Home » Archives by category » Parmanu (Page 3)

John Abraham oo hadal heynta Bollywood-ka kula wareegay goos gooska Parmanu iyo fariinta uu Pakistan u diray (+Video)

John Abraham oo hadal heynta Bollywood-ka kula wareegay goos gooska Parmanu iyo fariinta uu Pakistan u diray (+Video)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

John Abraham oo shirkada KriArj Entertainment dacwada xuquuqda filimka Parmanu kaga guuleestay ayaa soo bandhigay goos gooska mashruucaan oo si aan caadi aheyn looga helay. Filimka Parmanu waxaa hadda xuquuqdiisa maxkamada Mumbai u xukmisay shirkada John iska leeyahay ee lagu magacaabo  JA Entertainment isagana wuxuu lasii midoobay shirkadaha Zee Studios iyo Kyta Productions.…

Inaba caadi ma ahan John Abraham goos gooska kooban uu filimkiisa Parmanu kasoo bandhigay (+Video)

Inaba caadi ma ahan John Abraham goos gooska kooban uu filimkiisa Parmanu kasoo bandhigay (+Video)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

John Abraham ayaa si rasmi ah usoo bandhigay goos gooska kooban (Teaser) ee filimkiisa la wada sugaayo Parmanu – The Story of Pokhran. Filimka Parmanu ayaa ka hadlaayo sidii qarsoodida ahayd ee sanadii 1998 Hindiya dunida kaga yaabsatay kadib markii ay ku dhawaaqday inay sameesatay hubka wax gumaado ee Nuclear-ka ah.…

Deg deg: John Abraham oo ku dhawaaqay xiliga filimkiisa Parmanu la daawan doono

Deg deg: John Abraham oo ku dhawaaqay xiliga filimkiisa Parmanu la daawan doono

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

John Abraham shirkadiisa John Abraham Entertainment ayaa sheegtay in filimka Parmanu iyada gacanta ugu jiro sidoo kalena la daawan doono 4 May 2018. John Abraham shirkadiisa ayaa sheegtay inay gabi ahaanba cilaaqaadka u jareen shirkada Kriarj Entertainment oo filimkaan la maal galineyso kadib markii labada dhinac isku dhaceen. John ayaa sheegay in…

John Abraham iyo shirkada Kriarj Entertainment oo dagaalkooda meel xun gaaray iyo filimka Parmanu oo la isku heesto

John Abraham iyo shirkada  Kriarj Entertainment oo dagaalkooda meel xun gaaray iyo filimka Parmanu oo la isku heesto

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

John Abraham iyo shirkada Kriarj Entertainment  oo filimka Parmanu isla maal galinayaan ayaa isku dhaceen haatana mid walbo midka kale dacwad ayuu kusoo oogay sidoo kalena mustaqbalka filimkaan mugdi ayuu galay. Haddaba Prernaa Arora oo madax u ah Kriarj Entertainment ayaa Joh eedeen usoo jeedisay waxayna tiri “John filimkeena Parmanu ayuu naga…

Page 3 of 3123