Home » Archives by category » Sanju (Page 2)

Rasmi: Sanju oo noqday filimka 2018 lacagaha ugu badan soo xareeyo iyo Padmaavat oo laga talaabsaday

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Hamblayo Ranbir Kapoor iyo Director Rajkumar Hirani Madaama Filimkiina Sanju Noqday 2018 Midka Ugu Lacagta Badan. Filimka Sanju ayaa maalintii shalay ahayd ama arbacadiisa labaad keenay 6.25 Crore taasi oo ka dhigtay mudo 13-maalmood ah inuu soo xareeyay 285 Crore (Trade Figure) si rasmi ahna 2018 filimka lacagaha ugu badan soo xareeyay ayuu ku…

Sameenta Filmka Sanju Iyo Sida Ranbir Munna Bhai Isaga Dhigay Inaba Caadi Ma Aha (+Video)

Sameenta Filmka Sanju Iyo Sida Ranbir Munna Bhai Isaga Dhigay Inaba Caadi Ma Aha (+Video)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ranbir Kapoor waxuu Hindiya sanadkaan ku qabsaday mashruucisa xiisaha leh ee Sanju kaaos uu oga hadlaayo nolosha halyeey Bollywood Sanjay Dutt waana film tiyaatarada ganacsi taariikhi ah ka sameenayo. Wali waxaa socoto soo bandhigitaanka muuqaalada ugu dhibka badnaayen filmka Sanju qaabkii loo sameyay, maanta waxaa lasoo bandhigay sida Ranbir Kapoor…

Rasmi: Filimka Sanju iyo Talaadadiisa Labaad Ganacsiga Uu Sameeyay

Rasmi: Filimka Sanju iyo Talaadadiisa Labaad Ganacsiga Uu Sameeyay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka Sanju ayaa keenay 7.50 Crore (Trade Figure) Talaadadiisa labaad wuxuuna sameenayaa 15% hoos u dhac maal maha shaqada halka maal maha shaqada laga nasanaayo uu sare u kac waali ah sameenayo. Sanju haatan wuxuu soo xareeyay 278.58 Crore (Trade Figure) mudo 12-maalmood ah sida shabakada Boxoffice India (BOI) soo daabacday. Filimka Sanju wuxuu…

Sunil Dutt Kahor Inta Uusan Geeriyon Hadalkaan Ayuu U Dhaafay Paresh Rawal!!

Sunil Dutt Kahor Inta Uusan Geeriyon Hadalkaan Ayuu U Dhaafay Paresh Rawal!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Paresh Rawal waa jilaa weyn oo kamid ah rugcadaayaasha Bollywoodka ugu caansan waxuuna wax ka jilay jilaagan filmka Sanju ee looga hadlaayo nolosha halyeey Bollywood Sanjay Dutt. Paresh waxuu filmka kujilay doorka Sunil Dutt oo ah aabaha dhalay Sanjay Dutt kaaso ah xidig weyn oo bari samaadkii caan ahaa hadaba…

Rasmi: Sanju iyo Isniintiisa labaad ganacsiga uu sameeyay

Rasmi: Sanju iyo Isniintiisa labaad ganacsiga uu sameeyay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka Sanju ayaa keenay 9.25 Crore Isniintiisa labaad haatana mudo 11-maalmood ah wuxuu gudaha Hindiya kasoo xareeyay 271 Crore (Trade Figure) sida shabakada Boxoffice India (BOI) soo daabacday. Sanju filimka sanadkan 2018 lacagaha ugu badan soo xareeyay Arbacada ayuu noqon doonaa asigoo dhaafi doono filimka Padmaavat oo sanadkan keenay 284 Crore. Waxaa muuqato in…

10-waxyaabood oo uusan Director Hirani nagu tusin filimka Sanju balse nolosha Sanjay Dutt marnaba aan ka hareyn qaybta 2-aad

10-waxyaabood oo uusan Director Hirani nagu tusin filimka Sanju balse nolosha Sanjay Dutt marnaba aan ka hareyn qaybta 2-aad

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kuso dhawaada qaybta labaad maqaalkeena aan kaga hadleenay 10-waxyaabood oo uusan Director Hirani nagu tusin filimka Sanju balse nolosha Sanjay Dutt marnaba aan ka hareyn: 4. Marka Uu Sanjay Dutt Qoorta Ka Qabtay Shah Rukh Khan: Sanjay waa qof u huri karo naftiisa saaxiibadiisa sidoo kalena lagama yaabo dadka waa weyn in…

Sanju Vs Dangal: Mudo 10-maalmood ah 1 Crore ganacsi ah Dangal wuxuu dheer yahay Sanju!

Sanju Vs Dangal: Mudo 10-maalmood ah 1 Crore ganacsi ah Dangal wuxuu dheer yahay Sanju!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Si Bollywood-ka u helaan filim Blockbuster ah oo iskoor lixaad leh sameeyo waxaa qasab ahayd in xili fasax qaran weyn jiro filimkaas tiyaatarada la saaro. Balse hadda aragti cusub waxaa soo kordhiyay filimka Sanju oo ah in filimka haddii sheekadiisa ama fariintiisa wanaagsan tahay fasaxa inuu isaga abuuran karo! Sidaa…

Wali Ma Daawatay Heeska Ruby Ruby Ranbir Iyo Sonam Sida Cajiibka u Jileen (+Video)

Wali Ma Daawatay Heeska Ruby Ruby Ranbir Iyo Sonam Sida Cajiibka u Jileen (+Video)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ruby Ruby waa mid kamid ah heesaha filmka weyn ee Sanju kaaso tiyaatatarada wacdaro ka dhigaayo shakina kuma jiro inuu yahay film Big Blockbuster ah. Sanju xili aan fasax ahen ayuu dadka ku qasbay inee usoo daawasho tagaan sido kalena iskooro waa weyn ka dhigaayo gobolada hindiya waana mashruuc sheeko…

Top 2nd Sunday of All Time: Sanju oo kaalinta 3-aad ka galay filimada Axadooda labaad ganacsiga ugu badan sameeyeen

Top 2nd Sunday of All Time: Sanju oo kaalinta 3-aad ka galay filimada Axadooda labaad ganacsiga ugu badan sameeyeen

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filim walbo Boxoffice-ka la saaro taariikh ma reebo balse filimo kooban ayaa iskooro lixaad leh ka tagaan wuxuuna Sanju ka mid noqday filimada halyeeyada Blockbusters-ka waa weyn noqdeen. Sanju shalay oo Axad ahayd wuxuu keenay 28 Crore (Trade Figure) waana lacag waali ah marka loo fiiriyo in Axadiisa labaad ay ahayd! Sidaa…

Sanju oo ka mid 10-ka filim ee lacagaha ugu badan soo xareeyeen isku darka dibad iyo dal (Worldwide Gross)

Sanju oo ka mid 10-ka filim ee lacagaha ugu badan soo xareeyeen isku darka dibad iyo dal (Worldwide Gross)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mudo 10-maalmood ah oo uu tiyaatarada saaran yahay filimka Sanju wuxuu soo xareeyay 445 Crore ganacsigiisa gudaha Hindiya iyo daafaha caalamka la isku daray (Worldwide Gross) sidaasna wuxuu kaga mid noqday taariikh ahaan 10-ka filim ee lacagaha ugu badan soo xareeyeen dibad iyo dal ganacsigooda marka la isku daro. Sanju suuqyada caalamka…