Home » Archives by category » Sheekada Filimada (Page 3)

Sheekada filimka Raid: Mahad sanidiin Ajay Devgn iyo Saurabh Shukla Raid waxaad ka dhigteen filim aan indha laga qaadi karin!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Hordhac: Director Raj Kumar Gupta wuxuu caan ku yahay sameynta filimada sheeko ahaan hirgaleen sida AAMIR and NO ONE KILLED JESSICA, markaana 5-sano kadib ayuu la yimid filimka Raid ee Superstar Ajay Devgn hogaamiye ka yahay. Haddaba Ajay oo caan ku ah bandhiga qaab jiliinka awooda badan iyo Director Raj Kumar Gupta…

Sheekada filimka Hate Story IV: qayaanadii, dareenkii iyo heesihii aad kaga baratay taxanahan kama weyn doontid qaybta 4-aad

Sheekada filimka Hate Story IV: qayaanadii, dareenkii iyo heesihii aad kaga baratay taxanahan kama weyn doontid qaybta 4-aad

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa maanta tiyaatarada la saaray filimka Hate Story 4 oo ah taxane caan ku ah qayaano, heeso hirgaleen iyo dareen isku soo dhawaansho oo taxanahaan lagu gado. Jilaayaasha filimkan: Karan Wahi, Urvashi Rautela, Ihana Dhillon Director: Vishal Pandya. Qiimeynta sheekada filimkaan: 3/5 (sedex xidig) Muxuu ku wanaagsan: Urvashi Rautela soo quruxdeeda jiidashadeeda gaarka…

Sheekada filimka Welcome To New York: qarash iyo waqti meel cidlo ah ku baxay!

Sheekada filimka Welcome To New York: qarash iyo waqti meel cidlo ah ku baxay!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa maalintii shalay ahayd Jimco 23 Feb 2018 tiyaatarada la saaray filimka shactirada ah Welcome To New York oo ay hogaamiyaal ka yihiin  Sonakshi Sinha, Diljit Dosanjh iyo Karan Johar halka shaqsiyaad badan oo Bollywood-ka caan ka ah muuqaalo marti kala duwan ku lahaayeen. Director Chakri Tolet wuxuu la yimid fariin ka hadleyso liddi ku…

Sheekada filimka Sonu Ke Tito Ki Sweety : qosol kuguma hari doono hadii aad daawatid filimkaan mada daalada dhameestiran leh

Sheekada filimka Sonu Ke Tito Ki Sweety : qosol kuguma hari doono hadii aad daawatid filimkaan mada daalada dhameestiran leh

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa maanta oo Jimco ah tiyaatarada la saaray filimka shactirada badan aadna loo isugu daba riday Sonu Ke Tito Ki Sweety  kaasi oo qof walbo asigoo qosolka ka dhamaaday tiyaatarka kasoo baxay. Jilaayaasha filimkaan: Kartik Aaryan, Nushrat Bharucha, Sunny Singh Nijjar, Alok Nath, Virendra Saxena, Deepika Amin, Ayesha Raza, Pawan Chopra, Rajesh…

Sheekada filimka Aiyaary: Sidharth iyo Manoj waxay la imaadeen fariin heerkii laga filaayay aan gaarsiisneyn

Sheekada filimka Aiyaary: Sidharth iyo Manoj waxay la imaadeen fariin heerkii laga filaayay aan gaarsiisneyn

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Director Neeraj Pandey oo looga bartay filimada qayaanada iyo sirdoonka xeelada badan markaan Aiyaary juhdi badan ma galinin madaama fariintiisa gaabis badan ka muuqato. Jilaayaasha filimkaan: Manoj Bajpayee, Rakul Preet Singh, Anupam Kher, Sidharth Malhotra, Naseeruddin Shah Waqtiga uu soconaayo: 2-saac iyo 40-daqiiqo Qiimeynta fariinta filimkaan: 2.5/5 (labo xidig iyo bar…

Sheekada filimka Inttelligent: Sai Dharam Tej caqliga daawadayaasha ayuu ku cayaaray!

Sheekada filimka Inttelligent: Sai Dharam Tej caqliga daawadayaasha ayuu ku cayaaray!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Atooraha dhalinta yar ee shacbiyada dhul weynaha Telugu ku leh Sai Dharam Tej waxaa Jimcadii tiyaatarada loo saaray filimka Action-ka ah Inttelligent. Jilaayaasha filimkaan: Sai Dharam Tej, Lavanya Tripathi Director: VV Vinayak Waqtiga uu soconaayo: 2-saac iyo 10-daqiiqo Qiimeynta fariinta filimkaan: 2/5 (labo xidig) Fariintiisa: Action iyo jaceyl Fariinta filimka Inttelligent oo kooban: Teja…

Sheekada filimka Tholi Prema: inaba caadi ma ahan fariin jaceyl oo wacan ayuu la yimid Varun Tej

Sheekada filimka Tholi Prema: inaba caadi ma ahan fariin jaceyl oo wacan ayuu la yimid Varun Tej

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Tholi Prema waxaa lagu tilmaamay mid ka mid ah aflaanta jaceylka, nolosha kuleejka iyo madax adeega dhalinta midka ugu wanaagsan oo ay dhawaanahan Telugu (Tollywood) sameeyaan. Jilaayaasha filimkaan: Varun Tej iyo Raashi Khanna Director: Venky Atluri Waqtiga uu soconaayo: 2-saac iyo 16-daqiiqo Qiimeynt Fariinta filimkan: 3.5/5 (Sedex xidig iyo bar) Fariintiisa: Jaceyl…

Sheekada filimka Padman: Akshay Kumar iyo Radhika Apte oo hadal heynta la wareegeen iyo fariin wacan oo waaqici ah

Sheekada filimka Padman: Akshay Kumar iyo Radhika Apte oo hadal heynta la wareegeen iyo fariin wacan oo waaqici ah

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Inaba caadi ma ahan Super Star Akshay Kumar bandhigiisa filimka Padman si la mid ah Radhika Apte oo xaaskiisa ku mataleyso iyadana qaab jiliin awood badan ayay la timid. Waa qasab haween walbo oo dunida ku nool inay daawado filimka Padman iyo fariintiisa wacan ee lagu soo gudbiyay filimkaan oo…

Sheekada Filimka Touch Chesi Choodu: Ravi Teja Action wacan ayuu la yimid laakiin fariin cusub ma sameynin

Sheekada Filimka Touch Chesi Choodu: Ravi Teja Action wacan ayuu la yimid laakiin fariin cusub ma sameynin

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Super star-ka reer Telugu ee looga haray mada daalinta daawadayaasha Mass Maharaja Ravi Teja waxaa tiyaatarada loo saaray filimka Action-ka ee lagu magacaabo Touch Chesi Choodu. Jilaayaasha filimkaan: Ravi Teja, Rashi Khanna, Seerat Kapoor, Freddy Daruwala Director: Vikram Sirikonda Waqtiga uu soconaayo: 2-saac iyo 27-daqiiqo Qiimeynta fariinta filimkaan: 2/5 Sheekada Filimka Touch Chesi Choodu…

Sheekada filimka Bhaagamathie: Inaba caadi ma ahan Anushka Shetty filimkeeda bandhig ahaan iyo fariin ahaan

Sheekada filimka Bhaagamathie: Inaba caadi ma ahan Anushka Shetty filimkeeda bandhig ahaan iyo fariin ahaan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka Telugu ah Bhaagamathie waxaa hogaamiye ka ah atirishada awooda badan Anushka Shetty oo mashruuc cabsi badan la timid guusheedii Baahubali 2. Jilaayaasha filimkaan: Anushka Shetty, Unni Mukundan, Jayaram, Usha Sarath, Vidyulekha Raman Director: G Ashok Waqtiga uu soconaayo: 2-saac iyo 22-daqiiqo Qiimeynta fariinta filimkaan: 3/5 Fariinta Filimka Bhaagamathie oo kooban: Chanchala (Anushka) waa gabbar waaxda…