Home » Archives by category » Sheekada Filimada (Page 5)

Sheekada filimka Jawaan: filim Action la daawan karo leh Sai Dharam Tej bandhig ahaan ka baxsaday

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Jawaan waa filim Telugu oo Action ah kaasi oo tiyaatarada la saaray Jimcadii aan kasoo gudubnay waxaana hogaamiye ka ah Sai Dharam Tej. Jilaayaasha filimkaan: Sai Dharam Tej, Mehrene Kaur Pirzada, Kota Srinivasa Rao, Prasanna Venkatesan, Satyam Rajesh Director: B. S. V. Ravi Waqtiga uu soconaayo: 2-saac iyo 14-daqiiqo Muxuu ku wanaagsan filimka…

Sheekada filimka Oxygen: Gopichand bandhig wacan ayuu la yimid laakiin sheeko kuma dhicin

Sheekada filimka Oxygen: Gopichand bandhig wacan ayuu la yimid laakiin sheeko kuma dhicin

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Gopichand wuu soo laabtay waxaana tiyaatarada loo saaray filimka Oxygen oo ah filim Telugu ah kaasi oo Action iyo fariinta arimaha qoyska ka hadlaayo. Director: Jyothi Krishna Jilaayaasha filimkaan: Gopichand, Raashi Khanna, Anu Emmanuel, Jagapati Babu, Sayaji Shinde, Shaam, Chandra Mohan, Sithara, Abhimanyu Singh, Ashish Vidyarthi, Brahmaji, Vennela Kishore, Thagubothu Ramesh Waqtiga…

Sheekada Filimka Aksar 2: bandhiga jilaayasha ma xumo balse sheeko meesha laguma haayo

Sheekada Filimka Aksar 2: bandhiga jilaayasha ma xumo balse sheeko meesha laguma haayo

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa Jimcadii tiyaatarada la saaray filimka Aksar 2 oo ah qaybtii labaad filimkii Aksar ee sanadii 2006 guusha dhex dhexaadka ahaa gaaray. Jilaayaasha filimkaan: Zareen Khan, Gautam Rode, Lillete Dubey, Abhinav Shukla, S. Sreesanth, Mohit Madaan. Director: Ananth Narayan Mahadevan Muxuu Ku Wanaagsan Aksar 2: Waa filim qayaano iyo jaceyl dareen isku dheehan…

Sheekada Tumhari Sulu: Vidya Balan wey soo laabatay inaba caadi ma ahan bandhigeeda

Sheekada Tumhari Sulu: Vidya Balan wey soo laabatay inaba caadi ma ahan bandhigeeda

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa subaxaan tiyaatarada la saaray filimka Tumhari Sulu oo ay hogaamiye ka yahay Vidya Balan waana filim shactiro, arimaha qoyska iyo mada daalo dhameestiran. Jilaayaasha Vidya Balan, Manav Kaul, Neha Dhupia, Malishka Mendonsa, Vijay Maurya Director: Suresh Triveni Muxuu Ku Wanaagsan: Haweenay da’deeda dhex dhexaad tahay oo waligeed guri joogto ahayd waxay dooneysaa inay…

Sheekada filimka Qarib Qarib Singlle: Irfan Khan markale filim wacan ayuu la yimid

Sheekada filimka Qarib Qarib Singlle: Irfan Khan markale filim wacan ayuu la yimid

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa maanta tiyaatarada la saaray filimka safarka jaceylka ah Qarib Qarib Singlle ee uu Irfan Khan hogaamiye ka yahay kaasi oo marwalbo la imaado fariin dadka raali galiso. Jilaayaasha filimka Qarib Qarib Singlle: Irrfan Khan, Parvathy Director: Tanuja Chandra Muxuu Ku Wanaagsan Yahay Filimka Qarib Qarib Singlle: Irfan Khan safraka nolosha jaceylka xiisaha ay leedahay ayuu…

Sheekada Filimka Ittefaq: Akshaye Khanna oo hareeyay Sidharth Malhotra iyo Sonakshi Sinha

Sheekada Filimka Ittefaq: Akshaye Khanna oo hareeyay Sidharth Malhotra iyo Sonakshi Sinha

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa maanta tiyaatarada la saaray filimka Ittefaq oo sheeko ahaan laga soo min guuriyay filimkii Ittefaq ee sanadii 1969 Superstar Rajesh Khanna sameeyay balse sheekadiisa dib loo casriyeeyay. Hogaaamiyaasha filimkaan: Sidharth Malhotra, Akshaye Khanna, Sonakshi Sinha Director: Abhay Chopra Soo saarayaal: Red Chillies Entertainment iyo Dharma Productions Waqtiga uu soconaayo: 1-saac iyo 40-daqiiqo Muxuu…

Sheekada Filimka Telugu ah Vunnadhi Okate Zindagi: Ram Pothineni wuu ka baxsaday filimkaan

Sheekada Filimka Telugu ah Vunnadhi Okate Zindagi: Ram Pothineni wuu ka baxsaday filimkaan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa maanta tiyaatarada la saaray filimka Telugu ah Vunnadhi Okate Zindagi (VOZ) waxaana hogaamiye ka ah jilaaga hormarka wacan sameenayo Ram Pothineni. Jilaayaasha filimka VOZ: Ram Pothineni, Sree Vishnu, Lavanya Tripathi iyo Anupama Parameswaran Director: Kishore Tirumala Fariinta Filimka VOZ Oo Kooban: Abhi (Ram) iyo Vasu (Sree Vishnu) waa saaxiibo aad isugu dhow tan iyo caruurnimadoodii. Laakiin xiliga…

Sheekada filimka Raja the Great: Ravi Teja doorkiisa camoolenimo wuxuu ku mudan yahay in bilad lagu siiyo

Sheekada filimka Raja the Great: Ravi Teja doorkiisa camoolenimo wuxuu ku mudan yahay in bilad lagu siiyo

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Superstar Ravi Teja wuu soo laabtay waxaana tiyaatarada u saaran filimka la wada amaanay Raja the Great ee uu ku jilaayo door indhoole ama camoole ah waana filim Telugu ah. Jilaayaasha filimkaan: Ravi Teja, Mehreen Pirzada, Vivan Bhatena, Raadhika, Tanikella Bharani iyo Prakash Raj Director: Anil Ravipudi Waqtiga uu soconaayo: 2-saac iyo 29-daqiiqo.…

Sheekada filimka Golmaal Again: Mada daalo kasto oo aad maanka ku heesay kama weyn doontid!

Sheekada filimka Golmaal Again: Mada daalo kasto oo aad maanka ku heesay kama weyn doontid!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Hordhac: Bollywood-ka waxay sameeyeen aflaan badan oo shactiro ah kuwaas oo guuleesteen ama guul dareesteen balse fanka Hindiya uma badno sameynta aflaanta cabsida iyo shactirada isku jiraan (Horror Comedy). Filim shactiro iyo cabsi isku jiro midkiisa ugu caansan uguna weyn waa Bhool Bhulaiyaa (2007) sidoo kalena dhawaanahan Horror Comedy dadka…

Sheekada filimka Mersal: Vijay wuu ku fara yareestay filimkaan aan marnaba laga xiiso dhigeyn

Sheekada filimka Mersal: Vijay wuu ku fara yareestay filimkaan aan marnaba laga xiiso dhigeyn

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Superstar Vijay iyo Director Atlee 2016 waxay la imaadeen filimkii Blockbuster-ka noqday Theri haatana feestada Diwali waxay soo diyaariyeen filimka hadal heyntiisa lala yaaban yahay Mersal. Hadaba labada guusha u saaxiibka ah mucjisadii Theri kadib Mersal ma ku qaban doonaan fanka Tamil Kollywood ayaa ah dooda ugu weyn ee haatan…