Home » Archives by category » Race 3 (Page 3)

Race 3 waa filimka ugu bilaabashada wanaagsan 2018 sida shabakada BOI soo daabacday

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Shabakada Boxoffice India ayaa soo daabacday maqaal ay kaga hadleyso qiyaas ahaan maalinta kowaad filimka Race 3 ganacsiga uu sameyn karo. Race 3 wuxuu noqon doonaa filimka maalinta kowaad lacagaha ugu badan sanadkaan soo xareeyo asigoo keeni doono 27 Crore qiyaas ahaan inkastoo Ramadan Hindiya maanta ka ahayd. Baaghi 2 ayaa maalinta…

Race 3 oo ku socdo ganacsi weyn inuu sameeyo maalintiisa kowaad

Race 3 oo ku socdo ganacsi weyn inuu sameeyo maalintiisa kowaad

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

  Filimka Race 3 ayaa ku socdo maalinta kowaad ganacsi weyn uu sameeyo. Race ayaa ku furmay 52% maanta subaxdii hore balse xiligii duhurkii ayuu sare u kacay wuxuuna gaaray 60%. Race 3 wuu sii karaar qaatay asigoo caawo fiidkii gaaray 65% ilaa 70% weliba wuxuu u gadmayaa sida maalin…

Sunny Deol Riyo Ayuu Kujiraa “Waxaan Bobby U Rajeena In Race 3 Guul U Gaaro Sida Gadar Oo Kale”

Sunny Deol Riyo Ayuu Kujiraa “Waxaan Bobby U Rajeena In Race 3 Guul U Gaaro Sida Gadar Oo Kale”

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Super Star Sunny Deol ayaa guul wacan u rajeyay walaalkisa ka yar Bobby Deol iyo in filmkiisa Race 3 guushii Gadar: Ek Prem Katha oo kale gaaro. Gadar waxaa la daawaday maanta oo kale 15 June sanadkii 2001 waxuuna noqday All Time Blockbuster isagoo soo xareyay lacago hadii sicirka maanta…

Fariintii Quruxda Badneed Ee Aamir Khan Uu U Diray Saaxiibkisa Salman Khan Kuna Aadan Race 3!!

Fariintii Quruxda Badneed Ee Aamir Khan Uu U Diray Saaxiibkisa Salman Khan Kuna Aadan Race 3!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mega Star Salman Khan waxaa maanta tiyaatarada loo saaray filmkiisa sida weyn loo wada sugaayey Race 3 kaaso uu hogaamiye ka yahay ahna mahsruuc dagaal iyo qayaano isku dhex jirto ah. Mashruucan xiisaha leh si wanaagsan ayuu oga gadmayaa xiliga duhurkaan tiyaatarada hindiya maadama maanta ciid ahed sido kalena taagerayaasha…

Sheekada filimka Race 3: Action, xarakaad iyo goobo qurux badan ugu imaaw balse sheeko adag malahan!

Sheekada filimka Race 3: Action, xarakaad iyo goobo qurux badan ugu imaaw balse sheeko adag malahan!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mega Star Salman Khan wuu soo laabtay wuxuuna la yimid filimka weyn Race 3 waxaana caado u ah in Ciidul Fitri walbo filim weyn inuu la imaado. Salman Khan markaan Race 3 jilaayaal badan ayaa ku wehliyaan waana filim mada daalo dhameestiran leh sidoo kalena qayaano iyo Action heer sare…

Morning Update: Race 3 oo si heer sare ah ku furmay sida shabakada BOI soo daabacday.

Morning Update: Race 3 oo si heer sare ah ku furmay sida shabakada BOI soo daabacday.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka weyn Race 3 ayaa si heer sare ah ku furmay sida shabakada BOI soo daabacday subaxdii hore xiliga Hindiya waana filim hadal weyn xambaaran. Race 3 ayaa ku furmay 50% ilaa 55% inta u dhaxeyso waana filimka labaad ee ugu bilaabashada wanaagsan 2018. Baaghi 2 wuxuu ku furmay 57.5%…

Yaa Ku Guulesan Doono Tartanka Race 3 Maadama Uu Yahay Film Qayaano Badan Anil Oo Kahadlay Arinkaa!!

Yaa Ku Guulesan Doono Tartanka Race 3 Maadama Uu Yahay Film Qayaano Badan Anil Oo Kahadlay Arinkaa!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa maanta si rasmi ah tiyaatarada loo saaray filmka Race 3 kaaso uu hogaamiye ka yahay Mega Star Salman Khan halka koox kale ay la jilayaan. Mashruucan maanta hindiya laga daawanaya si heer sare ah ayuu ku furmay isagoo noqday filmka labaad ee ugu bilaawashada wanaagsan maadama meelo qaar ah…

Looma Kala Harin Daawashada Race 3 Salman Iyo Qoyskiisa, Ajay, Varun, Jacqueline Iyo Kuwa Kale (+Sawiro)

Looma Kala Harin Daawashada Race 3 Salman Iyo Qoyskiisa, Ajay, Varun, Jacqueline Iyo Kuwa Kale (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Hadii maanta taagerayaasha Salman Khan ku raaxeysanayaan daawashada filmka Race 3 isla xalay waxaa lagu casuumay daawashadiisa qaar kamid ah xidigaha Bollywoodka. Salman qoyskiisa iyo saaxiibadiisa ayuu ku casuumay daawashada filmkiisa waxaana kamid ah dadkii goobta yimaaden habeenimadii xalay ahed Salman Khan, Jacqueline Fernandez, Bobby Deol iyo qoyskiisa, Sohail Khan,…

Race 3 oo noqday filimka 5-aad ee lacagaha ugu badan laga helo tikit-ka hormariska loo iibsado

Race 3 oo noqday filimka 5-aad ee lacagaha ugu badan laga helo tikit-ka hormariska loo iibsado

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Shabakada BOI ayaa soo daabacday in filimka weyn Race 3 uu noqday filimka 5-aad ee lacagaha ugu badan laga helo tikit-ka hormariska loo iibsado (Advance Booking). Race 3 ku dhawaad 19 Crore ayaa laga helay tikit yada hormariska loo iibsaday waxaana hubaal ahaan laheyd inuu iskoor dhigi lahaa haddii Axadii la wada…

La tartan Filimside Sadaal ka bixi filimka Race 3 maalinta 1-aad, 3-maalmood ee ugu horeyso, todobaadka 1-aad & cimri ahaantiisa ganacsiga uu sameyn karo

La tartan Filimside Sadaal ka bixi filimka Race 3 maalinta 1-aad, 3-maalmood ee ugu horeyso, todobaadka 1-aad & cimri ahaantiisa ganacsiga uu sameyn karo

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mega Star Salman Khan lix bilood gudaheeda ayuu soo laabtay kadib markii Tiger Zinda Hai uu Blockbuster weyn u noqday sidoo kalena 340 Crore soo xareeyay. Markaana wuxuu la yimid filimka weyn ee hadal heyntiisa cirka mareyso Race 3 oo ay la jilayaan Jacqueline Fernandez, Bobby Deol, Anil Kapoor, Daisy…