Home » Archives by category » Padman (Page 5)

Kaftanka Filmfare Awards: Karan Johar Oo Akshay Kumar La Kaftamaya “Marka Hore Toilet Hadana Padman Ayaa Nagu Qabsaneysa”

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa masraxa soo koray Filmsameye Karan Johar xili uu duqeynaayo ama la kaftamaayo Super Star Akshay kumar. Karan Johar ayaa si kaftan ku dheehan saaxiibkisa Akki ku weydiyay suaashan,” Marka hore Toilet Ek:Prem Katha ayaa nagu qabsatay hadana ma waxaa dooneysa inaa nagu qabsato Padman.” Waxuu ula jeeda Hit weyn…

Akshay Kumar postpones PadMan’s release for Padmaavat

Akshay Kumar postpones PadMan’s release for Padmaavat

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

‘I will be grateful to Akshay Kumar for a lifetime for what he has done.’ Akshay Kumar has postponed the release of his film, PadMan, to avoid a box office clash with Sanjay Leela Bhansali’s controversy-ridden Padmaavat. Directed by R Balki, PadMan was supposed to release on January 25 but will now arrive in the theatres on…

Akshay Kumar oo ka hadlay sababta uu filimkiisa Padman dib ugu dhigay

Akshay Kumar oo ka hadlay sababta uu filimkiisa Padman dib ugu dhigay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa siweyn loo hadal hayaa in Superstar Akshay Kumar filimkiisa Padman dib loo dhigay lana daawan doono 9 Febraayo 2018. Akshay ayaa u baneeyay 25 Janaayo oo filimkiisa la daawan lahaa wuxuuna taariikhdaas u dhaafay kooxda filimka weyn Padmaavat iska leh. Akshay iyo Director Sanjay Bhansali ayaa shir jaraa’id isla…

Director Sanjay Bhansali, Deepika iyo Shahid oo Akshay Kumar kaga mahad celiyeen inuu filimka Padman dib u dhigtay

Director Sanjay Bhansali, Deepika iyo Shahid oo Akshay Kumar kaga mahad celiyeen inuu filimka Padman dib u dhigtay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda filimka Padmaavat ayaa siweyn ugu mahad celiyeen Superstar Akshay Kumar oo go’aansaday inuu tiyaatarada u baneeyo sidoo kalena uu gabi ahaanba meesha ka saaro isku dhacii todobaadka dambe Boxoffice-ka ku dhex mari lahaa filimada Padman iyo Padmaavat. Shahid Kapoor oo ka mid ah hogaamiyaasha filimka Padmaavat wuxuu yiri “Mahad…

Rasmi: Filimka Padman oo dib loo dhigay Akshay Kumar oo dib u garasho sameeyay

Rasmi: Filimka Padman oo dib loo dhigay Akshay Kumar oo dib u garasho sameeyay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Superstar Akshay Kumar ayaa gar waaqsaday inuusan la tartami karin filimka weyn ee hadal heynta aan caadiga ahayn xambaarsan Padmaavat sidaa darteed filimka Padman dib ayaa loo dhigay. Todobaadka dambe gaar ahaan 25-ka Janaayo ayaa la isla saari lahaa filimada Padman iyo Padmaavat balse haatan Akshay iyo kooxdiisa waxay si…

Twinkle Khanna Oo Ka Hadashay Isku Dhaca Filmada Padman Iyo Padmaavat!!

Twinkle Khanna Oo Ka Hadashay Isku Dhaca Filmada Padman Iyo Padmaavat!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Markaan dagaal ka dhan ayaa Box-officeka ka dhici doono kaaso u dhaxeya Akshay Kumar iyo Deepika Padukone maadama 25 bishaan Jan tiyaatarada la iska saari doono Padman iyo Padmaavat. Twinkle Khanna oo qarash gareye ka ah filmka Padman kaaso uu seygeeda Akshay Kumar hogaaminaayo ayaa wax laga weydiyay xidigtaan iskudhaca…

Atirishada Sonam Kapoor Maxay Katiri Iskudhaca Filmada Padman Iyo Padmaavat?

Atirishada Sonam Kapoor Maxay Katiri Iskudhaca Filmada Padman Iyo Padmaavat?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filmka Padman waxaa hogaamiyaal ka ah Akshay Kumar, Sonam Kapoor iyo Radhika Apte waxaana la sheegay in la daawan doono 25 bishaan Jan isagoo ku dhici doono filmka Padmaavat ee Deepika Padukone hogaamiyaha ka tahay. Hadaba Sonam Kapoor oo filmkaan wax ka jileyso ayaa saxaafada weydisay iskudhaca labadaan film sida…

Akshay Kumar “Wal Wal Kama Qabo Ganacsiga Uu Padman Box-office-ka Ka Sameyn Doono!!

Akshay Kumar “Wal Wal Kama Qabo Ganacsiga Uu Padman Box-office-ka Ka Sameyn Doono!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Super Star Akshay Kumar ayaa kalsooni weyn muujinaayo sido kalena aanan isku wareerineynin ganacsiga uu Padman sameyn doono. Akki ayaa saxaafada wareysi la yeeshtay xili uu xayeysiin usameynaayey sido kalena hees kamid ah filmkiisa soo bandhigayay waxaana wax laga weydiyay xidigaan hadii wal wal uu ka qabo ganacsiga Padman Box-officeka…

Sawiro: Akshay Kumar Iyo Sonam Kapoor Oo Xayeysiin U Sameynayaan Filmkooda Padman!!

Sawiro: Akshay Kumar Iyo Sonam Kapoor Oo Xayeysiin U Sameynayaan Filmkooda Padman!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Padman waa filim ku saabsan nolosha ninkii bulshada Hindiya waxa weyn u qabtay Arunachalam Muruganantham kaasi oo tuuladiisa ka  bilaabay kacdoon ku aadan sidii haweenka Hindiya ee miyiga ku nool u heli lahaayeen agab nadiif ah oo xirtaan xiliga dhiiga caadada ku jiraan. Wuxuuna dhisay warshad soo saarto agab nadiif ah oo…

Shabakada BOI oo maqaal kasoo qortay isku dhaca aan loo baahneyn Padman v Padmavat

Shabakada BOI oo maqaal kasoo qortay isku dhaca aan loo baahneyn Padman v Padmavat

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Shabakada Boxoffice India (BOI) ayaa maqaal kasoo qortay isku dhaca aan loo baahneyn ee 25-ka bishan tiyaatarada ku dhex mari doono Padman v Padmavat. BOI waxay isku dhaca ka eegtay dhinac muujinayo in filimka Padmavat uu dhiibatadiisa lasoo raadsaday kooxda Padman oo jawi dagan ku jireen balse hada badda lagu kiciyay.…