Home » Archives by category » Parmanu (Page 2)

Top 10: John Abraham iyo 10-kiisa filim lacagaha ugu badan soo xareeyeen sedexda maalmood ugu horeyso

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Murqaaniga Bollywood-ka John Abraham filimkiisa Parmanu ayaa ganacsi dhex dhexaad ah sameeyay sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso wuxuuna keenay 20.25 Crore (Trade Figure). Parmanu wuxuu noqday filimka 8-aad ee John sameeyo kaasi oo lacagaha ugu badan soo xareeyo balse marka laga hadlaayo filimada uu kaligiis hogaamiye ka yahay Parmanu kaliya waxaa…

Waa kuwee 10-ka filim ee lacagaha ugu badan sedexda maalmood ugu horeyso 2018 soo xareeyeen

Waa kuwee 10-ka filim ee lacagaha ugu badan sedexda maalmood ugu horeyso 2018 soo xareeyeen

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

John Abraham filimkiisa Parmanu ayaa kaalinta 7-aad ka galay 10-ka filim ee sedexda maalmood ee ugu horeyso lacagaha ugu badan soo xareeyaan 2018. Parmanu sedexda maalmood ee ugu horeyso wuxuu ka ganacsi wanaagsanaaday filimada October, 102 Not Out iyo Hichki  waana arin wanaagsan balse Parmanu waxaa culees ku ah inuu filimadaas…

Rasmi: John Abraham Filmkiisa Parmanu Iyo Mudo Sedex Maalmod Ah Ganacsiga Uu Hindiya Ka Sameyay!!

Rasmi: John Abraham Filmkiisa Parmanu Iyo Mudo Sedex Maalmod Ah Ganacsiga Uu Hindiya Ka Sameyay!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

John Abraham Filmkiisa Parmanu-The Story of Pokhran ayaa maalintii shalay ahed gaabis yara sameyay isagoo keenay 8.25 Crore (Trade Figure). Filmkaan waxaa saameyay ciyaartay horyaalka Cricket-ka dalka hindiya ka jirtay taaso shalay Fiinalaha la cayaarayay ayaa ganacsiga mashruucan hor istaagtay maadama dadka intooda badn cayaarta daawanayaen. Kaliya Parmanu ganacsigiisa ciyaartan…

Maqaal: Aragtida daawadayaasha Hindiga ah iyo filimka Parmanu qiimeynta uu helay

Maqaal: Aragtida daawadayaasha Hindiga ah iyo filimka Parmanu qiimeynta uu helay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

John Abraham filimkiisa Parmanu ayaa tiyaatarada la saaray maalintii Jimcada ahayd (25 May 2018) waana filim siweyn John loogu amaanay sidoo kalena labadiisa maalmood ee ugu horeyso sameeyay ganacsi 12 Crore ah weliba maalintiisa labaad ayuu sare u kac 50% sameeyay waxaana ugu wacan in daawadayaasha ka helayaaan mashruucaa. Haddaba…

Rasmi: filimka Parmanu oo 50% sare u kac sameeyay maalintiisa labaad

Rasmi: filimka Parmanu oo 50% sare u kac sameeyay maalintiisa labaad

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

John Abraham filimkiisa Parmanu – The Story Of Pokhran ayaa sare u kac 50% sameeyay maalintiisa labaad wuxuuna keenay 7.25 Crore (Trade Figure) sida shabakada Boxoffice India soo daabacday. Parmanu oo daawadayaasha sheekadiisa si wacan kaga heleen ayaa ganacsi wacan sameeyay maalintiisa labaad waxayna wadada u furtay in mashruucaan gadmi karo. Inkastoo maanta…

Rasmi: Filimka Parmanu iyo maalinta kowaad ganacsiga uu sameeyay fiidkii ayuu sare u kacay

Rasmi: Filimka Parmanu iyo maalinta kowaad ganacsiga uu sameeyay fiidkii ayuu sare u kacay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

John Abraham filimkiisa Parmanu – The Story Of Pokhran ayaa maalinta kowaad keenay 4.75 Crore (Trade Figure) sida shabakada Boxoffice India ku sheegtay ganacsiga filimkaan. Parmanu oo shalay subaxdii hore si hoose ku furmay ayaa gelinkii dambe sare u kacay gaar ahaan fiidkii taasina waxay ka caawisay in ganacsigiisa maalinta kowaad 5 Crore…

Boxoffice Update: John Abraham filimkiisa Parmanu oo si hoose ku furmay subaxaan

Boxoffice Update: John Abraham filimkiisa Parmanu oo si hoose ku furmay subaxaan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

John Abraham filimkiisa Parmanu – The Story Of Pokhran ayaa ku furmay si hoose subaxdii hore xiliga Hindiya oo ah 10% ilaa 15%. Filimka Parmanu wuxuu ku furmay si la mid ah qaabkii ay ku furmeen filimada Hichki iyo 102 Not Out balse filimka Parmanu ayaa la saaray tiyaataro ka badan labada kale inta…

Sheekada filimka Parmanu: John wuxuu la yimid filim heer sare ah isagana aqoonsi lixaad leh ku heli doono

Sheekada filimka Parmanu: John wuxuu la yimid filim heer sare ah isagana aqoonsi lixaad leh ku heli doono

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Hordhaca: Tan iyo markii Hindiya xurnimo qaateen sanadii 1947 dalkaan caqabado badan ayuu kasoo gudbnay welina jiraan caqabado Hindiya hor yaaliin, balse guushoodii ugu weyneed waxay gaareen sanadii 1998 marka ay ka mid noqdeen dalalka aduunka ugu quwada weyn ee hubka Nugliyeerka heestaan. Waxaa cajiib ah inaysan horey u dhicin…

La tartan Filimside Sadaal ka bixi filimka Parmanu maalinta 1-aad, 3-maalmood ee ugu horeyso, todobaadka 1-aad & cimri ahaantiisa ganacsiga uu sameyn karo

La tartan Filimside Sadaal ka bixi filimka Parmanu maalinta 1-aad, 3-maalmood ee ugu horeyso, todobaadka 1-aad & cimri ahaantiisa ganacsiga uu sameyn karo

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mudo lix bilood ah oo la sugaayay daawashada filimka  Parmanu – The Pokhran Story maalinta Jimcada ah berito (25 May 2018) ayaa tiyaatarada si rasmi ah loo saarayaa. Filimka Parmanu hadal heyntiisa mid wanaagsan ma ahayn waxaana lagu xasuustaa todobaadyadii ugu dambeeyay in shirkadaha John Abraham iyo KriArj Entertainment isku heesteen xuquuqda filimkaan.…

Murqaaniga Bollywoodka John Abraham Oo Ka Hadlay Doorka Filmkiisa Parmanu!!

Murqaaniga Bollywoodka John Abraham Oo Ka Hadlay Doorka Filmkiisa Parmanu!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

John Abraham ayaa sanadkaan la imaanaya mashruucisa dagaalka ah ee Parmanu-The Story of Pokhran kaaso la daawan doono 25 bishaan May. John waxuu ku guda jiraa xayeysiin u sameynta filmkiisa waxaana wax laga weydiyay mashruucan iyo doorka uu ku jilaayo waxuuna yiri,”Filmka waxuu ka hadlaa sheeko si rasmi ah u…

Page 2 of 3123