Home » Archives by category » Sanju (Page 3)

Rasmi: Sanju oo shalay axad ahayd 28 Crore keenay doodada inuu Dangal soo qabanaayo wey soo laabatay!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka weyn Sanju ee hogaamiyaha ka yahay Ranbir Kapoor ayaa shalay Boxoffice-ka Hindiya gil gilay wuxuuna keenay 28 Crore taasi oo ka dhigtay todobaadkiisa labaad sedexda maalmood ee ugu horeyso inuu keenay 61.75 Crore (Trade Figure). Sida shabakada Boxoffice India soo daabacday Sanju mudo 10-maalmood ah wuxuu soo xareeyay 262 Crore (Trade Figure) weliba sabti…

10-waxyaabood oo uusan Director Hirani nagu tusin filimka Sanju balse nolosha Sanjay Dutt marnaba aan ka hareyn

10-waxyaabood oo uusan Director Hirani nagu tusin filimka Sanju balse nolosha Sanjay Dutt marnaba aan ka hareyn

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka Sanju ee nolosha Sanjay Dutt looga hadlaayay waxaa hogaamiye ka ahaa kuna fara yareestay qaab jiliin ahaan Ranbir Kapoor haatana filimkan wuxuu noqday Blockbuster taariikhi ah. Balse Director Rajkumar Hirani 10-waxyaabood oo nolosha Sanjay Dutt muhiim u ah ama caan ah waligiisna ka hareyn ayuusan filimkan kusoo darin sababo…

Sanjay Dutt muxuu ka faa’iiday lacag ahaan in filimka Sanju noloshiisa laga sameeyo

Sanjay Dutt muxuu ka faa’iiday lacag ahaan in filimka Sanju noloshiisa laga sameeyo

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka Sanju wuxuu noqday Blockbuster-ka ugu weyn 2018 sidoo kalena waa filim iskooro lixaad leh Boxoffice-ka ka sameenayo waxaana hogaamiye ka ah Ranbir Kapoor oo si cajiib badan nolosha Superstar Sanjay Dutt shaashada ugu matalay. Haddaba shabakada Bollywood Hungama ayaa ogaatay in Sanjay Dutt lacag adag ku helay in filimka…

Rasmi: Filimka Sanju oo 71% sare u kac sameeyay sabtigiisa labaad 21 Crore ayuu keenay!!

Rasmi: Filimka Sanju oo 71% sare u kac sameeyay sabtigiisa labaad 21 Crore ayuu keenay!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Midaan oo kale horey looma arin! Waxaan ula jeednaa in filimka Sanju sare u kac waali ah sameeyay shalay oo Sabti ahayd wuxuuna keenay 21 Crore weliba waa sabtigiisa labaad ama maalintiisa 9-aad halka filimada waa weyn ay ku riyoodaan lacagtaan inay soo xareeyaan sabtigooda kowaad!! Sanju wuxuu noqday filimka sedexaad ee…

Rasmi: Sanju Jimcadiisa labaad ganacsiga uu sameeyay hubanti ahaan 300 Crore wuu ka talaabi doonaa

Rasmi: Sanju Jimcadiisa labaad ganacsiga uu sameeyay hubanti ahaan 300 Crore wuu ka talaabi doonaa

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ranbir Kapoor filimkiisa Sanju wuxuu keenay 12.50 Crore (Trade Figure) Jimcadiisa labaad taasi oo ka dhigan mudo 8-maalmood ah inuu filimkan soo xareeyay 212.50 Crore (Trade Figure). Sanju si heer sare ah ayuu u gadmay Jimcadiisa labaad taasi oo xaqiijisay mashruucaan inuu 300 Crore ka talaabi doono balse waxaa u fiicneyd 14 Crore…

Joornaalistihi Ka Dambeyay 1993 Sanjay Dutt In La Xiro Ayaa Diiday Daawashada Filmka Sanju!!

Joornaalistihi Ka Dambeyay 1993 Sanjay Dutt In La Xiro Ayaa Diiday Daawashada Filmka Sanju!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Baljeet Parmar waa joornaaliste India u dhashtay misane caan ah kaaso bilawgii 90-kii wararka hindiya daabici jiray iyo wixii kusoo kordha wadanka xaalad ahaan dhan walba. Suxufigaan waxuu sabab u noqday sanadkii 1993 in la xiro Dutt kadib markii uu caalamka ku baahiyay falal dambiyeed uu geestay Sanjay Dutt midaasna…

Top All Time First Weeks: Sanju oo kaalinta 4-aad ka galay filimada todobaadka kowaad lacagaha ugu badan soo xareeyeen

Top All Time First Weeks: Sanju oo kaalinta 4-aad ka galay filimada todobaadka kowaad lacagaha ugu badan soo xareeyeen

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Sanju ayaa noqday filimka 4-aad ee lacagaha ugu badan soo xareeyo todobaadka kowaad taariikh ahaan, waxaana ka ganacsi badan todobaadka kowaad filimada Bahubali – The Conclusion, Sutan iyo Tiger Zinda Hai. Sanju oo aan xili fasax jirin la daawaday waxay u tahay guul taariikhi ah inuu 200 Crore todobaadkiisa kowaad soo…

Rasmi: Filimka Sanju iyo todobaadkiisa kowaad ganacsiga taariikhiga ah ee uu sameeyay

Rasmi: Filimka Sanju iyo todobaadkiisa kowaad ganacsiga taariikhiga ah ee uu sameeyay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Sida shabakada Boxoffice India cadeesay Sanju ayaa keenay 200 Crore (Trade Figure) waana filimka lacagaha ugu badan soo xareeyo todobaadkiisa kowaad ee aan xili fasax ah la daawanin sidoo kalena waa filimka 4-aad ee lacagaha ugu badan todobaadkiisa kowaad soo xareeyo dhamaan aflaanta Hindiga oo dhan ayadoon wax fasax iyo fasax la’aan…

Maqaal BOI soo daabacday daaha looga rogay in Ranbir Kapoor guusha Sanju libin weyn ku leeyahay

Maqaal BOI soo daabacday daaha looga rogay in Ranbir Kapoor guusha Sanju libin weyn ku leeyahay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Hordhac: Taxliilinta iyo falanqeynta arimaha Boxoffice-ka waxaa lagu saleeyaa waxyaabo waaqici ah oo markaas taagan iyo kuwo gadaal kasoo baxaan. Sidaa darteed shabakada Boxoffice India waxay horey u sheegtay filimka Sanju marka tiyaatarada la saari rabay mashruucaan guul weyn haddii uu gaaro in libinta kowaad Director Rajkumar Hirani qaadanayo halka…

Rasmi: Filimka Sanju iyo Arbacadiisa kowaad ganacsiga uu sameeyay 200 Crore ayuu qarka u saaran yahay

Rasmi: Filimka Sanju iyo Arbacadiisa kowaad ganacsiga uu sameeyay 200 Crore ayuu qarka u saaran yahay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ranbir Kapoor filimkiisa Sanju ayaa ganacsi waali ah sameeyay Arbacadiisa kowaad wuxuuna keenay 18.25 Crore sida shabakada Boxoffice India soo daabacday taasi oo ka dhigan in mudo lix maalmood ah uu soo xareeyay 184.50 Crore (Trade Figure). Sanju ayaa sameeyay 15% hoos u dhac kaliya arbacadiisa kowaad marka lala bar bar dhigo Talaadadii…