Home » Archives by category » Series News (Page 12)

5-Arimood Oo Kugu Xiiso Galinaayo Daawashada Filimka A Gentleman (+Sawiro)

5-Arimood Oo Kugu Xiiso Galinaayo Daawashada Filimka A Gentleman (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka Gentleman: Sundar, Susheel, Risky ayaa maanta subaxdii hore xiliga Hindiya tiyaatarada la saaray waana filim Action ah oo ay hogaamiyaal ka yihiin Siddharth Malhotra iyo Jacqueline Fernandez halka Suniel Shetty door xumaan ah ku matalaayo. Waxaan idiin heynaa 5-arimood oo kugu xiiso galinaayo daawashada filimka A Gentleman oo maanta…

Rasmi: filimka Baadshaho maalintiisa kowaad lacagaha uu keenay gudaha Hindiya

Rasmi: filimka Baadshaho maalintiisa kowaad lacagaha uu keenay gudaha Hindiya

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Super Star Ajay Devgn filimkiisa Baadshaho sidoo kalena ay ku wehliyaan Emraan Hashmi, Ileana D’Cruz iyo Vidyut Jamwal ayaa ganacsi dhex dhexaad ah sameeyay maalintiisa kowaad. Sida shabakada Boxoffice India xaqiijisay Baadshaho maalintiisa kowaad wuxuu keenay 10.25 Crore (Trade Figure) maantana waxaa la filaa in ganacsigiisa sare u kac sameeyo…

9-ka Atoore ee xiligaan Bollywood-ka filim gadi karaan iyo sanadkaan sida uu xaalkooda yahay

9-ka Atoore ee xiligaan Bollywood-ka filim gadi karaan iyo sanadkaan sida uu xaalkooda yahay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ajay Devgn wuxuu muujiyay in awoodiisa Boxoffice-ka bilaabashada weli taagan tahay madaama Baadshaho maalinta kowaad 10 Crore ku bilaawday. Sida Boxoffice India horey noogu cadeesay 9-atoore oo xidigo awood u leh inay filimada gadaan ayay xiligan Bollywood-ka heestaan waana  (Salman Khan, Aamir Khan, Shahrukh Khan, Akshay Kumar, Ranbir Kapoor, Hrithik…

Top 10 Opening: Baadshaho oo kaalinta 8-aad ka galay 10-ka filim ee maalinta 1-aad lacagaha ugu badan soo xareeyeen 2017

Top 10 Opening: Baadshaho oo kaalinta 8-aad ka galay 10-ka filim ee maalinta 1-aad lacagaha ugu badan soo xareeyeen 2017

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Shabakada Boxoffice India ayaa soo daabacday in Baadshaho uu kaalinta 8-aad ka galay filimada maalinta kowaad sanadkaan lacagaha ugu badan soo xareeyeen. Filimka Baadshaho wuxuu keenay maalinta kowaad 10.15 Crore (Trade Figure) waa lacagaha ay Boxoffice India soo daabacday sidoo kalena waa lacagta ay baahiyaan kooxda cajaladaha qeybiyaan iyo kuwa…

August waa bil Akshay Kumar guuleestay halka SRK guul dareestay iyo aflaantii soo baxeen bishan

August waa bil Akshay Kumar guuleestay halka SRK guul dareestay iyo aflaantii soo baxeen bishan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Bisha August waa gabo gabo maanta ayay ku eg tahay madaama 31 tahay waxaan dib loo milicsada 4-tii todobaad ee lasoo dhaafay filimada tiyaatarada la saaray iyo saameyntii ay la imaadeen. Si guud August waxaa lagu tilmaamay bil Akshay Kumar Bollywood-ka bad baadiyay halka Super Star-kii weynaa Shah Rukh Khan…