Home » Archives by category » Padman (Page 7)

Akshay Kumar Ma Aheen Dooqa Koowaad Ee Filmka Padman Twinkle Khanna Ayaa Inoo Cadeyneesa!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Super Star Akshay Kumar ayaa u diyaarsan filmkiisa Padman kaaso uu shaashada ugu soo laabanayo waxaana filmkaan la hogaaminayaan Radhiak Aapte iyo Sonam Kapoor. Filmkaan waxaa Director ka ah R. Balke halka Producer ama maalgaliye ay ka tahay Twinkle Khanna oo ah xaaska Akshay Kumar waxaana la daawan doona 26…

Marka ay dhacday Padman-ka dhabta ah inuu Akshay Kumar ku qalday Akshaye Khanna

Marka ay dhacday Padman-ka dhabta ah inuu Akshay Kumar ku qalday Akshaye Khanna

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa si rasmi ah loo soo bandhigay goos gooska filimka Padman ee uu hogaamiye ka yahay Superstar Akshay Kumar lana daawan doono 26 Janaayo 2018. Hadaba Padman waa filim ku saabsan nolosha ninkii bulshada Hindiya waxa weyn u qabtay Arunachalam Muruganantham kaasi oo tuuladiisa ka bilaabay kacdoon ku aadan sidii haweenka…

Rasmi: goos gooska filimka Padman oo lasoo bandhigay iyo Akshay oo doortay mocduuw qof walbo dooran karin (+sawiro)

Rasmi: goos gooska filimka Padman oo lasoo bandhigay iyo Akshay oo doortay mocduuw qof walbo dooran karin (+sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa si rasmi ah loo soo bandhigay Superstar Akshay Kumar filimkiisa la wada sugaayay Padman goos gooskiisa oo dhameestiran. Padman waa filim la daawan doono 26 Jan 2018 maalinta Jamhuuriga Hindiya waxaana Akshay la jilayaan Sonam Kapoor iyo Radhika Apte oo xaaskiisa ku mataleyso. Akshay wuxuu doortay fariin qof walbo sameyn karin…

Padman Oo Kaarto Cusub Laga Soo Bandhigay Iyo Akshay Kumar Xaaskisa Oo Sugi La’ Goos-Gooska Filmkaan!!

Padman Oo Kaarto Cusub Laga Soo Bandhigay Iyo Akshay Kumar Xaaskisa Oo Sugi La’ Goos-Gooska Filmkaan!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda filmkaan Padman ayaa had iyo jeer aragti cusub filmkaan kasoo bandhigaan ayagoo dadka marba marka kadambeysi sii jeclaanayan filmkaan. Hadaba Akki ayaa maanta sawirkaan ay kooxda Padman soo bandhigeen kasoo xigtay asigoo bartiisa Twitterka soodhigay qoraal ahaana soo raaciyay sida tan. “Xaaskeyga had iyo jeer waxay iweydisa Padman goos…

Kaartada Laga Soo Bandhigay Filmka Padman Ayaa hadal heyntiisa cirka gashay qof walbo wuxuu indhaha ku heeya goos gooska filimka

Kaartada Laga Soo Bandhigay Filmka Padman Ayaa hadal heyntiisa cirka gashay qof walbo wuxuu indhaha ku heeya goos gooska filimka

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Sida aan shalay idinla wadaagnay waxaa lasoo bandhigay kaartada filimka Padman ee Akshay Kumar hogaamiyaha ka yahay kaas oo hadal heyn gooni xambaarsan. Haddaba shalay iyo maanta qof walbo wuxuu hadal heeyay kaartada Akshay laga soo bandhigay waana mid ka turjumaaya doorka filimkiisa Padman. Ka dib kaartada Padman hadal heynta…