Home » Archives by category » Sheekada Filimada (Page 9)

Sheekada filimka The Foreigner: Jackie Chan caadalada uu u baahan maka heli doonaa Pierce Brosnan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka The Foreigner waxaa la isugu keenay labo ruug cadaa oo caalamka magac weyn ku leh Jackie Chan iyo Pierce Brosnan waana mashruuc China iyo Britain isla sameeyeen. Filimka The Foreigner waxaa Director ka ah Martin Campbell kaasi oo horey u sameeyay filimada caanka ah sida (Goldeneye, Casino Royale) waxaana filimkaan lagu saleeyay sheekadiisa…

Sheekada filimka Raju Gari Gadhi 2: Nagarjuna iyo gabadha uu sodag u yahay Samantha maxaa kala qabsaday

Sheekada filimka Raju Gari Gadhi 2: Nagarjuna iyo gabadha uu sodag u yahay Samantha maxaa kala qabsaday

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa jimcadii aan kasoo gudubnay tiyaatarada la saaray filimka Telugu ah Raju Gari Gadhi 2 ee hogaamiye ka yahay Super Star Nagarjuna waana filim sheekadiisa siweyn loo wada amaanay. Raju Gari Gadhi 2 waa qaybta labaad filimka Raju Gari Gadhi kaasi oo sanadii 2015 ganacsi ahan guuleestay sidoo kalena sheekadiisa laga helay.…

Sheekada filimka Chef: Saif filimkiisa ha isku daawanin hadii aad baahan tahay waa filim xiiso leh

Sheekada filimka Chef: Saif filimkiisa ha isku daawanin hadii aad baahan tahay waa filim xiiso leh

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa maanta tiyaatarada loo saaray Saif Ali Khan filimka Chef ee uu hogaamiye ka yahay waana filim sheeko ahaan laga soo min guuriyay filimka Hollywood-ka ah Chef ee sanadii 2014 la daawaday. Horey waxaa loo daawaday filimo fariin cunto karinta lagu dhex lifaaqay kuwaas oo aad u wanaagsan sida SALAAM NAMASTE…

Sheekada filimka Judwaa 2: Mada daalo dhameestiran iyo bandhiga Varun oo heer sare ah u daawo filimkaan

Sheekada filimka Judwaa 2: Mada daalo dhameestiran iyo bandhiga Varun oo heer sare ah u daawo filimkaan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka weyn ee xiisaha badan Judwaa 2 ayaa maanta tiyaatarada la saaray waxaana filimkaan hogaamiye ka ah fariidka Bollywood-ka ee sare u kaca waalida ah sameenayo. Jilaayaasha filimkaan: Varun Dhawan, Jacqueline Fernandez, Taapsee Pannu, Anupam Kher, Vivan Bhatena Director: David Dhawan Waqtiga uu soconaayo: 2-saac iyo 30-daqiiqo Aan isla ogaano filimka Judwaa…

Sheekada filimka Spyder: Xiiso badanaa wada shaqeynta Mahesh Babu iyo Director AR Murugadoss

Sheekada filimka Spyder: Xiiso badanaa wada shaqeynta Mahesh Babu iyo Director AR Murugadoss

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Sypder waa filimka labaad ee ugu weyn sanadkaan Telugu sameeyeen kadib Baahubali 2 dhanka miisaaniyada iyo hadal heynta madaama ay ku midoobeen labada awooda badan Suldaan Mahesh Babu iyo Director AR Murugadoss. Spyder waa filim labo luqadood hal mar lagu sameeyay Telugu iyo Tamil sidoo kalena lacago qaali ah lagu qarash…

Sheekada filimka Hindiya Oscar-ka u doorteen Newton ee Rajkumar Rao hogaamiye ka yahay

Sheekada filimka Hindiya Oscar-ka u doorteen Newton ee Rajkumar Rao hogaamiye ka yahay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Gudiga aflaanta Hindiya ayaa Jimcadii gelinka dambe si rasmi ah ugu dhawaaqeen in filimka Newton uu yahay midka Oscar 2018 Hindiya u matali doono sidoo kalena caalamka kula tartami doono qaybta loo yaqaan Best Foreign Language ama aflaanta afka qalaad lagu daawaday midkiisa ugu wanaagsan. Filimka Newton waxaa laga soo…

Sheekada filimka Haseena Parkar: Shraddha wey dadaashay laakiin filim kuma dhicin!

Sheekada filimka Haseena Parkar: Shraddha wey dadaashay laakiin filim kuma dhicin!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Hordhac: Sheekooyinka laga sameeyo gangestaradii Bombay ka talin jireen 70-maadkii iyo 80-maadkii Bollywood-ka kama daalaan inay sheekooyin ka sameeyaan. Labo todobaad ka hor Arjun Rampal ayaa tiyaatarada loo saaray filimka Daddy oo looga hadlaayay nolosha gangester-kii weynaa Arun Gawli laakiin daawadayaasha masoo dhaweynin. Maantana waxaa masraxa la saaray filimka Haseena Parkar ee…

Sheekada filimka Bhoomi: Sanjay Dutt bandhigiisa wacan u daawo filimkaan sheekadiisa dhex dhexaadka ah

Sheekada filimka Bhoomi: Sanjay Dutt bandhigiisa wacan u daawo filimkaan sheekadiisa dhex dhexaadka ah

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Hordhac: Kadib markii kiiskii kufsiga Nirbhaya uu Hindiya gil gilay sanadii 2012 xili markaas magaalada Delhi gabbar 23-jir arday ah ay gaari bas ku kufsadeen 6-nin! Hindiya oo dhan arimaha kiisaska kufsiga waa lagu baraarugay wax badana waa laga qabtay halka welina kufsiga Hindiya ka dhaco. Bollywood-ka kaalintooda ayay ka…

Sheekada filimka Jai Lava Kusa: inaba caadi ma ahan mada daalo ahaan Jr. NTR filimka uu la yimid

Sheekada filimka Jai Lava Kusa: inaba caadi ma ahan mada daalo ahaan Jr. NTR filimka uu la yimid

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Super Star Jr. NTR filimkiisa Jai Lava Kusa waxaa lagu tilmaami karaa mashruuca labaad ee ugu weyn sanadkaan la imaadaan Tollywood kadib filimka Baahubali 2 waana filim hadal heyntiisa cirka mareyso. Jilaayaasha filimkaan: Jr NTR, Nivedha Thomas, Raashi Khanna, Ronit Roy and Nanditha Raj Director: KS Ravindra (Bobby) Sheekada Filimka Jai Lava…

Filimfire Awards 1954-2017: Sidee Loogu Kala Guuleystay Abaal Marinta Filimka Ugu Wanaaagsan (Best Movie)

Filimfire Awards 1954-2017: Sidee Loogu Kala Guuleystay Abaal Marinta Filimka Ugu Wanaaagsan (Best Movie)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kusoo dhowaada maqaalkeeni taxanaha inoo ahaa oo aan oga hadleenay Shirkada ugu sareysa dalka India taaso bixisa abaal marinada xidigaha noocyadeda kala duwan FilimFire Awards. Taariikh ahaan shirkadan waxay soo bilawatay ama bilawday inee abaal marin xidig siiso sanadkii 1954, ilaa iyo maantadan aye jirtaa oo ay wada bixinta abaal…