Home » Archives by category » Sheekada Filimada (Page 4)

Sheekada filimka Mulk: Bandhiga Rishi iyo Taapsee Pannu lagu daray sheeko wacan ugu imaaw

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa tiyaatarada saaran filimka Mulk ee fariinta adag xambaarsan kaasi oo siweyn sheeko ahaan loo hadal haayo madaama mowduuc xasaasi ah ka hadlaayo. Jilaayaasha filimkan: Rishi Kapoor, Taapsee Pannu, Ashutosh Rana, Rajat Kapoor, Manoj Pahwa, Neena Gupta, Kumud Mishra, Prateik Babbar, Prachee Shah Paandya, Vartika Singh, Ashrut Jain, Indraneil Sengupta. Director: Anubhav…

Sheekada Filimka Mission: Impossible – Fallout: Tom Cruise taxanihii ugu xiisaha badnaa ayuu la yimid

Sheekada Filimka Mission: Impossible – Fallout: Tom Cruise taxanihii ugu xiisaha badnaa ayuu la yimid

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

In la sameeyo filim kadibna guuleesto sidoo kalena taxane laga dhigo taxanahaas oo noqdana mid hirgalay oo dunida idil saameyn ku yeesho wey adag tahay. Superstar Tom Cruise sanadii 1996 ayuu bilaabay sameynta filimka hirgalay Mission: Impossible wixii markaas ka dambeeyay dunida wuxuu baray in mashruucaan la joogteen karo. Haatana wuxuu…

Sheekada filimka Saheb Biwi Aur Gangster 3: Fariin liidato kuna xiiso galineyn ayuu Dutt la yimid!

Sheekada filimka Saheb Biwi Aur Gangster 3: Fariin liidato kuna xiiso galineyn ayuu Dutt la yimid!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Saheb Biwi Aur Gangster ayaa sanadii 2011 soo baxay sheeko ahaan siweyn ayaa looga helay filimkan nolosha qayaanada iyo gaangester ka hadlaay kadibna qayb labaad ayaa laga sameeyay Saheb Biwi Aur Gangster Returns sanadii 2013 oo iyadana si wacan la isugu daba riday fariin ahaan. Director Tigmanshu Dhulia wuxuu la yimid…

Sheekada filimka Dhadak: Sheeko dheeli tiran, Ishaan & Janhvi u daawo filimkan wacan

Sheekada filimka Dhadak: Sheeko dheeli tiran, Ishaan & Janhvi u daawo filimkan wacan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Dhibaatada ugu weyn Hindiya ka jirto sidoo kalena aan ka dhamaan doonin waxay tahay marka ay jaceyl wadaagaan labo dhalin yar oo aan isku dabaqad ama diin ahayn inaysan is calfanin dhaqanka oo aad ugu weyn Hindiya iyo bulshada oo aan marnaba isku soo dhawaanin ama is aqbalin inay nolosha…

Sheekada filimka Soorma: Bandhiga Diljit Dosanjh iyo qaabka sheekada Shaad Ali u dhigay ayaa cajiib ah

Sheekada filimka Soorma: Bandhiga Diljit Dosanjh iyo qaabka sheekada Shaad Ali u dhigay ayaa cajiib ah

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka Soorma waxaa looga hadlaa nolosha halyeega cayaaryahankii cayaarta Hockey-ga ku caan baxay Sandeep Singh heerkii uu gaaray iyo hoos u dhacii uu la kulmay. Jilaayaasha filimkan: Diljit Dosanjh, Taapsee Pannu, Vijay Raaz, Satish Kaushik, Kulbushan Kharbanda. Director: Shaad Ali Waqtiga Uu Soconaayo: 2-saac iyo 11-daqiiqo Qiimeynta Sheekada Filimkan: 3.5/5 (Sedex Xidig Iyo Bar)…

Sheekada filimka Sanju: Ranbir bilad walbo isaga iska leh sanadkan iyo fariin Sanjay lagu weyneeyay

Sheekada filimka Sanju: Ranbir bilad walbo isaga iska leh sanadkan iyo fariin Sanjay lagu weyneeyay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ugu dambeyntii waxaa tiyaatarada la saaray filimka Sanju ee uu mudo labo sano ah Ranbir Kapoor ku hawl lanaa sidoo kalena Director Rajkumar Hirani afar sano uu mashruucaan ku mashquulsanaa. Filimka Sanju waxaa looga hadlaa nolosha Superstar Sanjay Dutt waana filim hadal heyntiisa cirka mareyso waxaana isla ogaan doonaa fariintiisa…

Sheekada filimka Race 3: Action, xarakaad iyo goobo qurux badan ugu imaaw balse sheeko adag malahan!

Sheekada filimka Race 3: Action, xarakaad iyo goobo qurux badan ugu imaaw balse sheeko adag malahan!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mega Star Salman Khan wuu soo laabtay wuxuuna la yimid filimka weyn Race 3 waxaana caado u ah in Ciidul Fitri walbo filim weyn inuu la imaado. Salman Khan markaan Race 3 jilaayaal badan ayaa ku wehliyaan waana filim mada daalo dhameestiran leh sidoo kalena qayaano iyo Action heer sare…

Hordhaca sheekada Race 3: Qayaano aan la sadaalin karin, bandhiga shaati siibashada Salman iyo Bobby

Hordhaca sheekada Race 3: Qayaano aan la sadaalin karin, bandhiga shaati siibashada Salman iyo Bobby

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka Race 3 caawo fiidkii ayaa laga daawan doonaa Emirate-ka Carabta halka berito subax gudaha Hindiya la saari doono balse dad gaar ah ayaa lagu casuumay daawashada filimkan oo ka dhacday aqalka weyn Galaxy Apartment Salman Khan Mumbai ka dagan yahay. Haddaba qof ka mid ah daawadayaashii Race 3 lagu…

Sheekada filimka Jurassic World: Fallen Kingdom: Action iyo qiiro caadi ahayn ayuu filimkan leeyahay

Sheekada filimka Jurassic World: Fallen Kingdom: Action iyo qiiro caadi ahayn ayuu filimkan leeyahay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Qof hilmaami karo ma jiro ruug cadaa Stephan Spielberg markii uu sanadii 1993 aduunyada ku qabsaday filimkii Jurassic Park ee noqday midkii ugu horeeyay $1-bilyan soo xareeyo. Sanadii 2015 ayaa sidoo kale la sameeyay filimka isagaha Bilyan-ka ku biiray Jurassic World haatana 2018 kooxdan waxay la imaadeen mashruucooda sedexaad magaciisana waa Jurassic…

Sheekada filimka Kaala: Haddii aad tahay taageero Superstar Rajini filimkan kama caajisi doontid

Sheekada filimka Kaala: Haddii aad tahay taageero Superstar Rajini filimkan kama caajisi doontid

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Superstar Rajinikanth wuxuu caan ku yahay inuu taageerayaashiisa mada daaliyo markaana wuxuu la yimid Kaala oo ah filim mada daalo dhameestiran leh inkastoo nolosha Gaangester-nimo fariin ahaan ku xoogan tahay filimkan. Jilaayaasha filimkan Rajinikanth, Huma Qureshi, Nana Patekar, Easawari Rao, Anjali Patil, Pankaj Tripathi, Manikandan. Director: PA. Ranjith Qiimeynta Fariinta Filimka Kaala: 3/5…