyay 20% sare u kac ah ganacsigiisa. Padman wuxuu keenay 39.50 Crore (Trade Figure) sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso sida shabakada Boxoffice…

Qiyaasta xili hore: Padman Axadiisa kowaad si wacan ayuu u gadmay

Qiyaasta xili hore: Padman Axadiisa kowaad si wacan ayuu u gadmay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Superstar Akshay Kumar filimkiisa ayaa maanta ganacs adag sameenayo wuxuuna ka faa’iideestay inay Axad oo shaqada laga nasanaayo. Padman ayaa maanta sare u kac xoogan sameeyay waana hubaal in ganacsigiisii sabtiga uu ka sareyn doono 15% ilaa 20% waana talaabo wanaagsan oo uu filimkaan qaaday. Padman ayaa maanta subaxdii hore…

Day 3 Update: Padman sida uu maanta ku furmay iyo duhurkan halka uu maraayo maalin wanaagsan ayay u tahay

Day 3 Update: Padman sida uu maanta ku furmay iyo duhurkan halka uu maraayo maalin wanaagsan ayay u tahay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Superstar Akshay Kumar filimkiisa Padman ayaa markale sare u kac wacan sameeyay Axadiisa kowaad ama maalintiisa sadexaad ee uu tiyaatarada saaran yahay. Padman ayaa ku furmay maanta subaxdii hore 45% ilaa 50% waana bilaabasho heer sare ah marka lala bar bar dhigo in sabtigii uu ku furmay 35% ilaa 40%. Padman ayaa sidoo kale xiliga duhurka…

Rasmi: filimka Padman iyo maalintiisa labaad ganacsiga wacan ee uu sameeyay

Rasmi: filimka Padman iyo maalintiisa labaad ganacsiga wacan ee uu sameeyay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Superstar Akshay Kumar filimkiisa Padman ayaa 35% sare u kac sameeyay maalintiisa labaad wuxuuna keenay 13.50 Crore asigoo mudo labo maalmood ah soo xareeyay 23.50 Crore (Trade Figure). Ma jiraan filimo badan oo maalintooda labaad sare u kac 35% sameeyaan hadii maalintooda kowaad ku furmaan ganacsi 10 Crore ka bilaabanayo waxayna midaan muujineysaa…

BOI: filimka Padman oo sare u kac xoogan sameeyay maalintiisa labaad subaxdii hore iyo xiliga duhurka

BOI: filimka Padman oo sare u kac xoogan sameeyay maalintiisa labaad subaxdii hore iyo xiliga duhurka

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Superstar Akshay Kumar filimkiisa Padman sidii la filaayay maanta oo sabti ah sare u kac xoogan ayuu sameeyay sidoo kalena daawadayaal aad u fara badan ayaa tiyaatarada soo aadeen. Padman ayaa maanta subaxdii hore ku furmay 35% ilaa 40% waana bilaabasho heer sare ah halka Jimcadii uu filimkaan ku furmay 20% ilaa 25%. Padman…

Rasmi: filimka Padman iyo maalintiisa kowaad ganacsiga uu gudaha Hindiya ka sameeyay

Rasmi: filimka Padman iyo maalintiisa kowaad ganacsiga uu gudaha Hindiya ka sameeyay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Superstar Akshay Kumar filimkiisa Padman ayaa maalinta kowaad ganacsi dhex dhexaad ah sameeyay wuxuuna keenay 10 Crore (Trade Figure) sida shabakada Boxoffice India soo daabacday. Si la mid ah kooxda filimkan iska leh waxay dhankooda shaaca ka qaadeen in Padman maalinta kowaad keenay 10.26 Crore (Producer Figure) sidaa darteed labada dhinac farqi weyn uma…

BOI:Padman Qayaas Ahaan Lacagaha Uu Soo Xareeyay Maalintiisa Koowaad

BOI:Padman Qayaas Ahaan Lacagaha Uu Soo Xareeyay Maalintiisa Koowaad

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Shabakada Boxoffice India ayaa soo daabacday lacagaha uu soo xareeyay filimka Padman maalintiisa koowaad qayaas ahaan. Padman qayaas ahaan maalinta koowaad wuxuu keeni doona 10 crore waana lacago ka yar filimka Toilet Ek Prem Katha oo soo xareeyay 11.34 waxaana la fiirin doona sida mowduucaan usoo dhaweyn doonan dhalinyarada farxiga…

Filimka Padman galabta heerka uu gaaray iyo fiidkan halka uu maraayo

Filimka Padman galabta heerka uu gaaray iyo fiidkan halka uu maraayo

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Superstar Akshay Kumar filimkiisa Padman ayaa maanta ayaa tiyaatarada la saaray wuxuuna subaxdii hore ku furmay 20% ilaa 25% oo bilaabasho dhe dhexaad ahayd. Galabta xiliga Hindiya Padman sare u kac xoogan ma sameynin wuxuuna gaaray 25% ilaa 30% balse caawo fiidkii ayuu filimkaan si wacan sare ugu kacay wuxuuna…