Home » Archives by category » Taariikhaha

Taariikh Nololeedka Super Star Mithun Chakraborty Min Bilaaw Ilaa Dhamaad (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Maqaalkan hada ka hor ayaan daabacnay balse maanta waxaan ugu soo celinay in Super Star Mithun Chakraborty ay dhalashadiisa tahay. Super Star Mithun Chakraborty waxa uu dhashay 16 June 1950 haatan waa 68-jir magaciisa rasmiga ah waa Gouranga Chakraborty. Halyeegan wuxuu ku dhashay Kolkota gaar ahaan xaafada Paschimbanga waana reer…

Taariikh Nololeedka Boqorada Kowaad Ee Bollywood-ka Madhuri Dixit Min Bilaaw Ilaa Dhamaad (+Sawiro)

Taariikh Nololeedka Boqorada Kowaad Ee Bollywood-ka Madhuri Dixit Min Bilaaw Ilaa Dhamaad (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Madhuri Dixit waa atirisho ka tirsan Bollywood-ka waxayna dhalatay 15 May sanadii 1967 haatana waa 51-jir sidoo kalena todobaadkan ayay u dabaal dageysaa sanad guuradeeda qaaska u ah. Madhuri Dixit waxay kamid aahayd atirishooyinka Bollywood-ka hogaankau hayeen bartamihii 80-kii, 90-kii iyo bilawgii 2000 si qaas ah 90-kii ayadaa ugu awood…

Taariikhda Xidiga iyo actorka Caanka John cena

Taariikhda Xidiga iyo actorka Caanka John cena

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

John cena waa Xidiga Ugu Caansan Ee Soo Mara Xilliga Wwe Waan ambassador Wwe Xilliga Oo Lagu Suuqgeeyo Taageero Fara Badan Ku Leh Caalamka Isagoo 15 Sano Ku jitay Wwe Oo Hada uu Ka Gaaray Heerka Ugu Sareeyay John Cena iyo bilawgii noloshiisa: John Cena waxa uu dhashay 23 kii…

Taariikh Nololeedka Fariidkaa Bollywood-ka Varun Dhawan Maxaa Ka Taqaan (+Sawiro)

Taariikh Nololeedka Fariidkaa Bollywood-ka Varun Dhawan Maxaa Ka Taqaan (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Varun Dhawan waxuu maanta u dabaal dagayaa sanad guuradiisa 31-aad maadama uu dhashtay maanta oo kale waxanaa idiin kaga heynaa macluumaad ku saabsaan jilaagan. Varun waa fariidka Bollywood-ka sidoo kalena ah saaxiib guusha hooskiisa tahay madaama ilaa haatan filimkiisa ah lagu sheegin darajada (Flop) ama filim guul dareestay wuxuuna haatan…

Taariikh Nololeedka Super Star-ka Door Walbo Sameyn Karo Ajay Devgan Min Bilaaw Ilaa Dhamaad (+Sawiro)

Taariikh Nololeedka Super Star-ka Door Walbo Sameyn Karo Ajay Devgan Min Bilaaw Ilaa Dhamaad (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Vishal Veeru Devgan waa atoore, director iyo qarash gareeye Hindi ah kaasi oo ka tirsan shirkada Bollywood-ka, wuxuu caan ka yahay in loogu yeero Ajay Devgan ama Ajay Devgn asigoo xarafka A magaciisa ka reebay si uu nasiibkiisa u wanaagsanaado. Devgan wuxuu ka mid yahay atoorayaasha ugu caansan Bollywood-ka sidoo…

Taariikh Nololeedka Mega Power Star Ram Charan Teja Oo Dhameestiran (+Sawiro)

Taariikh Nololeedka Mega Power Star Ram Charan Teja Oo Dhameestiran (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Madaama maanta ay tahay dhalashada Mega Power Star Ram Charan Teja waxaan idiin heynaa wax walbo oo aad uga baahan tahay inaad xidigan ka ogaatid. Ram Charan Teja maanta ayuu 33-sano jirsaday waxaana lagu tilmaamaa inuu mustaqbalka noqon doono Super Star-kii ugu saameynta badnaa ee ebid Koonfur Hindiya soo maray…

Taariikh Nololeedka Emran Hashmi Oo Kooban In Badan Wax Ka Baro (+Sawiro)

Taariikh Nololeedka Emran Hashmi Oo Kooban In Badan Wax Ka Baro (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

  Maanta waxaa 39 jir noqday Atooraha lagu magacaabo Emraan Hashmi oo ay soomaalida ku barteen doorka dhunkashada waana atoore door walba sameyn kara waqtigaan la joogo. 24-kii March 1979-kii ayuu Adduunyada ku soo biiray Emraan waxaana uu ku dhashay magaalada Mumbai ee dalka India ayadoo uu maanta u dabaal…

Dhalasho Wacan Mr.Prefectionist Aamir Khan Iyo Taariikh Nololeedkisa Min Bilaaw Ilaa Dhamaad (+Sawiro)

Dhalasho Wacan Mr.Prefectionist Aamir Khan Iyo Taariikh Nololeedkisa Min Bilaaw Ilaa Dhamaad (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Bollywood Mega Star Aamir Khan (Mr. Perfectionist) ayaa maanta u dabaal dagayo sanad guuradiisa 53-aad wuxuuna xidigaan dhashay 14-ka Maarso 1965. Hadaba munaasabada dhalashada Aamir Khan awgeed waxaan Update ku sameenay taariikh nololeedkiisa maqaal ka hadlaayo oo aan hada ka hor soo daabacnay. Fadlan hoos kaga bogo macluumaad walbo oo…

Taariikh Nololeedka Jilaaga Soo Jiishada Badan Fardeen Khan Min Bilaaw Ilaa Dhamaad

Taariikh Nololeedka Jilaaga Soo Jiishada Badan Fardeen Khan Min Bilaaw Ilaa Dhamaad

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Dhalasho Wacan Fardeen Khan atoore soo jiidasho leh, waxuuna u dabaal dagaya atoorahan sanad guuradiisa 44-aad. Fardeen Khan waa atoore Hindi ah kana tirsan Bollywood-ka wuxuuna dhashay 8 Maarso sanadii 1974 wuxuuna ku dhashay magaalada Mumbia. Xidigan ayaa Bollywood-ka kusoo biiray sanadii 1998 inkastoo uu filimo wacan sameeyay sheeko ahaan…

Taariikh Nololeedka Power Star Sridevi Min Bilaaw Ilaa Dhamaad (+Sawiro)

Taariikh Nololeedka Power Star Sridevi Min Bilaaw Ilaa Dhamaad (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Hordhac: Sridevi waxay ahed atirisho, Film maalgaliso ayadoo kasoo shaqeysay guud ahaan shirkada kala duwan India aflaamta sameyaan sida Tamil, Telugu. Hindi, Kannada iyo Malayalam, waxayna hanatay inee gaarto darada atirishadii ugu horeysay ee magac “Super Star” loogu yeero. Waxay ku guulesatay abaal marinta Filmfare Awards tiro 5 jeer ah…

Page 1 of 7123Next ›Last »