Home » Archives by category » Padman (Page 4)

Rasmi: filimka Padman iyo maalintiisa kowaad ganacsiga uu gudaha Hindiya ka sameeyay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Superstar Akshay Kumar filimkiisa Padman ayaa maalinta kowaad ganacsi dhex dhexaad ah sameeyay wuxuuna keenay 10 Crore (Trade Figure) sida shabakada Boxoffice India soo daabacday. Si la mid ah kooxda filimkan iska leh waxay dhankooda shaaca ka qaadeen in Padman maalinta kowaad keenay 10.26 Crore (Producer Figure) sidaa darteed labada dhinac farqi weyn uma…

BOI:Padman Qayaas Ahaan Lacagaha Uu Soo Xareeyay Maalintiisa Koowaad

BOI:Padman Qayaas Ahaan Lacagaha Uu Soo Xareeyay Maalintiisa Koowaad

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Shabakada Boxoffice India ayaa soo daabacday lacagaha uu soo xareeyay filimka Padman maalintiisa koowaad qayaas ahaan. Padman qayaas ahaan maalinta koowaad wuxuu keeni doona 10 crore waana lacago ka yar filimka Toilet Ek Prem Katha oo soo xareeyay 11.34 waxaana la fiirin doona sida mowduucaan usoo dhaweyn doonan dhalinyarada farxiga…

Filimka Padman galabta heerka uu gaaray iyo fiidkan halka uu maraayo

Filimka Padman galabta heerka uu gaaray iyo fiidkan halka uu maraayo

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Superstar Akshay Kumar filimkiisa Padman ayaa maanta ayaa tiyaatarada la saaray wuxuuna subaxdii hore ku furmay 20% ilaa 25% oo bilaabasho dhe dhexaad ahayd. Galabta xiliga Hindiya Padman sare u kac xoogan ma sameynin wuxuuna gaaray 25% ilaa 30% balse caawo fiidkii ayuu filimkaan si wacan sare ugu kacay wuxuuna…

BOI: Padman wuxuu ku furmay sidii TEPK oo kale

BOI: Padman wuxuu ku furmay sidii TEPK oo kale

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Shabaka BOI ayaa soo daabacday warbixim ay kaha hadkeyso sida filimka Padman subaxdii hore ku furmay. BOI waxay sheegtay in Padman uu ku furmay 20% ilaa 25% subaxdii hore asigoo ku wanaagsan tiyaatarada Multiplex loo yaqaan. Padma  wuxuu ku bilaawdah sida filimkii Toilet Ek Prem Katha oo kale. Padman hadii…

Sheekada filimka Padman: Akshay Kumar iyo Radhika Apte oo hadal heynta la wareegeen iyo fariin wacan oo waaqici ah

Sheekada filimka Padman: Akshay Kumar iyo Radhika Apte oo hadal heynta la wareegeen iyo fariin wacan oo waaqici ah

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Inaba caadi ma ahan Super Star Akshay Kumar bandhigiisa filimka Padman si la mid ah Radhika Apte oo xaaskiisa ku mataleyso iyadana qaab jiliin awood badan ayay la timid. Waa qasab haween walbo oo dunida ku nool inay daawado filimka Padman iyo fariintiisa wacan ee lagu soo gudbiyay filimkaan oo…

Morning Update: filimka Padman iyo sida uu subaxan ku furmay

Morning Update: filimka Padman iyo sida uu subaxan ku furmay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Superstar Akshay Kumar filimkiisa Padman ayaa subaxan la saaray tiyaatarada gudaha Hindiya wuxuu ku bilaawday si dhex dhexaad ah. Padman oo la saaray 2800 tiyaatar ayaa ku furmay 25% ilaa 30% cel celis ahan dhamaan gobolada Hindiya. Padman wuxuu si wanaagsan kaga furmay tiyaatarada Multiplex ee magaalooyinka waa weyn ku…

Maqaal BOI: Padman waa filim awood u leh inuu ganacsi wacan sameeyo

Maqaal BOI: Padman waa filim awood u leh inuu ganacsi wacan sameeyo

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Shabakada Boxoffice India ayaa maqaal kasoo daabacday filimka Padman oo berito (09 Feb) tiyaatarada la saarayo ganacsiga laga filan karo madaama shabakadaan inta badan aragti xeel dheer ka bixiso filimada halka ay hiigsan karaan. Muxuu Padman Ku Gadmi Karaa: Padman waa awood u leh inuu ganacsi wacan sameeyo madaama dumarka…

Barnaamij Cusub: La tartan Filimside Sadaal ka bixi filimka Padman maalinta 1-aad, 3-maalmood ee ugu horeyso, todobaadka 1-aad & cimri ahaantiisa ganacsiga uu sameyn karo

Barnaamij Cusub: La tartan Filimside Sadaal ka bixi filimka Padman maalinta 1-aad, 3-maalmood ee ugu horeyso, todobaadka 1-aad & cimri ahaantiisa ganacsiga uu sameyn karo

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Aqristayaasha qiimaha badan waxaan soo kordhinay barnaamij mada daalo ku dheehan sidoo kalena Jimco walbo hadii filim weyn tiyaatarada la saarayo aan fikrado iyo sadaal isku dhaafsan doono. Sidaa darteed Superstar Akshay Kumar filimkiisa Padman ayaa tiyaatarada la saarayaa Jimcadaan (09 Feb 2018) waxaana jecleesanay inaan bilaawno barnaamij is dhex…

Akshay Kumar iyo filimkiisa Padman iskoorada uu soo kordhiyay ayadoo 50-dal laga daawan doono

Akshay Kumar iyo filimkiisa Padman iskoorada uu soo kordhiyay ayadoo 50-dal laga daawan doono

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Bollywood Superstar Akshay Kumar filimkiisa Padman waa mid fariin waaqici ah xambaarsan hadal heyntiisana aad u sareyso sidaa darteed waxaa laga daawan doonaa in ka badan 50-dal. Padman wuxuu noqday filimka ugu horeeyay ee Bollywood ah kaasi oo maalinta kowaad Russia, Ivory Coast iyo Iraq laga daawan doono waa isla maalinta kowaad…

Padman Challenge: Varun Dhawan iyo Anushka Sharma oo fureen xujadii Akshay Kumar

Padman Challenge: Varun Dhawan iyo Anushka Sharma oo fureen xujadii Akshay Kumar

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Maal mihii ugu dambeeyay Superstar Akshay Kumar iyo xaaskiisa Twinkle Khanna waxay xujeesanayeen jilaayaasha Bollywood-ka iyo dadka caanka ah. Xujadaan ayaa ahayd in Akshay iyo Twinkle ay soo bandhigeen sawiro ayagoo gacanta ku heestaan xafaayada ama tambooniga ay xirtaan dumarka xiliga dhiiga caadada u joogto ayagoo filimkooda Padman xayeysiin u…