Home » Archives by category » Parmanu

Top 15 Opening Day 2018: Dhadak oo kaalinta 8-aad ka galay filimada sanadkan ugu bilaabshada wanaagsan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa cajiib ah Janhvi Kapoor iyo Ishaan Khattar filimkooda Dhadak oo ay fanka kusoo galeen inuu kaalinta 8-aad ka galay filimada ugu bilaabashada wanaagsan 2018. Dhadak maalinta kowaad wuxuu keenay 8.50 Crore (Trade Figure) wuxuuna ka lacag badiyay filimada waa weyn ee sanadkan la daawaday sida Raazi, Parmanu, October iyo kuwo kale.…

John Abraham filimkiisa guuleestay Parmanu iyo mudo sedex todobaad ganacsiga uu sameeyay

John Abraham filimkiisa guuleestay Parmanu iyo mudo sedex todobaad ganacsiga uu sameeyay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

John Abraham filimkiisa Parmanu – The Story of Pokhran ee guusha wacan gaaray sidoo kalena sheeko ahaan laga wada helay waxaa ganacsigiisa Update ah mudo sedex todobaad soo daabacday shabakada BOI. Filimka Parmanu – The Story of Pokhran wuxuu soo xareeyay 58.25 Crore (Trade Figure) mudo sedex todobaad ah waxaana muuqato in cimri ahaantiisa…

John Abraham wuu guuleestay madaama filimkiisa Parmanu ganacsi wacan joogteenayo

John Abraham wuu guuleestay madaama filimkiisa Parmanu ganacsi wacan joogteenayo

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Murqaaniga Bollywood-ka John Abraham labo farxad ayuu isku darsaday in filimkiisa Parmanu – A Story Of Pokhran ee uu soo saare ka yahay bandhig ahaan siweyn loogu amaanay oo sheekadiisa laga helay iyo sidoo kale filimkaan oo guul wacan gaaray dhanka Boxoffice-ka. Parmanu ayaa si wacan isku celinaayo wuxuuna keenay 90 Lakh Jimcadiisa…

Business Update: John Abraham filimkiisa Parmanu oo ganacsigiisa si heer sare ah ku socdo

Business Update: John Abraham filimkiisa Parmanu oo ganacsigiisa si heer sare ah ku socdo

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

John Abraham filimkiisa Parmanu – A Story Of Pokhran ayaa ku socdo inuu ganacsi adag sameeyo todobaadkiisa labaad wuxuuna keeni doonaa 16.50 Crore taasi oo ka dhigi doonto mudo labo todobaad wadar ahaan ganacsigiisa inuu sare u dhaafo 50 Crore. Sidoo kalena Parmanu wuxuu fursad wacan u heestaa inuu 60 Crore gaaro cimri…

Maqaal 2018 sanad Bollywood-ka macaash guranayaan: 5-bilood, 10-guul iyo 1000 Crore

Maqaal 2018 sanad Bollywood-ka macaash guranayaan: 5-bilood, 10-guul iyo 1000 Crore

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Inaba caadi ma ahan 2018 waa sanad Bollywood-ka macaash waali ah guranayaan waana sanad marnaba aysan fanka Hindiya hilmaami doonin waxaana dib u bilaawday xiligii barwaaqada ee fanka Hindiya caan ku ahaayeen inta aan qarnigaan 21-aad lasoo galin. Haddaba 2018 waa sanad cajiib badan madaama 5-bilood gudaheeda Bollywood-ka heleen 10-filim…

Rasmi: Filimka Parmanu iyo mudo 10-maalmood ganacsiga uu gudaha Hindiya ka sameeyay

Rasmi: Filimka Parmanu iyo mudo 10-maalmood ganacsiga uu gudaha Hindiya ka sameeyay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

John Abraham filimkiisa Parmanu – A Story Of Pokhran ayaa si wacan isku celiyay wuxuuna sameeyay 50% hoos u dhac todobaadkiisa labaad sedexda maalmood ee ugu horeyso inkastoo uu loolan adag kala kulmayo filimka tiyaatarada magaalooyinka waa weyn ku yaalo qabsaday Veere Di Wedding. Filimka Parmanu wuxuu keenay 9.75 Crore (Trade…

Rasmi: Filimka Parmanu iyo sabtigiisa labaad ganacsiga uu gudaha Hindiya ka sameeyay

Rasmi: Filimka Parmanu iyo sabtigiisa labaad ganacsiga uu gudaha Hindiya ka sameeyay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

John Abraham filimkiisa Parmanu – A Story Of Pokhran ayaa ganacsi wacan sameeyay sabtigiisa labaad wuxuuna keenay 3.25 Crore asigoo sare u kac wacan sameeyay balse ganacsigiisa wuu badnaan lahaa ee waxaa caqabad ku noqday filimka Veere Di Wedding oo siweyn magaalooyinka kaga gadmaayo. Filimka Parmanu wuxuu noqon doonaa mashruuc guuleestay balse rajadii…

Parmanu jimcadiisa labaad iyo Raazi iyo jimcadiisa afaraad ganacsiga ay sameeyeen

Parmanu jimcadiisa labaad iyo Raazi iyo jimcadiisa afaraad ganacsiga ay sameeyeen

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

John Abraham filimkiisa Parmanu – A Story Of Pokhran ayaa si wacan isku celiyay Jimcadiisa labaad wuxuuna keenay 2.25 Crore (Trade Figure) taasi oo ka dhigan 55% hoos u dhac inuu sameeyay marka Jimcadiisii kowaad lala bar bar dhigo. Parmanu ganacsigiisa shalay wuu sareyn lahaa balse waxaa caqabad ku noqdeen gobolada Waqooyiga filimada…

Rasmi: John Abraham filimkiisa Parmanu iyo todobaadka kowaad ganacsiga uu sameeyay

Rasmi: John Abraham filimkiisa Parmanu iyo todobaadka kowaad ganacsiga uu sameeyay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

John Abraham filimkiisa Parmanu – A Story Of Pokhran ayaa ganacsi wacan sameeyay todobaadkiisa kowaad kadib maal maha shaqada uu si heer sare ah isku celiyay. Parmanu todobaadkiisa kowaad wuxuu keenay 34.50 Crore (Trade Figure) sida shabakada BOI soo daabacday waxaana xusid mudan in sedexda maalmood ee ugu horeesay uu keenay 20 Crore…

Rasmi: filimka Parmanu iyo Talaadadiisa kowaad ganacsiga uu sameeyay

Rasmi: filimka Parmanu iyo Talaadadiisa kowaad ganacsiga uu sameeyay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

John Abraham filimkiisa Parmanu ayaa ganacsi wacan iska wato wuxuuna keenay 3.75 Crore (Trade Figure) maalintiisa shanaad ama Talaadadiisa kowaad. Filimka Parmanu mudo shan maalmood ah wuxuu soo xareeyay 28 Crore (Trade Figure) waxaana muuqato in todobaadkiisa kowaad uu keeni doono 35 Crore qiyaas ahaan waana ganacsi wacan. Filimka Parmanu sidoo kale Jimcadaan loolan adag ayuu…

Page 1 of 3123