Home » Archives by category » Sanju

Rasmi: Filimka Sanju iyo Talaadadiisa sedexaad ganacsiga uu sameeyay maanta ayuu Bajrangi Bhaijaan dhaafi doonaa!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka Sanju ayaa ganacsi wacan sameenayo maal maha shaqada weliba isaga ayaa Boxoffice-ka kaga wanaagsan filimada tiyaatarada ku cusub sida Soorma iyo Ant Man marka maal maha shaqada la guda galay. Sanju ayaa keenay 2.25 Crore Talaadadiisa sedexaad sidoo kalena ganacsigiisa wadarta guud haatan wuxuu marayaa 314.50 Crore (Trade Figure) asigoo maanta…

Rasmi: Filimka Sanju Iyo Isniintiisa Sedexaad Lacagaha Uu Keenay

Rasmi: Filimka Sanju Iyo Isniintiisa Sedexaad Lacagaha Uu Keenay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ranbir Kapoor filimkiisa Sanju ayaa keenay 2.50 Crore isiintiisa sedexaad taasi oo ka dhigan ganacsigiisa guud inuu haatan sii maraayo 312 Crore (Trade Figure). Sida muuqato filimka Sanju todobaadkiisa sedexaad wuxuu keeni doonaa 29 Crore asigoo sameenayo hoos u dhac maal maha shaqada halka sabti iyo axad walbo uu ganacsi…

Rasmi: Filimka Sanju iyo Axadiisa sedexaad ganacsiga uu sameeyay waxay ka dhigtay 310 Crore inuu 17-maalmood ku gaaro!

Rasmi: Filimka Sanju iyo Axadiisa sedexaad ganacsiga uu sameeyay waxay ka dhigtay 310 Crore inuu 17-maalmood ku gaaro!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ranbir Kapoor iyo Director Rajkumar Hirani filimkooda Sanju ayaa weli Boxoffice-ka wacdaro xoogan ka dhigaayo wuxuuna Axadiisa sedexaad keenay 8.50 Crore (Trade Figure) taasi oo ka dhigan todobaadkiisa sedexaad sedexda maalmood ee ugu horeyso inuu 20 Crore keenay. Filimka Sanju haatan ganacsigiisa wuxuu taagan yahay 310 Crore (Trade Figure) mudo 17-maalmood ah waxaana muuqato…

Awood Cusub: Ranbir Kapoor oo Salman Khan Iyo Aamir Khan Darajada 300 Crore kula biiray

Awood Cusub: Ranbir Kapoor oo Salman Khan Iyo Aamir Khan Darajada 300 Crore kula biiray

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ma sahlano in atoore sameeyo 200 Crore filim soo xareen karo xitaa asigoo fasax heesto balse Ranbir Kapoor darajada 300 Crore ayuu fasax la’aan gaaray! Ranbir filimkiisa Sanju ayaa 300 Crore darajo ahaan gaaray gudaha Hindiya waana filimka 7-aad ee darajadaan gaaro sidoo kalena mashruucaan weliba xili fasax ah asigoon…

Rasmi: Filimka Sanju sabtigiisa sedexaad ganacsiga uu sameeyay wuxuu gaaray darajada 300 Crore

Rasmi: Filimka Sanju sabtigiisa sedexaad ganacsiga uu sameeyay wuxuu gaaray darajada 300 Crore

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ranbir Kapoor filimkiisa Sanju ayaa sare u kac adag sameeyay sabtigiisa labaad wuxuuna keenay 6.75 Crore taasi oo ka dhigan in haatan mudo 16-maalmood ah uu soo xareeyay 300.50 Crore (Trade Figure). Sanju ayaa yara gaabinayo waxaana ugu wacan loolanka uu kala kulmaayo filimada tiyaatarada saaran sida filimka Hollywood-ka ah Ant Man And Teh…

Ranbir Kapoor Iyo Karishma Tanna Heeskooda Mujhe Chand Pe Le Chalo Wali Ma Daawatay (+Video)

Ranbir Kapoor Iyo Karishma Tanna Heeskooda Mujhe Chand Pe Le Chalo Wali Ma Daawatay (+Video)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Sanju todobaadkiisa sedexaad ayuu bilawday oo uu tiyaatarada saaranyahay waana mashruuc guul taariikhi ah gaaray waxuuna ka talaabsan doona 300 Crore. Heeskan mashruucan laga soo bandhigay waa hees gaaban oo ay wada jilayaan Ranbir Kapoor iyo Karishma Tanna, Karishma waxay filmka ku jilee Vicky Kaushal saaxiibtiisa balse waxay muujine inee…

Rasmi: Filimka Sanju iyo Jimcadiisa sedexaad ganacsiga uu sameeyay

Rasmi: Filimka Sanju iyo Jimcadiisa sedexaad ganacsiga uu sameeyay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka Sanju ayaa ganacsi wacan sameeyay Jimcadiisa sedexaad wuxuuna keenay 4 Crore (Trade Figure) taasi oo ka dhigan haatan wadarta guud inuu soo xareeyay 294 Crore (Trade Figure). Sanju maanta ayuu gaari doonaa darajada 300 Crore oo sabti ah ganacsiga uu sameeyo waayo filimkan maal maha sabtiga iyo axada ayuu siweyn u gadmaa madaama tiyaatarada…

Sanjay Dutt Waa Ninkii Hooyadisa Oo Sakaraad Ah Sigaar Ku Dulcabay Xili Hospital Joogto!!

Sanjay Dutt Waa Ninkii Hooyadisa Oo Sakaraad Ah Sigaar Ku Dulcabay Xili Hospital Joogto!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Baba of Bollywood khaladaadiiska hore marka uu soo xasuusrto ilmada ayaa ka qubata isagoo in badan ka qoomameya noloshiisan ciqaaba. Dutt bilawgii noloshiisa wey isku qasneed maadama uu saaxiib la noqday daroogada xiligaasna waxay ahed markii hooyadiisa dunida ka tageysay aabihiis ayaa ku dadaalay jilaagan oo ka celin jira isticmaalka…

Sanju Oo Kaalinta Afaraad Ka Galay Filmada Todobaadka Labaad Lacagaha Ugu Badan Soo Xareyeen!!

Sanju Oo Kaalinta Afaraad Ka Galay Filmada Todobaadka Labaad Lacagaha Ugu Badan Soo Xareyeen!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Inaba caadi ma ahan mashruuca Sanju sida dar darka ah ee uu kusocdo waxuuna maalinwalba soo kordhinayaa iskoo cusub waa film aan xili fasax ah la daawanin hadana kaalinta afaraad ka galay filmada todobaadka labaad lacaga ugu badan soo xareyeen taariikh ahaan. Sanju todobaadkiisa labaad waxuu keenay 90 Crore isagoo…

Rasmi Filmka Sanju Iyo Todobaadkiisa Labaad Ganacsiga Uu Sameeyay 300 Crore Ayuu Ku Dhowaaday!!

Rasmi Filmka Sanju Iyo Todobaadkiisa Labaad Ganacsiga Uu Sameeyay 300 Crore Ayuu Ku Dhowaaday!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filmka Big Blockbuster-ka noqday Sanju ayaa si rasmi ah u noqday filmka Bollywoodka sameyaan midkiisa lacga ugu badana keena sanadkaan qeybtiisa hore waxaana macquul ah inuu sidaas ku dhameesto sanadkaan hadii aflaamta la sugaayo hoos u dhacaan. Sanju todobaadkiisa labaad waxuu keenay 90 Crore (Trade Figure) sida shabakada BOI soo…

Page 1 of 10123Next ›Last »