Home » Archives by category » Sanju (Page 9)

Ugaar Ah Maalinta Aabayaasha Iyo Kaarto Cusub Oo Laga Soo Bandhigay Filmka Sanju!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa si taxano ah loo soo bandhigayaaa mar walba kaarto cusub oo ka turjumeysa filmka Sanju ee uu hogaamiyaha ka yahay Ranbir Kapoor. Mashruucan looga hadlaayo nolosha Sanjay Dutt ayaa waxaa dhacday in Ranbir Kapoor uu maanta kasoo bandhigo kaartadan cusub taaso uu ugu talo galay maalinta aabayaasha (Father’s Day).…

Sanjay Dutt Oo Markii Ugu Horeysay Ka Hadlay Goos Gooska Filmka Sanju Ee Ranbir Kapoor!!

Sanjay Dutt Oo Markii Ugu Horeysay Ka Hadlay Goos Gooska Filmka Sanju Ee Ranbir Kapoor!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Gooska gooska Ranbir Kapoor filmkiisa Sanju ee looga hadlaayo nolosha Super Star Sanjay Dutt ayaa hadal heyn weyn abuuray sida uu Ranbir nolosha Dutt u keenay ayaa dadkii cajiib ku noqotay. Maanta ayuuse muran dhexda ka galay mashruucan kadib markii qolada shahaadada filmka bixiyaan ay dhaliil xoogan usoo jeediyaan muuqaalka…

Raju Hirani Iyo Ranbir Kapoor Oo Dacwad Lagu Soo Rogay Filmka Sanju-na Daawashadisa Lama Hubo (+Video)

Raju Hirani Iyo Ranbir Kapoor Oo Dacwad Lagu Soo Rogay Filmka Sanju-na Daawashadisa Lama Hubo (+Video)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa dacwo lagu soo rogay Filmka Sanju ee looga hadlaayo nolosha Sanjay Dutt kaasona uu hogaamiye ka yahay Ranbir Kapoor halka uu Director ka yahay Rajkumar Hirani waana mashruuc xiiso weyn yeeshtay kadib markii goos goosyadiisa la daawaday. Balse qolada shahaadada filmka bixiyaan ayaa filmkaan dacwo kusoo rogeen kadib markii…

Rasmi Heeska Kar Har Maidaan Fateh Ee Filmka Sanju Oo Lasoo Bandhigay Ranbir Waa Sanjay (+Video)

Rasmi Heeska Kar Har Maidaan Fateh Ee Filmka Sanju Oo Lasoo Bandhigay Ranbir Waa Sanjay (+Video)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa si rasmi ah loo soo bandhigay heeska lawada sugaayey ee Kar Har Maidaan Fateh taaso ah hees u gaar Ranbir Kapoor xili uu Sanjay Dutt iska dhigaayo iyo bilawga noloshiisa. Waa xiligii Sanjay Dutt jirkiisa ku saaqday Drugs-ka sido kalena uu doonayo inuu ka dhexbaxo nolosha Drugs-ka ah jirkiisana…

Heeskii Kowaad Ee FIlmka Sanju Main Badhiya Tu Bhi Badhiya Oo Lasoo Bandhigay (+Video)

Heeskii Kowaad Ee FIlmka Sanju Main Badhiya Tu Bhi Badhiya Oo Lasoo Bandhigay (+Video)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa si rasmi ah loo soo bandhigay maanta heeska kowaad ee mashruuca Sanju kaaso ay wada jilayaan Ranbir Kapoor iyo Sonam Kapoor. Heeska waa hees u gaar ah Ranbir Kapoor iyo Sonam kapoor oo heeska qeybta dambe kasoo galeysa lama garanaayo in heeskan Sanjay Dutt nolosha dhabta ah horey u…

Priya Dutt Oo Goos Gooska Sanju Ka Hadleyso”Waan Ka Helay Sida Ranbir Muuqaal Ahan Isugu Bedelay Sanjay Dutt”

Priya Dutt Oo Goos Gooska Sanju Ka Hadleyso”Waan Ka Helay Sida Ranbir Muuqaal Ahan Isugu Bedelay Sanjay Dutt”

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Goos gooska filmk Sanju dadka oo dhan ayuu saameyn ku noqday kadib markii la daawaday 30 May ama maalmo kahor ayadoo si weyn looga helay goos gooskan iyo hadal heynta weyn uu dhaliyay Ranbir maadama muuqaal ahan iyo dabeecad ahanba Sanjay Dutt uu noqday. Hadaba goos gooskan waxaa daawatay Sanjay…

Waa La Isku Dhaganyahay Filmkee Blockbuster Noqon Karo Filmada Race 3 Iyo Sanju!!

Waa La Isku Dhaganyahay Filmkee Blockbuster Noqon Karo Filmada Race 3 Iyo Sanju!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Sanadkaan 2018 waa la isku dhagan yahay in badan wuu ka duwanyahay sanadkii hore Bollywoodka waxay la imaanayaan mashaariic fara badan oo tayo leh kuwaso daawadayaasha soo jiiteen. Sanju iyo Race3 waxay kamid yihiin filmada ugu waa weyn sanadkaan 2018 sido kale sida weyn loo wada sugaayo mid walba mashruucan…

Anushka Sharma Doorkeda Filmka Sanju Oo La Ogaaday Waa Door Cajiib Ah!!

Anushka Sharma Doorkeda Filmka Sanju Oo La Ogaaday Waa Door Cajiib Ah!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa maanta lasoo bandhigay goos gooska dhameestiran ee filmka Sanju kaaso aad looga wada helay Ranbir-na bandhig heer sare ah ku muujiyay filmkaan nolosha Dutt looga hadlaayo. Hadaba in mudo ah dadka ma ogeen doorka Anushka filmkaan ku jileyso maadama ay kamid tahay jilayaasha mashruucan, Rajkumr Hirani ayaa horey u…

Rasmi: Goos Gooska Filmka Sanju Oo Lasoo Bandhigay Safarkii Sanjay Dutt Waa Mid Qiiro Badan (+Video)

Rasmi: Goos Gooska Filmka Sanju Oo Lasoo Bandhigay Safarkii Sanjay Dutt Waa Mid Qiiro Badan (+Video)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa si rasmi ah loo soo bandhigay goos gooska dhameestiran ee filmka Sanju kaaso subaxan si weyn loo wada sugaayey daqiiqad kahor ayaana hawada lagu soo fasaxay. Inaba caadi ma ahan Ranbir Kapoor sida uu kaga baxsaday mashruucan sido kalena uu isugu ekeysiiyay Baba of Bollywoodka hadanaa muuqaal walba sidee…

Rishi Kapoor Oo Qiiroday Markii Uu Daawaday Goos Gooska Dhameestiran Filmka Sanju!!

Rishi Kapoor Oo Qiiroday Markii Uu Daawaday Goos Gooska Dhameestiran Filmka Sanju!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Rugcadaaa Rishi Kapoor oo ah aabaha dhalay Ranbir Kapoor ayaa loo daaray misane si qaas ah u daawaday goos gooska dhameestiran ee filmka Sanju isagoo in badan qiiroday. Sanju waxaa looga hadlaa nolosha Super Star Sanjay Dutt waxaana hogaamiye ka ah Ranbir Kapoor halka Rajkumar Hiran Director ka yahay waxaana…